Bff youtube video ideas

bff youtube video ideas
Ma tahay qof rabaa in uu youtubeka lacag ka sameeeyo, ma is waydiisay sidee lacag uga samayn karaa youtubeka, ma tahay qof ka xishooda in uu muuqaal duubo oo uu soo fadhiisto youtubeka(bff youtube viudeo ideas)?

Hadaba hadii ay dhamaan suaalahaas aad mar walba is waydiiso, halkan waxaan kugula wadaagi doona ( bff youtube video ideas )fursada ama habab aad youtubeka muuqalo usoo galin lahayd adigoo oo aan camerada horteed fadhiisanay.
Sido kale waxan kugula wadaagi doona IDEA kuwaaso aad dhaqaale fiican ka samayn karto dhanka youtubeka.
bff youtube video ideas

1. Fitness-bff youtube video ideas

Niche koowaad waxaynu ku eegi doona Fitness, sida aynu wada ognahay dadka badankoodu waxay ay jecel yihiin in ay helaan jidh dhisan oo caafiimaad qabba sida darteed waxa muhiin ah in ay helaan tallo iyo tusaalooyin ku saabsan dhanka fitnesska bff youtube video ideas.
hadaba si aad fursada adna uga faaiidaysato dadkana uga faaiidaysato waxaad furan karta youtube channel kaaso aad kusoo 
Gudbin karto muuqaalo la xidhiidha fitnesska,hadii aad tahay qof badanka taga goobaha jidh dhiska, aad bay kugu fududahay in aad fitnesska muuqaalo ka samayso waayo waxaad iska duubi karta muuqaalo ama casharo marka aad jidh dhiska samaynayso, hadhowna aad soo gubin doonta.
Hadaba maadama aynu qormadan kaga hadlayno sidii aad muuqalo u samayn lahayd adigoon adigu muuqal iska soo duubin,  waxaad samayn karta waxa jira boqolaal website kuwaaso aad ka heli karto muuqalo tayo fican leh oo waliba free ah, tusaale ahaan
Dhamaan website yadan waxa ay ku ogolaanayan in aad kala soo degto(download) muuqalo tayo fiican leh kuwaaaso leh nooc walba oo ah (niche) ka dibna aad ku istcimaasho youtubekaaga.

2.Meditation-bff youtube video ideas

Waxay aynu eegi doona gabka labaad kaaso aad youtubeka usoo galin lahayd lacag uga samayn lahayd adigoon wax muuqaal ah duubin, waana habka la dhaaho MEDITATION bff youtube video ideas.
Waa maxay Meditation? Meditation waxa weeye soo galinta muuqaalo ku saabsan  nasashada ( relax videos) kuwaaso dadka badanka daalan, ama hurdo la,aantu hayso, ama dadka rabbo in ay nastaan ay daawadaan kuwaaso ka kooban badanka muuqaalo (natural environment) sida buuraha, wabiyada meelaha biyo ka socdaan, badanaha, kaymaha meeelaha quruxda badan.
Kadibna waxa uu qofku kusoo daraya music kaaso isna ah RELAX MUSIC kadibna waxaad badanka ka dhigaysa Duration ilaa meelaha 1 HOUR ILAA 10 HOURS inta u dhaxaysa, waayo isagu wuu ka duwan yahay muuqalda kale ee gaagaaban waayo isagu dadka waxay rabbaan in ay dhayasteen mudo dheer

3.Cooking Tutorial- bff youtube video ideas

Qaybtan sadeexaad waxaynu ku eegi doona niche loo yaqaano cooking ama cunto karinta, waxa jiraa dad badan oo somaali waliba u badan dhanka haweenka kuwaaso muuqalo soo galiya youtubeka marka ay famligy cuntada u diyaarinayaan.
Kuwaaso faaiidana u leh dadka daawanaya sido kale kalana faaiido u leh qofka soo galinaya maadama uu google adsanse lacag kaga samaynayo.
Hadaba hadii aanad ahayn qof yaqaana habka cuntada loo kariyo, rabana in uu muuqaalo ku saabsan Cooking Tutorial- bff youtube video ideas soo galiya, ha walwelin waad awooda waana soo galin karta adigoo waliba wax muuqal ah duubin oo isticmaalya WEBSITE xaga sarre kusoo xusanay.

4.Motivation bff youtube video ideas

Waa maxay Motivation? Motivation bff youtube video ideas– waa hab  tallo iyo tusaale lagu siiyo dadka laguna dhiiri galiyo si ay noloshood ganacsigooda iyo dhamaan waxyaabaha ku xeeran ila qabsan lahayeen guulna uga gaadhi lahayeen. 
Hadaba hadii aad tahay qof ku fiican dhanka tallo sii siinta dadka kale iyo guud ahaan in tahay qof uga warami kara dadka kale sidii nolosha guul looga gaadhi laha.
waxaad fursad u haystaa in aad dadka kugu xidhan usoo gudbiso muuqaalo kuwaaso ka hadlaya dhiirigalinta, sid adarteed waxaad mar walba isticmaali karta website laga hello muuqaalo free ah kuwaaso aynu xaga sarre kusoo xusanay, tusaale ahaan muuqalkan daawo

5.Modern health-bff youtube video ideas

Qaybtana waxaynu ku eegi doona niche Modern health (bff youtube video ideas) ama caafiimadka, sida aad ogtahy caafimaadku waa shayga ugu qaalisan ee aduunka yaala, hadii aad caafimaad qabta waxaad owaada in aad shaqo walba iyo howl walba aad qabsato.
sidoo kale hadii aad caafimaadka waxa ka dhiman yihiin wxaad halis ugu jirta in aad waxyaabo badan qabsan kari waydo, 
Hadaba waxa jirra dad badan oo u baahan tallo iyo tusaalooyin ku saabsan dhanka caafiimadka, tusaale ahaan dhnaka cuntooyinka, dhanka cabitaanka, iyo dhamaan talooyin ku saabsan cafimaadka, taaso aad muuqalo uga samyn karto si ay uga faiidaan.

Brand review-bff youtube video ideas

Qoodobkeena 7aad waxaynu ku eegi doona habka muuqaalo looga sameeyo dhanka youtube ka adigoo isticmaalya ama muuqalo ka samaysanaya Products review bff youtube video ideas.
Habkani waxa weeya in aad muuqaalo ka samayso alaabaha kala duwan ee suuqyada caalamka yaal.
Tusaale ahaan waxaad muuqalo ka samyn karta hadba moobilada marka soo baxay iyo habka ay u shaqeeeyan waxa lagu soo kordhiyay, waxa uu ka faiidayo qofka iibsado, 
sido kale waxaad review ku saamayn karta softwareyada sida loo isticmaalo tusaale ahaan email marketing providers, web hosting, video editing software, kuwaaso aad infomation ku saabsan aad la wadaagi karta dadka ku xidhan.

7. Makeup tutorial-bff youtube video ideas

Haddii aad tahay qof isticmaala makeupta ama aad leedahay meherada dadka loogu shaqeeyo oo ka shaqaysa makeupka, waxaad awooda ama aad dhaqaale ka samayn kata youtubeka adigo oo muuqalo ku saabsan makeup tutorial ugoo gudbinaya dadka kugu xidhan.
Waxa jirra dad badan gaar ahaan haweenka oo rabba inay (makeup-bff youtube video ideas) fiican marsadaan iyaago jooga gurigooda laakiin aan haysan cid tilmaaamta oo uga faiidaysa habkii ay u marsan lahaayeen, 
sida aynu ognahay wax walba waxay uu baahan yihiin khibrad sida darteed haddii aad khibrad fiican u leedahay makeupta waxan kugula talin laaha in aad samayso makeup tutorial( casharo ah makeup)

8. Starting a vlog on youtube

Qaybtani waa qayb iyaaduna aad u muhiin ah kana mid ah qaybaha dadka badankoodu isticmaalan, waxana weeeye (starting a vlog on youtube) .
Hadaba qaybtani waxaad youtubeka muuqalo tayo leh uga samayn karta in aad sooduubto hadba meesha aad joogta sida marka aad meel u dalxiis tagto adigoo viewers la wadaagaya hadba meesha aad joogta iyo meesha ad joogta warbixin ku saabsan
Sido kale waxaad la wadaagi karta hadba meelaha ay rabaan in muuqaalomlooga soo duubo, hadaba haddii aad tahay qof jecel inuu dalxiis tago oo meelo kala duwan tago.
Waxaad dalxiiska u badaali karta dalxiis dhaqaale fiicaan ku sameeya, adigoo dalxiisaya aaad hadaana dhaqaale ka samayn karta youtubeka.

Conclusion

Hadii aad tahay qof dadaalaya oo rabba in uu guul ka gaadha dhanka youtubka ( bff youtube video ideas) waad awooda waana ka gaahdi karta kaliya waxaad u baahantahy in aad soo gudbiso muuqalo taayo fiican leh kaaso dadka channelka kugu xidhan ay daawan karaan,
Sido kale marka laga hadlaayo dhanka youtube channel waxa muhiin ah in aad tahay qof walba muuqalo soo galiya hab consistent, Taasi waxay ku saamaxaysoa in aad meel fiican ka gaadho youtube channeka dhaqaale fiicana aad ka samayso.

Leave a Comment

Your email address will not be published.