Youtube channel guide Earn More

working money channel youtube
Sida waynu wada ognahay youtubeku ( youtube channel guide ) wuxu uu ka mid yay qaababka fudud ee lacag looga smeeyo internetka. 
Adigoo muuqalo soo galinaya youtubeka kuwaaso lacag ku samaynya marka aad gaadho,  Ama aad kasoo gudubto sharciga youtubke, Hadaba si aad youtubekaga u horu mariso, ama dad badan kugu xidhnaad waxad u baahantay, dhowr qodob inaad maankaga ku hayso.

1. Mowduuc gaar ka hadal

Si aad dadku kugu xidhnaad waxa muhiin ah inaad hal mowduuc ka hadasho tusaale ahaan oo kale( reactions, prank, vlog, cooking, dalxiis, iyo qaar kale badan).
hadaba inaad hal mowduuc ku koobnaato waxay ka caawinaysa in ay dadka kugu xidhani ay meel kugu soo hagaagan, halki aad malinba mowduuc gaar ka hadli lahayd, oo dadka kugu xidhani kugu dawikhi lahaayeen.

2. Tayada muuqaalka

Marka youtubka ( youtube channel guide ) laga hadlaaayo, waxa laga hadlayaa waa muuqo aad soo galiyaan dadka youtubeka wax kusoo gudbiya Hadaba si dadka ay muuqalada waqti badan u daawadaan, 
Waa inaad ku dadaasha sidii aad tayada (quality) muuqalda iyo codka aad soo gudbinysaa ay u noqon lahaayeen kuwo tayo fiican leh oo dadku daawan karan mudo dheere. Halkan kala soco habab kale oo badan 

3. La wadaag social media

youtube shorts length
Sida aynu wada ognahay waqti xaadirkan aynu joogno dadka  badankoodu waxay isticmaalan baraha bulshada, sida facebook, tiktok, instagram, hadaba si aad youtube channelka cusub dad badan u gaadhi laha waa inaad ku faafisa baraha bulshada.

4. Isticmaal thumnail fiican

Meesha ugu horaysee ee qofka soo gala youtubeka marka uu muuqalo baadho arkayaa waa THUMBNAILKA muuqalka kaaso sabab u noqon kara inuu daawo muuqalakaga, waa hadii aad isticmaasho thumbnail qurux badan oo soo jiidahso leh.

5. Isticmaal tags fiican

Marka qof u baahdo inuu wax youtubeka ka baadho waxa uu adeegsada ereyo(tags) kuwaso oo ku qoro qaybta sare ee youtubeka, si uu u helo  muuqalku uu raadinayo, 
Hadab waxa muhiin ah inaad isticmaasho tags kuwaaso ku hadlaya ama ku saabsan muuqalkaaga aad soo galinyso youtubeka.

6. Isticmaal keywords

analyses, research, study-6898420.jpg
Waa maxay keywords? tusaale marka aad soo gasho youtube ama googlaha ee aad rabto inaad wax raadiso ama muuqal badho waxa aad isticmaasho kalmado ama 
waxad youtube, google qaybta search aad ku qorat kalmado la xidhiidha waxa aad rabto inaad hesho tusale sida lacag loo sameeyo, hees shidan, riwaayad, somali prank, filin hindi ah afsomali, iyo qaar kale badan, 
Hadaba kalmadaha xaga sare kusoo xusnay waxa weeye la dhaaha keywords intaas xaga sare tusaale ahan ayaan u soo qaadanay
Laakiin  wax walba oo aad ku qorta qaybta search ee youtube ama google facebook si aad u hesho waxad rabto inaad hesho aya la dhaha keywords.
Hadaba dhamaan social media waxay ku shaqeeyan waa keywrods kuwaaso dadku ay ka dhex raadinayan, 
Hadaba si muuqalka dad badan u arkan waxa muhiin ah inaad isticmaasho keywords ay dadku raadinyan si marka ay ugu qoraan youtube ay ugu soo baxdo ama markiiba u helaan muuqalka, si aad views fiican u hesho,  
Kaaso waliba ka caawinaya in SEO (search engine optimization, youtube channelkagu noqdo mid fiican oo aalda youtube ku dhex faafa dad badana gaadha.
youtube video search engine

7. Youtube title ranker

Meesha ugu horaysee ee qofka uu arkayo ama akhrinayo waa title ama ciwanka muuqalkaaga kaaso goaaminay inuu qofku dawo muuqalkaaga ama uu iska daayo.
Hadaba si aad u hesho views badan waxaad u baahantay in title ama ciwaanka muuqalkaagu noqdo mid soo jidasho leh. 
Kaaso ku khasbaya dadka youtube wax ka raadinaya in ay muuqakga click siiyan si ay u daawadaan. 
Sido waxa waxa muhiin ah inaad isticmaasho title uu ku jiro ama ah keywrods  tayo leh kaaso isna ka cawina SEO in ay noqoto mid rank ama meel fiican gaadhaa.

8. Add keywords in the description

semrush youtube keywords
Sidan arkay soomlida youtuberda  badankoodu ma isticmaalan wax la dhaho description, ama waxay dhigaan link kaliya , 
Taaso oo jaamis fiican ka luminysa, hadaba sidee video description kun caawinaya inaad hesho views badan? 
Sidan kor kugu soo xusay alaadaha youtube waxa ugu muhiinsan waa keywords kuwaaso ay dadku ku qoraan qaybta search si ay u helaanmuuqalka ay raadinaya, 
Hadaba youtube ( youtube channel guide ) waa search engine taaso macnahedu yay wixi ku jira ama keywords aad ku isticmaasho muuqalka aya goaaminya views aad helayso.
Hadaba qabta descriptionka waxad ku darta faalo yar oo ad kaga hadlaya muuqalka adigoo istcimaalaya keywords muuqalka ku saabsan.
Sido waxa waxaad isticmaasha hashtags ay la socdaan keywords muuqalkaga tusaale ahaan example (#somali videos).

9. Length of short video on youtube

semrush youtube keywords
Qodoabkan wxaynu ku eegi doona sida ay inoo caawin karto dhererka muuqalka intu soconaya.
Sida caadiga ah markad rabt inaad lacag siifacan ka samyso youtube ama muqaalka waxa haboon ama fiican in muuqaalka ka badnado 8 minutes, si aad xayaysiin fiican ugu xidhato ama dhowr xayssiin ugu xidhato. 
Hadab markasto aad muqaalka  duration kisu badnato waa amrkasto aad xayaysiin badan ku xidhan karto taaso ku keeni karta inaad hakl muuqal lacag fiican ka samyso.
Hadaba waxa muhiin ah in muuqalka aanu noqon mid gaaban iyo mid aad u dheer, waxa ugu haboob ani talo ahaan 8minute ila 15minutes. 
Waayo hadii aad muuqal maad u dheer soo galiso waxa laga yaaba in daku ka caajisaan daawashadiisa halka aad ku waydo xaysiint xaga dambe ku xidhnayd.
semrush youtube keywords

10. Muqaalo badan so galli

Qodabkan isna waxay ku eegi doona sida aynu muuqalda ugu soo galin lahayn iyo xiligi aynu soo galin karto.
Marka aad tahay qof ku cusub ama channelkagu ( youtube channel guide ) cusub yay waxa muhiin ah inaad muuqalo badan soo galiso waa laga yaaba inanad helin views badan.
Laakiin muhimadeena waxay tahay in ay dadka inagu soo i xidhmaan oo ay ogaadeen in ay leenahay youtube channel.
Kuwaaso hadhow dib inoogu soo noqon doona, Marka aad hesho dad badna oo kugu xidhan waxa kale oo muhiin ah in waqti u samyso.
Tusaale ahaan asbuuci 4 jeer iyo time u gaar ah si dadka kugun xidhan aanu wqtiga ugu xisaabtaman.  
Sido kale waxa ad samayso marka ad gasho qaybta youtube studio waxad aad eegta dadka ,uuqalda ay jecel yihiin inta abdan iyo waqtiga ay daawdan ama ay soo galaan si hadhow aad jadwalkaga ugu darsatid.
youtube shorts content

10. Add screen cards

Qabtani waxa weeye end screen waa marka uu muuqalku dhamado muuqalada kale ee kasoo muuqado inta uunsan wada dhaman muuqalkaa amrkaaad daawanayso, 
Hadaba habkani wuxu ka cawinaya marka mid ka mid ah muuqalda la daawanayo. In qofka daawaanaya uu isla markiiba muuqalka xiga ku dhufta si uu daawado.
Taaso keenayso in qofku waqti badan ku dhexqaato muuqalda adna ad views badan ka hesho, Youtube cards- kana waxa weeye waa muuqalka kasoo muuqnaya xaga sare ee videos dhexdeesa arka aad daawanayso.
Kaaso ku sahalaya ina sidi kii hore oo kale in dadka ay ku dhuftaan ama daawadaan amrkay muuqalka hore dhamaystaan taasina sabab u noqon karta inad hesho views badan.

Dhamaad

youtube google ads
Si aad youtube  youtube channel guide heer uga gaadho fadlan waa muhiin ah inad ogaato in wax walba ay leeyihin dhibaato tusaale ahaan in hore u heli waydo dad kugu xidhan ama ad hore uga samyn waydo dhaqaale fiican taaso laga yaabo inaad niyad jab ka qaado.
Laakiin waxan kugula talin laha waa inaad u samirta oo aad u dulqaadatao oo ad waqti fiicana galisa kolba facebook iyo tiktok ayad iska dhex jirtaa oo waqtigaga ku lumisa, waqtigana ka faaiidayso dhaqaale fiican ka sameeyo online sida youtube oo kale.

1 thought on “Youtube channel guide Earn More”

  1. Pingback: QODOBADAN SAMEE SI SANADKAN 2022 - Lacagsame

Leave a Comment

Your email address will not be published.