Get money today-sites like invideo

get money today-sites like invideo
Matahay qof  rabba inu dhaqaale ka sameeyo internetka isago jooga dalkaasi, gurigiisa ama xafiiskisaba get money today-sites like invideo.
Haday jawaabtadu tahay haa, halkan waxan kugula wadaagi doona Apps ama software kuwaaso ku sahlaya inaad dhaqaale ka samyso habka onlineka.

Maxa lagaga baahan yay

Si aad onlineka uga shaqaysato gaar ahaan website sida ( Get money today-sites like invideo) waxa aad u baahn tay qodobadan soo socda in aad haysto djhamantood.  
1- Internet 2- waqti ( 2-3 saacadood malintii) 3-  computer ama lapton 4- Paypal account ( personal account, Payoneer).
Afarta  qodob hadii aad haysato waxaad ogaata in aad manta laga bilaabo aad dhaqaale ka samyn karto online aahan adigoo jooga gurigaga oo aan meelna uga bixin.
google advertising program

Sidee ku samayn san karaa

Halkan waxan kugula wadaagi doona hal software kaaso ku saamaxaya inaad dhaqaale ka samyso, sidii aad u isticmaali lahayd ( how to use this software ).
Meehsa aad maqcmiil ama dhaqale ka heli lahayd, sidii aad lacagta ula bixi lahayd markaad ka shaqaysato website-yadan soo socdaa.
Barnaamijka aynu maanta isticmaalyno ee dhaqaale aynu ka samyno waxa dhaha INVIDEO Waa software manta inoo saamaxaya sidi aynu ku samyn lahayd dhaqaale.

1. Invideo-What is invideo

Haddi aad tahay aqoon u leh dhanka muuqal samaynta ama design garaynta softwarekan waxa uu ka caawin doona inaad samayso noocyada kala duwaran ee muuqalkada. 
Invideo waa barnaamij(online  software ) ah kaaso ku fududaynaya inaad samayso noocyada kala duwan ee videoyaga ah.
Sida Intro/outro Brand promo long-form ads branding template offer & coupen video presentation text to speech turn text into video slideshows webinar promo quote videos products video ads.
google advertising program

Brand explainer video

  • Habkan waxaad awood u yeeelan doonta inaad sameeeyso dhamaan noocyada xayaysiinta ah ee la xidhiidha brand kuwaaso oo aad u samyn doonto dhamaan qof walba oo leh ganaci rabba in loo xayaysiiyo, meesha aad ka heli lahayd customer ama macmiil aad u samynso xaysiin qabta dambe ayan kugu sheegi doona .

Business plan video presentation

  • qodobkan afaarad waxa aad ku ogaan karto ama ku samyn karto qaabka loo sameeyo business presentation kaaso aad ka iibin karto ama ka gadi karto haday noqoto dadka rabba in loo sameeyo business presentation, kuwaaso u baahan in ay ganacsigooda kusii horimariyaan.

Highlights promo code

  • Si la mida hababki hore oo kale invideo wuxu ku sahlaya inaad samynso muuqalo qiimo dhimis ah kuwaaso aad ganacsaha aad u smaynso marku uu rabbo inu qiimi dhimis sameeyo. tusaale ahaan haduu rabbo in uu sameeyo qiimo dhimis 25% ah ama 50% ah, wxad u sumaynta karto muuqalo u gaara qiimi dhimista iyo alaabta loo sameeyayqiimo dhimista
google advertising program

Logo And Intro.

  • Invideo waxad ku samayn karta noocyada kala duwan ee logoda ah kuwaaso aad ugu shaqayn karto ama aad dhaqaale ka samyn karto ganacsataha u baahan kuwaaso aad intaad ku samynso invideo adigo oo xata lagaga baahnyn wax skills dhanka samynta logada ah.

Proudcts ads/ xayaysiin alaabta.

  • Invideo  sido kale waxa uu ka caawinaya inaad ku samayso muuqalo dhaadher ama muuqaalo kooban kuwaaso aad xayaysiin ahaan ugu samynnyso ganacsta isticmaasha baraha bulshada tusaale ahaan facebooka, tiktokda, iyo baraha bulshade kale.
  • Hadaba sida aynu ognahay waqti xaadirkan somali badan ayaa kuso badanaya dhanka smaynta ganacsiyo u gaara, kuwaaso kusoo gudbinaya dhanka social media,.
  • Hadaba waxad samayn karta oo aad dhaqaale ahaana uga faaiidi karto inaad muuqalo kooban aad aad kaga hadlayso alaabta qofkaasi hayo ugu samayn karta dhanka social media adigo adeegsanya invideo.
google shopping ads shopify

Create youtube videos

  • Sido kale invideo waxad ku samyn karta muuqalda dhanka youtube laguso gudbiyo, tusaale ahan hadii qof u baahdo in loo samyeeyo muuqalo tayo fiican leh oo ku saabsan tusaale ahaan dhanka cuntada, safarka, cafimaadka, 
  • Intaasba waxaad ku samyn karta invideo adigo adeegsanaya muuqalo ay diyaariyeen dad aqoon dheerada u leh dhanka edtingka.
  • Ka dibna adigu waxa kaliye aad samynsa ah inaad ku buuxbuuxsio qoraalkad rabta ama magaca qofka aad ka iibinyso/gadayso.

Aricle to Video

  • Waxa Jira dad abdan oo sida anago kale ah dadka wax kusoo gudbiya dhanka qoraalka, hadaba kawaran hadii aan manta u baahdo in qoraalkayn aad igu badasho muuqal ahaan? 
  • Waa simple ama way fududahay Invideo waxa uu leeyay qayb u qaabilsan dhanka bedelida qoraalk to muqaal, adigo kaliya soo  copy gareenya linka postiga qofku kusoo diray kadibna aad ku past garaynyso invideo. 
  • Kadib invideo wuxu uu qoraalki ama postigii kugu badalaya muuqal ahaan adigo waliba hadii aad rabta inad wax ku darto waxna ka reebta aad awoodayso. 
  • Taasina waa fursad wacan oo aad dadka wax qora ama qoraalka wax kusoo gudbiya aad muuqal ahan ugu badali karto qoraalado taaso adna aad dhaqaale ka samyn karto xirfad cusub ku noqon karta.
animated brand videos

2.RENDERFOREST.

Renderforest isna waa online software kaaso waxyaabo badan ku qaban kara haday noqoto tusaale ahaan.

Animation Maker

  • Renderforest waxa uu ka caawin kara samaynta animation video kuwaaso haday noqdaan kuwa lagu sharxayo cashar, kuwo alaab lagu xayaysiinay, amase wax kale loo isticmaali karo.
  • Hadaba renderforest qaybta u qaabilsan samaynta animationka waxay ka caawinaya in aad si fudud aad ku samyso muuqalo animation aha kuwaaso tayo fiican leh, oo aad sii iibin karto adigo si free ah ku samaynaya.
animated brand videos

Whiteboard Animation

  • Renderforest waxa kale oo aad ku samyn karta waxa loo yaqaano whiteboard animation oo ah muuqalo ay robot ahan loo sharxaya kuwaaso dad badan istcimaalan in ay gancsigood kuso gudbiyaan ama muuqalo kuso gudbiyaan.
  • Hadaba si lamida sidi kii hore oo kale waxad samayn karta muuqalotayo leh oo whiteboard animation ah kuwaaso ah waliba kuwa hada aadka loo jecelyay dad badani u isticmaalan.

Music Visualization

  • Samaynta music visualization waa qayb kale iyaduna muhiin u ah ama ka tirsan waxyabaha uu ka cawin karo softwarekan renderforest, waxad ku samyn karto music visualization kaaso aad music aahn ugu samyn karto.

3. Tubebuddy Software.

website optimization company
Tubebuddy waa online software kaaso qaabilsan ama badanka loo adeegsado dhanka youtube, Hadaba tubebudyy waxa uu u shaqaeeye waa online tools kaaso kusoo sheegaya keywords ugu fiican ee aad muuqalka u adeegsan lahayd.
Keywords– waa kalmadaha marka aad muuqal ama post ama article aad ka raadinyso aad ku qorta dhanka social media ama youtube amase googlahaba.
Tusaale ahaan hadii aan hada raadinaya muuqal ku saabsan dhanka cafimaadka.waxa qasab ah in aan ku qora qeybta search kalmado ama words la xidhiidh cafimaadka.
Sido kale hadii aan raadinya muuqal ama post ku sabsan dhanka filimada waa in aan magaca ama kalmada la xidhiidha filimkan rabbo waa in aan ku qora qaybta wax laga baadho.
youtube ads business

Sidee lacag uga samayn karta Tubebuddy?

Tubeduddy horta waa software kaaso lacag lagu isticmaalo lkn nasiib wanaaag wuxu leeyay qayb free ah taaso ku sahlaysa in aad  ku istcimaasho free aah.
Hadaba waxad samayn doonta inta aad soo gasho oo aad ka baadho kalamdaha ama keywords ugu muhiin kuwaaso ku sahlaya inaad views badan hesho.
Markaad waxa haboon inaad  dhamaan meel ku save garayso dhaman kalmadi aad baadhay tusaale ahan inaad pdf ahaan ku samaysato hadhowna aad markad tusaale 500 oo keywords ah aad diyaarsato aad kusii iibiso online ahaan digital ahan taaso waliba kusii fiican digital ahaan mar walba waad ii siibin karta maaha wax dhamanaya.
adwords search volume

4. Software Rytr

Rytr waa online tools kaaso waxyaabo badan aad ku samyn karto hadayn noqoto, blog idea, blog post, copywriting, email, google ads search, job description, products Description, land-page, SEO meta, SEO Description, and much more.
Dhaman qaybha xaga sare kuso xusnay waxaad ku samyn kartaa ama ka caawinaya rytr kaaso ku sahalaya inaad qaab free ah aad ku samyso dhaman qodobada xaga sare kuso qornay adigo kaliya galinaya magaca ama title waxad aad rabto inaad qorto tusaale ahaan, 
Hadii aad rabto inaad qorta post ku saabsan cafimaadka waxad ku qoraysa tusaale ahaan 5 cunto aad laga hela vitamin,  
Inta markaad qorata ee aad click dhahdo isaga ayaa kusoo qoraya qoraalkiI oo dhamaystiran kaaso aad adigi hadhow intaad hubiso aad istcmaali karto, adigo u isticmaali kara haday noqoto website ama youtubekaga amase aad sii iibin karto.
semrush headquarters

How to get customer leads

Hadaba mar hadii aad muuqalkii ogaato qaabka lagu sameeyo, kadibna aad soo samayso, hada waxa dhiman meeshi aad ka heli lahayd macmiil aad service ka iibiso, halkan waxan kugula wadagi doona dhowr meeload aad ak heli karto macmiil aad u shaqayso.

Fiver

Waa website ay ka shaqayntaan freelancerdu kaaso ay soo booqdan malayiin dad ah kuwaaso rabbo in wax loo qabto shaqooyin kale duwan.

Upwork

Isna waa sida fiver oo kale waxa soo shaqo kasooraadiya dadyow badan kuwaaso kale joogo dunida dacaladeeda.

People per hour

People per hour isna waa uu la shaqo yay labada sarre ee fiver iyo upwork sida si lamidana waxad ka helaysa macaamiil badan kuwaaso aad ka gadi karto wixi skills ah eeaad leedahay.

finally-Dhamaad.

time, currency, time is money-2837164.jpg
Halka waxaan kusoo koobnay qormadi aan kaga hadlayn dhowr software kuwaaso ka caawinaya sidii aad u samyn lahayd dhaqaale adigoo adeegsanaya software ku sahlaya inaad isticmaasho xata adigoon u baahnayn wax skills ah dhanka samynta muuqalda amase website. 
Hadaba hadii aad tahay qof raba inuu ka salgaadho amase dhaqaale fiican ka samyso waxan kugula talin laha in aad istcmaasho software kuwaaso oo aan kaga baahnay wax dhaqaale ah kaliya waxad u baahantay ay tahay internet iyo lopton si aaad u isictamasho.
Hadaba marka aad bilowday waxa laga yaaba in aad hore uga smyn waydo dhaqaale fiican lkn wax walba waxay u baahan yihiin waa samir iyo ku celcin marna ha is dhiibin waxa laga yaaba iyado guushu kuso dhowdahay inaad is dhibbto.
Aad bad u mahadsantihiin si aad nola sacota nagusoo biir dhanka INSTAGRAMKA halkan.

Leave a Comment

Your email address will not be published.