Saas sales Affiliate commission-

clickfunnels affiliate bootcamp summit 50 1K
Waa maxay affiale marketing, sidee ayuu u shaqeeya, lacag fiican ma ka samyn karaa, dhamaaan suaalahan waxanu ku eegi doona qormadan aynu kaga hadlayna affialte marketing iyo tallo tusaalooyin aad ku horumarin karto oo aad lacag uga samayn karto affiale marketing.

Waa maxay affilate marketing?

Affilate marketing ( saas sales commission ) waa nooc ka mida hababka online dhaqaale looga sameeya taaso ah in aad xayaysiin ama marketing aad u samayso shirkada kuwaaso aad alaabtooda kusoo bandhigayso social media.
Gaar like facebook, Youtube, your site, adiga oo warbixin kooban ka bixinaya alaabta nooca ay u shaqaso iyo faaiida ay u leedahay macmiilka marku uu iibsado alaabta.

What exactly is the process of affiliate marketing?

Affilate marketing sidan kor kusoo xusay waa hab aad ku xayaysiinyso ama aad marketing ugu samaynaso alaab qof kale leeyaya taaso oo uu ki siinao link adiga ku gaar ah.
Kaaso qof walba oo link adiga ku gaarka ah kasoo dalbadan ama kasii iibsada alaabta shirkada aad khidmad ku helayso like %10 – %50. ( saas sales commission )
Hadaba waxa jira boqolal shirkado kuwaaso sameeya affilate marketing oo qofki rabba intuu iska diwan galiyo, kadibna uu laabta shirkada ku sameeyo marketing isago isticmaalya social media kuwaaso oo ku gaadhsiinayo dad badan.

How to become an affiliate marketer.

clickfunnels affiliate bootcamp summit
Marka laga hadlaayo ganacsigan online ah ee loo yaqaano affialte marketing maha wax adag ama aanad bilaabi karin laakiin waxa jira oo muhiin ah intaadan bilaabin ganacsigan ( saas sales commission ).
Inaad ogaato qodobo muhiin u ah affilate marketing kuwaaso ka caawinaya inaad meel fiican ka gaadho dhaqaale fiicana aad ka hesho affilate marketing.

1.Diyaar ma u tahay affilate marketing?

Afiilate marketing waxa uu ka rabba oo uguna muhiinsan waa in aad leedahay meel aad ku xayaysiin karto marka aad hesho affilate offer, hadaba meelaha ama platforms waxa ugu caan san dhanka social media, 
Inta aanad bilaabin affilate marketing waxaa  muhiin ah inaad haysto platforms aad hadhow ku xayaysiin karto, tusaale ahaan email marketing, youtube channel, Tiktok account ( saas sales commission ).

2. Choose Your niche-target niche

Talaabada xigta ee aad u baahantay in aad diyaariso waa doorshada nooca niche ah ee aad rabto inaad marketing ku samayso, Waxa jira dnoocyo kale duwan oo niche ah kuwaaso qofba ku rabbo uu qaato.
Tusaale ahaan, sport, fitnes, software, tech niches home design niches, money niches, iyo qaar kale oo badan ( saas sales commission ).
Hadaba waxa muhiin ah inaad dooro nooc gaara oo topic ama niche ah kaaso aad hadhow la wadagi dooto dadka kugu xidhan dhanka social media.
Taasi waxay ka caawinaysa inaad hal mowduuc aad ka hadasho taaso keeni nkarta in aad meel fiican ka gaadho affialte marketing.

3. Baadhis samee dhanka online

clickfunnels affiliate bootcamp summit
Markaad soo diaarsato nooc niche ah ee aad soo gudbin doono waxa muhiin ah in aad samayso marketing research adigoo is waydiinaya alaabta aad xayaysiin doono suuqa sida ay ku tahay.
Tusaale ahaan, ma tahay alaab dadku rabaan ma tahay alaab meel walba laga heli karo, yaa kale ee niche aad dooratay kula doortay oo iyaganuna ka hadlaya ( Competition) marka walba hubi dhanka tartanka ee aad kala kulmi karto dhanka suuqa.

4. Samayso website-free website and domain

Hadaba markaad affilate marketing bilowdo waxa muhiin ah in aad leedahay website kaaso aad kusoo bandhigi karto affialte marketing offers, si aad hadhow google aad dad badan kagasoo xidhmaana.
Adigo kusoo gudbinaya articls aad kaga hadlaysa alaabta shirkada sido kale aad information ku saabsan alaabta aad la wadagaysa dadka kugu xidhanka site.

5.Aqoonso dadka kugu xidhan.

Kani waa qodob muhiin ah oo ka caawin doona sidii aad meel fiican uga gaadhi lahayd affialte marketing , sababto ah hadii aanad aqoon u lahayd dadka followers ah waxa ay xiiseean iyo waxa aany xiiseyn marna meel fiican kama gaahdi kartid.
hadaba waxa muhiin ah in aad ogaato dadka kugu xidhan waxay ay xiiseeyan, noocan niche ah ay jecelyihiin,tusaale ahaan haday kugu xidhan yihiin dadk jecel fitness waxa muhiin ah in aad usoo gudbiso products la xidhadha dhanka fitness,

6.Raadi shirkada(offer) fiican.

Marka laga hadlaayo affilate marketing waxa jiraa shirakdo badan kuwaaso bixiya affialte marketing, hadaba shirkada walba waxay leedahay qorshe iyo plan u gaar ah iyo nooc u gaara ( saas sales commission ).
Waxa muhiin an in aad raadiso ama iska diwan galiso shirakda leh commision fiican tusaale ahaan ila % 20 – %60. ( saas sales commission )
Halkan hoose waxan kgula wadaagi doona qaar ka mida  shirkadado oo aad ka heli karto commision fiican sido kale waxa waxan kula wadaagi doona shirkada ugu fiican dhanka affilate marketing.
clickfunnels affiliate bootcamp summit

Highest Saas sales commission.

Halkan waxan kugula wadaagi doona qaar ka mid ah shirkada affialte bixiya iyo noocyada ay bixiyaan, ( saas sales commission ).
Waxa jira website waaweyn kuwaaso laga hello affilate offers tusaale ahaan CJ affilate, Sharesales Warriorlus ands Clickbank.
Sido kale waxa jira wesbite si gaar iyaguna u bxiiya affilate offer gudaha website ay iyagu leeyihiin waxan ka mid ah kuwan xaga hoos ka muuqda.

1. Bluehost $65-$125 -Saas sales commission

Bluehost waa softwareama website kaaso bixiya adeego kala duwan sida website hosting domain, Email,iyo adeegyo kalo badan, 
Hadaba bluehost waxa uu leeyay affialte marketing kaaso ku ogolaanaya inaad per sale ka hesho commision dhank $65 ila $125, taasi ah halkii qof ee linkaga iska diwan galiya aad kun  helayso lacag.
clickfunnels affiliate bootcamp summit

2. Getresposne 100%- Saas sales commission

Sido kale getresponse waa software kaaso ku sahlanaya inaad samayso email marketing, hadaba getresponse waxa uu leeyaya laba nooc oo affialte program ah kuwaaso kala ah, ($33 Recurring commision).
Taaso macneehedu yay waxad helaysa %33 qof walba oo iska diwan galiya your uniuqe link kadibna iibsada mid ka mida ah plans getresponse tusaale ahaan, 
Hadii halk qof uu iibsato basic plan = $40 taaso ka dhigan $40*%0.33= $13.2 ayaad bil walba helaysa inta uu macmiilku active ka yay getresponse.
Habka labaad waa one (time payment $100) taaso macneehedu yay waxad helaysa $ 100 qof walba oo iska diwan galiya getresponse kadibna iibsata mid ka mida plans, laaakin ogow habkani waxa uu ku saamaxaya in halkii qof hal markaliya aad commision ka hehso kani maaha( no recurring commision).

3. Wix-$100-Saas sales commission

Hadaba sido kale wix waa website kaaso ku ogolanaya in aad ku dhex samayso website ku gaara ah haduu noqdo blog website, eccomerce website, landpage, iyo qaar kale badan.
Hadab Wix waxa uu leeyaya affilate program kaaso aad lacag uga samayn karto adigoo xayasiinaya wix site kadiban aad ka helayso dhaqale ah $100 qof walba oo is diwan galinaya kadiban iibsata. 
clickfunnels affiliate bootcamp summit

Where to promote my affiliate links

qaybtan waxay ku ogaan doona sidii aad uu xayaysiin alahyd your affilate links kuwaaso aad la wadaagi doono dadka badan si aa du hesho macmiil (leads) kuwaaso hadhow isku badali doona (sales).
Waxa jira platforms badan kuwaaso aad ku xayaysiin karto affilate links si aad u hesho more cliks, waxan ka mid kuwan hoose.

1. Traffic for youtube channel

Sida aynu wada ognahay traffic for youtube channel waxa uu ka mid mid ayay platforms uga saamynta badan kaaso dad badan ku xidhan yihiin, sida darteed waxa aad awooda in aad samaysto youtube channel kaaso free ah, 
kadibna aad kusoo gudbiso muuqalo aad kaga hadlayso products aad rabto inaad xayaysiiso, mar walba waxa muhiin ah in aad soo gudbiso good and high cintent kuwaaso dadka kugu xidhan wax badan ka faaiidi karaan.
clickfunnels affiliate bootcamp summit

2. Facebook Page

Sido waxa kale waxaad kusoo gudbin karta dhanka facebooka page kaaso aad la wadaagi doonto dad followers ah alaabta aad xayaysiinayso, iyo nooca ay tahay.

3. Tiktok, instagram, pinterest.

Dhaman social media waxa ay manta yihiin baraha bulshada  ee ay dadku ku kulmaan hadaba adigoo isitcmaalaya social media waxad ku dhex xayaysiin karta your affilate liks, adigo dadka siinaya value content, 
Mar walba iska ilaali in aad dadka SPAM ku samyso, waayo ma fiicna inaad SPAm samayso ( NO SPAM).
clickfunnels affiliate bootcamp summit

4. Email campaign services

Sido kale email marketing waxa uu qayb weyn ka qaata horumarinta dhanka online businesska kaaso faaiido badan u leh, kaalin muhiin ah ka qaadan kara kobaca online  business.
Maxad ku dhex xayaysiin karta your affialte links adigo dadka sinaya free content ( like Ebook-Temaple) si ay uu hesho email kooda .
NOTE= marak walba iska ilaali inaad spma ku samayso dadka ( NO SPAM EMAILS)

5. Google keyword search engine

Sida aynu wada oganahy google waxa uu ku jira kaalinta koowada ee dhanka kala socodsiinta online business , hadaba google waxa weeye kaalin muhiin ah oo aad kaga qayb qaadan karto in aad alaabta meel dheer gaadhsiiso.
Aadigo istcmaalaya googel kadibna uu ku sahlayo inaad alaabta ama faiilate links dad badan gaadhsiyo.
Tusaale waxan waxaad samaysan karta karta blog website kaaso aad kusoo gudbin karto alaabta aad rabto inaad iibso, kadiban Dhank SEO aaad awooda saari si meel fiican u gaadho ugana soo muuqdo google search.
Sido kale waxaad google ku samaysan karta dhanka (PAID ADS)kaaso aad lacag ku bixin karta sidii alaabta aad proamtion ugu samaysan lahayd adigo isctimaala google adwords kaaso ku sahalaya in aad xayaysiiso alaabta dad bandana arkaan.
clickfunnels affiliate bootcamp summit

Dhamaad

Halkan waxan kusoo gaba gabayn qormadii aan kaga hadlayn affilate marketing, hadaba hadii aag tahay qof rabba in aad ku shaqaysto affilate marketing.
Waa ay fiicantahay sababto ah affialte marketing waa habka manta ugu fudud ee aad lacag uga samaysan karto dhanka online ah.
Waayo kaliya waxa uu kaa bahan ayay inaad taqaano habaka loo xayaysiiyo affilate links adigoo istcimaalo platforms xaga sare kusoo xusnay, ta kale affilate marketing waxad kaga shaqaysan karta meel walba oo aad joogto dunida.
Fadlan hadii aad wax ka faiiday qormada ama aad u aragto mid wwax tar leh la wadaag walaalka ama saaxibka u baahan in uu ogaato affilate marketing.

Leave a Comment

Your email address will not be published.