Get paid to use instagram

how to start getting paid from instagram
Hadii aad ka mid tahay bulsha isticmaasha barta isntagramka waxad haysta fursad aad lacag kaga samayn karto, halkan waxan idinkula wadaagi doona sidii aad lacag uga samayn lahayd instagramka Get paid to use instagram

1. IIbinta dharka

Qaabkani wuu ka duwan yay sidii hore dharka loo iibin jiray, waxan kula wadaagi sidii aad instgramka ugu iibin lahayd dharka ( Get paid to use instagram ).
kabaha, alaabta guryaha, adigo oo aan lahayn wax meherada, ama lagag baahnayn inaad haysto alaabti aad iibin lahayd, Waxa kale oo aad laabta ka iibin karta qof wlba oo joogo dunida. 
Hadaba side ku iibin karaa halkeena ka heli karaa alaabtan iibinyo, Waxa jira shirkado waaweyn oo ku yaala dalalka dibadiisa sida amazon, teespring, teechip, printful, prinntfy, redbuble).
template, layout, website-1599667.jpg

Side ayay u shaqeeyaan

Dhamaan shirkadahani waa kuwo online ku shaqeeye kuwaaso ku sahlaya inaad alaabtood aad sii iibiso adigoo oo aan wax lacag bixinay ( Get paid to use instagram)
Kadibna marka alaabti aad ku iibiso instgramkaagi ee lasoo dalbado, waxa alaabti qofki macmiilka aha u gaynysaa shirkadi oo meel walba oo uu joogo ugu weynysaa.
kadibna adiga halkaas ayaa lacagtii ku saarneed aad ku helyso, adigoo wax alaab hayn ama wax alaab ah delivery lagag baahnayn.
Waa laga yaaba inaad is waydiiso ama ilaa hada la yaaban tahay sidee shirkad ku taala dalka dibadiisa anigoo jooga dhulku hooyo aan alaabteed lacag uga samayn karaa? 
Jawaabtu way fuduudahay, waxaynu joogna caalam wax walba online ahaan lagu iibsado, taasna fududaysy in adigoo gurigaaga jooga aad la shaqaysto shirkada ku yaala dalka dibadiisa.
sell digital downloads on my website

2. Sell digital downloads

Habka labaad ee aad instagramka lacag uga samayn karto ayaa ah in aad ku dhex iibiso alaabta digitalka ha sida buugagta, softwareda, alaabta digitalka ah.
Waxay ay sanadii ugu dambeysa ahayd kuwa loogu iibsi badan yaya taaso lacag badan aad ka samyn karto hadii aad bilowdo ganacsigan adigoo isticmaala your social media like instagram oo kale.

3. Dadka kale u samee shout instgram

Habka sadeexad ee aad lacag uga samayn karto instagramka ayaa ah inaad dadka, ganacstada aad u u samyso waxa loo yaqaano shoutout, 
Waxa jiraa dad badan oo ku shaqayta arinkan wali gaar ahaan dadka aan somalida ahayn.
dadka ku shaqaysta arintani waxa ay ka faaiidan lacag badan tusaale ahaan, Halki post ee ay soo dhawaan instagrmkoodu mudo 24 saacadood ah waxan ka ay ka qaadan qofka loo xayaysiinyo ugu yaraan 20$,
Halkii story ah ee ay soo dhigaan waxay ka qaadan 10$ Hadaba maxad sugi hadii aad leedahay instagram account ka.

Halke ka hela dad aan u shaqeeyo

man, smartphone, mobile-1718099.jpg
Waxa jiraa meelo badan oo aad ka heli karto dad rabaa in loo xayaysiiyo meheradooda, waxana ka mid fIVVER.COM, SKILLSHARE
Hadaba labadan website ee xage sare waxaad ka heli karta dad aad wax u xayaysiiso kuwaaso aad hadhow dhaqaale fiiican ka samyn karto “Get paid to use instagram”.

Fiver waa maxay

Waxa lagayaba inaad marar badan maqashay ama aad aragty dad lacag kasamynya ama dad ka sheekayna sida lacag looga samyeeyo aalada website fiver, 
Hadaba muxu yahay website fiver iyo website kale side upwork people per hour freelancer iyo qaar kale badan?
 sideede lacag looga samyeeyo? Fiver waa online website kaaso kamid ah boqolalka website ee ku jira interka kuwaaso website walba wax gaar qabto qaar dad gaara iska leh oo alaabtooda kusoo gudbiya.
Qaar dadkaga leh oo qoraalo iyo warbxino fiican kusoo gudbiya sidan kan aad hada ku jirto kale. 
Hadaba sida si lamida fiver waa online website kaaso dadka samayeey ay ugu talageen in ay dhaqaale kasameeyan dadka kalana dhaqaale ka sameeyan iyo in dadka gancsiga leh sida shirkadaha website, dowldaha cid walba oo rabto in wax loo qabto ay ka heli karaan.
sell digital downloads on my website

Sidee u shaqeeya fiver iyo kuwa kaleba ?

Hadii aynu u nimaado qaabka u u shaqeeyo fiver iyo kuwa kale sida people per hour, freelancer iyo qaar kale badan, Waxa ay u shaqeeyan marka hore dad ay sameeyay. 
Fiver kuwaaso ugu talagaly in dhaqaale ka sameeyaniyo in dadka skills leh ay u noqoto meel ay kusoo gubiyaan xirfadooda kadibna ay uga shaqeeyan qof u baahan xirfadaas, caalamka meel walba oo ku joogaan.
Tusaale ahaan adiga kasoo qaad waxad taqaana habka muuqal loo editing gareeyo, waxaad samaynsa waxaad soo galaysa fiver waxaanad kaa samaysanaysa saller account, markad samysto waxa jira page loogu tala galay inaad ku qorto ama kuso bandhigto xirfaddad taqano,  
Kadibna waxaad raacinysa qiimaha aad ugu shaqaynysa xirfadahaas tusaale ahaa, halkii muuqalo waxad ku samynysa $15.
sell digital downloads on my website

Sidee macmiil uga helaya fiver?

Tusaale musatfe waa youtuber lkn aqoon ama waqti uma hayo uu ku samyeeyo muuqalo wuxu samyna wuxu soo galaya fiver kadibna qaybta search wuxu ku qoraya video editing, 
Waxa uso baaxaya adiga shaqadii aad qabanysa kadibna wuu kala soo xidhadhay  wuxu qaybta chat kugu soo gudbinya muuqalka u baahany iyo noocu yay, 
Kadibna adna halkas ayad muuqalki ugu diyaarnysa lacagtii uu kugu siinaya $15.

Sidee lacagta ugula baxaa?

Lacagtu waxay kusoo dhacaysa account qolada website iska leh hadhow marka lacagtu ku gaadho xadigi lagala baxin laha waxad kula soo wareegaysa accountga, waxa jira account ama website.
kuwaaso ku sahlaya in aad lacagtaa kala baxdo marka aad ka shqaysto fiver ama freelancer ama people per hour, hadaba website waxa ka mida oo aad lacagta kala bixi karta waa kuwan hoose

Fiver muxu ka faaiidaya?

sell digital downloads on my website
Waa suaal fiican laakiin  waay fududahay, qolada website iska leh waxay lacag ahan ku helayaan, marka macmiilka alaab ka dalbayo tusaale ahaan $15 qiimaheedu yay waxay u raacinaaya $3 oo service ah, sida ayuu macmiilka wuxu ku bixinaya $18.
Habka labad ay lacag ku helayan qolada website waxa weeye qofka shaqada iibinya adiga tusaale ahan marki macmiilku ku siisay $15 waxaad khidmad ahaan $1-2$ ka goosanaya qoalda websiteka iska leh, sidaasayna lacag ku samynyaa.

Dhamaad

Halka waxaanu kusoo koobnay qaabki aad lacag uga samayn lahayd onlineka  gaar ahaan website fiver iyo kuwa kale la midka ah, hadaba ahdaad tahay qof leh skills ama xirfado sida website developer, logo maker, video editing, iyo dhamaan noocyada mihnada.
waxaad aad jaanis fiican u haysta in aad ka shaqaysto website aanu xaga sarre kugu soo xusnay kuwaaso aad dhaqaale fiican ka heli karto hadii aad dadaasho oo waqti iyo time aad galiso.
Fadlan hadaad nagu cusubtay oo aad rabto inad barato qababka lacag looga sameeyo online nagusoo biir, qormadana la wada asxbta kuna sii share garee asxaabtada 

1 thought on “Get paid to use instagram”

  1. Pingback: hababkan Instagram ku Horumari - Lacagsame

Leave a Comment

Your email address will not be published.