Earn money through google ads+Fastcomet Review

google adsense promote youtube videos
Suragal matahay in lacag laga sameeyo earn money through google ads- Haa waa surahal, waliba lacag fiican ayaad ka samynn karta, hadaba waxa jira habab aad lacag uga samyn laahyd adsense.

1. google adsense youtube video

Google adsense waxa aad lacag uag samayn karta in aad samaysto youtube channel kaaso aad video kuso gudbiso, kadibna lasoo dhex galiso xayaysiin, adna aad xayaysiinta lacag ka samyso. 
Waxa jira shuruurdo uu lagaga baahan yahay in aad marka hore samayso si  xayaysiinta lagugu furo waxa ka mid ah kuwan.
google adsense partner program
  • In aad ka weynta 18 jir
  • Muuqaladu in ay yihiin kuwo original.
  • in aad gaadho ugu yaraan 1000 susbsrciber.
  • Iyo in aad hesho 4000H watch time

2. google ads for my blog

Habka kale ee aad lacag uga samayn karto {earn money through google ads } waxa weeye in aad samaysto website kaaso oo aad kusoo gudbin doonto maqaalo iyo post, kuwaaso waliba original, xayaysiinta lagugu furo. Adsens page here 

3. Google adsense for Furom

Sidoo kale waxa aad lacag uga samayn karta adsense inaad samaysto website forum, kaaso dadku kula helaan warbixin iyo suaalo iyo jawaabo,oo aad ka caawiso dadka ku xidhan dhamaan suaalaha ay qabaan.

3. Google adeses for saas

Sido kale hadaad leedahay saas ( software as service) waxa aad awooda in aad ku xidhato googlen adsense si aad lacag uga samayso.
Hadaba waxa muhiin ahin aad ogaato waxyaabaha aad u baahntay in aad iska ilaaliso maraka lagu soo oglaado xayaysiinta, qodobada waxa kamid ah kuwan.

Akhri shuruudaha adsense

Waxa muhiin ah in aad marka hore akhrido shuruudaqha google adsense kuwaaso ka caawiin doona waxa lagu ogol yay in waa ka mamcuuca ah halkan ka akhri HERE

Don,t click your own ads

Google adsense waa ka mammnuuc in aad ads kaaga aad adigu click siiso waayo waxa ay ka soo horjeeda shuruucda adsense.
Sida darteed marnaba ha ku dhufan xayaysiintaa, sido dadka kale ha ku odhan xyaysiista ku dhufta, hadii kale waxa ay ki horseedo doonta in account laga xidho.
google adsense promote youtube videos

Don,t use invalidd Traffic

Waxa muhiin ah in aad mar walba websiteaagu noqdo mid save ah sida darteed waxa muhiin in dadka kusoo boqonaya noqdan real human, marnaba ha isticmaalin fake traffic, waayo waxa ay ku keenaysa in website noqdo low sido kalana laga xidho google adsense.

Great & Original Content

Sidoo mar walba oo aad maqaal soo gubinyso waxa muhiin ah in uunyahay maqaal aad adiga iska leedahay oo orignal ah, kaaso aand dadka kale kasoo qaadan,

Fast comet Web Hosting

Hadaba hadii aad rabto in aad lacag ka samyso earn money through google ads- waxa muhiin ah in aad leedahay website kaaso aad kusoo gubin doonta maqaalada , si aad hadaba u hesho website waxa aad u baahantahy domian iyo hosting. 
Waxa jira boqolal web hostiing providers, laakin halkan waxa aan idinkula wadaagi doona kan anigu isticmaalo kaaso ah fastcomet web hosting.
Sido kal wqax aan idinla wadaagi doona waxyaabaha aan ku doortay ee kuwa kale kaga duwan yahay.

What is fastcomet

Sida xaga sarre aan idinku soo sheegay fastcomet waxa weeye website, cloud vpn,  hosting providers sido kale waxa ay leeyihn oo qabtaan adeegyo kale oo aad ka heli karto waxa kamid ah kuwan soo socda.

domains

fastcomet waxa aad ka heli karto ama ka iibsan karta dhamaan noocyada kala duwen ee domains ah kuwaaso aad qiimo jaban oo macquul ah kagaheli karto.

Free ssl certificate

sidoo kale fastcomet waxa aad ka heli kart free SSL certifate, taaso ka dhigi doonta website mid save ah oo dadka soo booqda ay aamino karaan.

Site Builder

Marka aad isticmalayso fastcomet sidoo kale waxa aad helayso oo aad awood u yelan doonta inaad dhisto website kaaso xataa kaga baahnayn in aad taqaano web developer kaliya waxa aad adeegsan doonta drog and drop website building.

Free Domain Transfer

Hadii aad hore domainkaagu aad uga iibsaty meel kale, oo aad rabto in aad usoo wareegto fastcomet waxa aad ka heli doonto oo ay kugub soo wareejin doona domainskaag hab free ah sido kale domainkaag dib ayay kugu cusboonysiinya waliba free ah 12 bilood.

Free Website Transfer

Hadii aad sidoo kale website kaagu aad ka iibsatay ,meel kale tusaale ahaan wix or shopify or namecheep, waxa ay fast comet kugu samysn doona oo kugu soo wareejin doonan websitekagab oo dhamaystiran hab free ah.

45 days money back

Hadii aad ku qanci waydo kadib amrka aad iibsato fastcomet mid ka mdi ah adeegyadooda, ha werwerin waxa aay haysta 45 days kuwaaso aad ku dalban karto in aad lacagtaadi dib lagugu soo celiyo

Unlimited Subdomains

Sidoo kale fastcomet waxa aad ka heli karta unlimited subdomains kuwaso aad hadhow ku samaysan doonto doonta website cusub, tusaale ahan aniga websitekaygan lacagsame.com hadii aan baritoole u baahdo website kale waxan adegsan kara subdomains tusaale blog.lacagsame.com, info.lacagsame.com iwm.

Unlimited website

Sidoo kale fastcomet wxa aad ka heli karta unlinted website kaaso ah hadii aad maanta iibsato website fitness ah oo aad abritoole u baahto website kale ama blog ama eccommerce website uma baahnid in aad lacag kale bixiso waayo waxa aad haysta unlimited website and unlimited subdomains.

Daily Bckups

Marka aad ku cusubtahay samaynta website iyo qaabka loo dhiso waxa suura gal in aad khaladaad samayso kuwaaso website ku keeni kara in isku dhex yaaca, hadaba ka werwerin waayo waxa aad fastcomet ka helayso daily backups, taso ah hadii amanta uu websiteka xumaato, waxa aad si fudud backups ugu samyn karta copy website ee shalay.

Fastcomet support team 24/7

Mar walba oo aad bilaabayso shaqo samaynta website waxa aad u baahan tahay dad aqoon u leh oo ku caawiyo, laakin waxa alaga yaaba hadiia ad qof aqoon u leh dalbato in ay lacag badan laga qaado, 
Laakiin fatcomet waxa ay leeyihiin shaqaale aqoon dheerada u leh website developer iyo dhaman xalida ciladaha kusoo wajaha , sid fudud ayay ku caawi doona waliba hab free ah iyo saacad walba 24/7

Dhamaad

Fastcomet waxa uu qabta adeegyo fara badan kaliya halakn waxaaan kusoo kooban inta ugu muhiin laakin waxa jira boqolal kale oo adeegyo ah ooaad ka heli karta sida darteed waxa aad booqata websitekodoa halkan fastcomet,com  
Hadaba si aad lacag uga samyso google adsense waxa muhiin ah inaad raacdo dhamaan talaabooyinka aan xasga sare kusoo xusnay, sido kale waxa aad youtube ( itus itaabsi) ka heli karta qaabka loo sameeyo website anagoo adeegsnay fastcomet kuwaaso aan talaabo talaabo idinku tusayn habka loo sameeyo website.

Leave a Comment

Your email address will not be published.