Canva Affiliate $36 Explainer video production

affiliate marketing canva
Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doona sida video platforms aad lacag uga samayn lahayd, adiga oo walib ahab free ah uga samayn doona lacagta taaso loo yaqaano affiliate commission. 
adaba maqaalkan waxanu ku eegi doona website kaaso aad hab affiliate marketing ahaan aad lacag uga samayn karta ilaa $36 ilaa $500 macmiil walba oo aad u keento.
Sido kale waxany ku eegi doona sida uu affiliate marketing u shaqeeyo, sida aad lacagta ugala bixi lahayd iyo sida laysakaga diwan galiyo, meelaha laga hello iyo dhaman warbixin ku saabsan affliate marketing.
affiliate marketing canva

What affiliate marketing is

Affiliate Marketing ( dilaal) waxa weeye hab aad ku xayaysiinaysa alaabta ama software dadka kale taaso aad commission lagugu siinay qof walba oo aad kusoo xidho. 
Hadaba affiliate marketing waxa uu u kala baxa ama commission lagugu siiya waa dhowr nooc waxan ka mid ah shirkadaha qaar waxay ay commission (komishanka) ku bixiyaa waxa loo yaqaana per click 
Taaso ah qof walba oo linkaaga click dhaha waxaad ku helaysa lacag, halkan shirkadaha kalana ay ku bixiyaan per sign-up or per sales.

1. Canva Explainer video production

vimeo video maker
Canva waxa ay ka mid tahay explainer video production tools kuwaaso ku sahlaya in aad si fudud ugu samaysto dhaman noocyada kala duwan ee muuqalda.
Sido kale canva waxad ku heli karta adeegyada kala ah logo, video editor, resumes, video ad maker, youtube thumnail, iyo adeegyo kale.

Canva license cost

Canva waxa leedahay dhowr pricing oo kala duwan sida qabta free ah, pro plan, enterprise plan,  kuwaaso hadba ku xidhan nooca adeeg ee aad u bahan tahay qiimayasha.
Canva waxay u dhaxeeyaan $5 ilaa $27 hadaba waxay ku xidhan dalka aad joogta iyo nooca adeega ah ee aad doorato, sido kale waxa jira qayb free ah oo ku isticmaali karto free ahaan.

Canva affiliate commission

vimeo video maker
Commission aad canva ka heli karta waxa weeya $36 per sale, taaso macnaheedu yahay qof walba oo aad u keento oo linkiga iska diwan galiya waxaad ku helaysa lacag dhan $36.

Canva affiliate estimate

Haddii hadaba aynu bal qiyaaso intee in leeg oo lacag ah yaan ka samayn kara canva, sida xagga saree kusoo xusnay halkii macmiil ee aad u keento waxa ay canva kugu ssinaysa $36. 
Hadaba tusaale ahaan hadii aad u keento 50 macmiil waxaad helaysa lacag dhan 50macmiil*36= $1800
Intaasi waxa weeye hadii aad u keento kaliya 50 macmiil, bal ka waran haddii aad u keento 500macmiil waxa aad ka samayn karta lacag gaadhaysa 500macmiil*36= $1800.
Hadii aad u keento 1000 macmiilna waxaad helaysa commission dhan  $36000, Sido kale wax limite ah ma jiro dhanka macaamiisha inta aad doonto ee macmiil ayaad u keeni karta markasto oo macaamiisha keenta badato waa markasta oo lacagta commission ahi sii badato.

Dhamaad

Si aad lacag uga samayso affiliate marketing waxa ugu muhiinsan waxa weeye sidii aad ku heli lahayd macmiil, hadaba helitaanka macmiil waxay ku xidhan tahay sida aad marketing ugu samayso affiliate linka-ga, 
Hadab mar walba waxaad xooga saarta sidiii aad marketing fiican ugu samayn lahayd adigoo istcimaalya meelaha laga hello macaamisha sida social media, paid ads, iyo email marketing dhamantoodba.

2 thoughts on “Canva Affiliate $36 Explainer video production”

Leave a Comment

Your email address will not be published.