Working money channel youtube

working money channel youtube
Hadi aad la yaaban tahay sida lacag looga sameeyo youtube (working money channel youtube)  ama aad marar badan maqashay in youtube lacag laga sameeyo,
Ama aad ogtahy in kaliya youtube lacag looga sameeyo dhanka google adsanse hadaba qormadan waxan kugula wadaagi doona habab badan oo aad youtube lacag uga samyn karto, kuwaaso kala duwan oo waliba si fudud aad ku bilaabi karto.

1. Start-working money channel youtube

i aad lacag uga sameeyo youtube talaabda koowaad ee aad u baahantay waa in aad marka hore samaysata youtube channel kaaso oo ah free oo wax lacag ah laga rabin mar hadii aad leedahay gmail kaliya hal step ayaa kaga dhiman inaad youtube channel samaysato.
sido kale waxa muhiin ah mark aad youtube samayso in aad si fiican oo qurux badan aad u dhisayn garayso, tusaale ahaan YOUTUBE ART, YOUTUBE NAME, YOUTUBE LOGO dhaman qaybahan waa muhiin oo waxay ka caawinaya in youtube noqodo mid tayo iyo soo jiidasho fiican leh.

2. Niche(working money channel youtube)

Hadaba talabaan waxa aynu ku eegi doona sidii aad u dooran lahayd niche ama mowduuc aad ka hadasho waayo waxa muhiin ah in aad dooradi hal mowduuc (niche) kaaso aad xooga saarto sidii aad uga hadli laahyd.
waayo qof waliba mowduuc gaara ayuu ka hadla sida darteed adna mowduuc gaar doono.Waxa aad ka hadli karta dhamaan noocyada kala duwan ee mowduucyada h tusaale ahaan, fitness, yoga, products review, gym, social media, iyo dhamaan qaybha kale ee mowduucyada ee fara badan.
working money channel youtube

3. Create brand channel youtube

Marka aad dooratid nooca mowduuca ah eeaad ka hadli rabto talabada xigta waxa weeye sidii aad muuqalka ka la xidhiidha mowduuca (niche ) aad dooratay ku sabsan in aad samyso adigoo isticmaala noocyada kal duwan ee muuqalda lagu sameeyo.
waxaad istcmaali kata mobilkaga sido kale waxaad istcimaali karta kamaradaha muuqalda tayada fiican leh, ama sido kale waxaad isticmaali karta softeare muuqalda diyaarsan laga helo tusaale ahaan, PEXELS, CANVA, FREEPIK, iyo kuwa kale ee la midka ah.

4. Audience on youtube

Marka aad dhamaan qodobadan saree soo dhamaystirto waxa xiga waxa weeya talabada ugu muhiinsan taaso ah sidii aad ku heli laahyd dad kugu xidhan( audience on youtube)  oo daawada muuqalada kuwaso kaalin muhiin ah ka qaadanay inaad dhaqaale fiican ka samyso dhanka youtubeka.
Hadaba helitaanka dad ku daawada (views) waxa aad u baahantay in aad channelka si fiican aad u maamusho tusaale ahaan marka aad muuqalo soo galinyso waa in aad aad muuqalo tayo leh soo galiso.
seo

Youtube video search engine

Qaybtani waa qayb muhiin ah sababto ah waxay ka caawinaysa sidii uu muuqalkagu (video) iyo channelkagu u noqon lahaayeen kuwee dad badan gaadha, 
Hadaba waa inaad hubiso talaabooyinkan si aad youtube u rank gareeyo muuqalkaga iyo channelka( Youtube video search engine )
Marka aad muuqaal soo galinayso kow waa in aad optim ization ku sameeysa mqaybaha kala ah ( tilte, description, tags, keywords and thumbnail) hadaba qodobadan hadii aad sii fiican u optimization garayso waxaad fursad weyn ugu jirta in muuqalkaagu gaadho meel fician iyo dad abdan arkaaan.

Youtube how to monetize a video

Hadaba mar hadii aynu youtube channelkeeni ay dhaman usoo diyaarinay qodobada xaga sarre ku yaala, hada waxaynu eegi sidii aynu dhaqaale uga samyn laahyn youtube iyo hababka aynu dhaqaale uga samyn karno muuqaldeena.
Waxa jira habab badan (youtube how to monetize a video)  kuwaaso aad dhaqaale uga samayn karto dhanka youtube.
Qaar ka mid ahi wa ay fudud yihiin, halka qaar kale ay u baahan yihin dadaal dheeraad iyo shuruudo aad buuxiso , wxaynu isku ku dadaali doona sidi aynu mid mid idinku soo gudbin lahayn.
working money channel youtube

1. Youtube partner pay

qaybtani waxa weeye qaybta ugu caansan ee dadka badankoodu dhaqaale uga sameeyaan dhanka youtube kaaso soomaali badana ay dhaqaale fiican uga sameeyan iyago isticmaala xayaysiinya youtube uu muuqaladood soo dhex galiyo.

Hada qaybtani waxay u shaqeeysa waxa weeya in youtube uu xayaysiin soo dhex galiyo youtube channelkaag kaaso aad dhaqaale fiican ka heli karto, lacagta kaaso gashaana badhana youtube qaadanayo badhna adigu qaadanyso.

Laakiin qaybtani waxay kaaga baahanatay shuruudo si lagugu furo xayaysiinta waxaana ka mid ah in aad haysto ( 1000 subscribers and 4000 hours) kaaso ku ogolaanaya in aad dalbaato xayaysiinta youtubeka, 
Youtube partner pay.

Hadaba waxa jira dad badan oo ay u suurta gli wayday ama waqti badan ku qaadato sidii ay u helilahayeen shuruudaha youtube xayaysiinta lagugu furo.
Laakin nasiib waxnaag waxa jira habab kale oo aad lacag uga samyn karto youtube adigoo oo aan u baahnayn in aad hesho shuruudaha (1000 subscribers and 4000 hours) waxaana ka mid ah Affilaite program
affiliate

2. Affiliate links and seo

Waa maxay affialte program, sidee ayuu u shaqeeye sidee lacag uga helaa? hadii aad tahay qof leh youtube channel kaaso dad muuqalo aad soo galiso dadna kku daawadan oo rabto in aad lacag uga smyso youtube hadaba affilate programka waa fursad aad dhaqaale uga samyn karto youtube waayo kaagama baahna wax shuruudaha ah sida youtube.
Kaliya waxaad u baahantay in aad hesho (affialiate offer)kaaso aad alaabtiisa ku dhex xayaysiinsao muuqaaalda hadhowna aad dhaqaale fiican ka helayso  halkii sales ah ee aad samayso.
Shirkada bixya affiliate programku way fara badan yihiin waxana ka mid ah CLICKBANK, CJ,AMAZON AFFILIATE PROGRAM, iyo qaar kale oo badan, marka aad iska diwaan galiso website-yadooda waxay ku siinaya link ku gaar ah kaaso aad hadhow qaybta hoose ee muuqalkaga youtube ku dhex xayaysiin karto, adiga oo ka helaya dhaqaale u dhaxeeye %10 – %90, hadba shirkada aad xayaysiinyso ayay ku xidhantay.

3. Ecommerce merchandising

Sido kale waxaad youtube dhaqaale uga smayn karta adigoo oo aan lagaga baahany wax subscribers ah habka loo yaqaano (ecommerce merchandising) kaaso ah in aad alaabta shirkada kale ama taada aad ku dhex iibso youtubekaaga.
waxana uga caansan iibinta alaaabta dadka kale tusaale ahaan shirkadaha kala ah ( teespring, redbubble, printful, printfiy,zazzle) dhamaan shirkadahani waxy ku sahlyaan in aad alaabtoda aad adigi designo gaar u samayso kadibnaa ad sii iibso adigoon wax lacag ah bixinay ilaa aad hesho dalab(order).
tusaale aahan qiimaha t-shirt waxa uu ugu taagan yay ama shirkadu kaa siinayan $7-$16 kadibna adna markad design ku saamyso waxaad ku sii iibin karta $19.99-$24.99, halkaas oo aad dhaqaale fiican ka samyn karta.

4. sponser- xayaysiin

working money channel youtube
Sido kale waxaad youtubekaaga lacag uga samyn karta adiga oo dadka ama shirkada ay kaaso dalbadan in naad u samyso xayaysiina dhanka ganacsigooda ah kaaso adna markaa ad dhaqaale ka helayso shirkaduna ay ganacsigooda ku gaadhsiinayaan dad badan, habkani si fiican ayuu uga shaqeeya marka aad dalkii hooyo joogta.
waayo wxa jira intaaso shirkadood oo u baahan in ganacsigooda loo xayaysiiyo laakijn iyagu aanay haysan youtube dad abdani ku xidhan yihiin, hadaba hadii ay dad badan kugu xidhan yihin waa fursad muhiin ah.

Dhamaad-conclusion.

Qormadii aynu kaga hadlayna sida youtube lacaga looga sameeyo halkaaso aynu kusoo gabagabayn, waxa jira jira habab kale oo aad muuqalo uga samyn karto youtube kuwaaso aad iyana dhaqaale ka samyn karto.
HALKAN KA DAAWO HABAB AAD MUUQALO DHANKA YOUTUBA AH aad lacag uga samyn karto.
Hadaba hadii aad wax ka faaiiday qormadan fadlan la wadaag saaxiibka ama walaalka rabba inuu lacag k asameeyo dhanka youtube iyo guud aahanba dhanka onlineka kaaso aan halkan kusoo gudbino warbixno muhiin ah kuwaaso aad dhaqaale uga samayn karto onlineka.

Leave a Comment

Your email address will not be published.