financial Freedom Tips

FINANCIAL FREEDOM
Maqaalkan waxa aynu kaga hadli doona sidii aad u samaysan lahad financial freedom, taaso ku sahli doonta in aad mustaqbalka aad si fiican ugu noolato.

Waa maxay Financial Freedom

Marka laga hadlaayo macnaha financial freedom waxa ay leedahay oo qo0f waliba u macnaysta qaybo kal duwan hadaba hadii aynu macnayno waxa looga jeedo financial freedom.
Waxa ay noqonysa hadii aynu si guud u macnayno waxa weey in aad isku filaansho gaadho dhanka dhaqaalaha, kaaso aad noloshada ku maarayn karto xata adigoo oo aan u baahnayn shaqo joogta ah. 
Hadab halkan waxa aan idinkula wadaagi doona qodobo kaa caawin doona sidii aad u samayn lahayd financial freedom iyo sidoo kale tallo iyo tusaalooyinka dhanka dhaqaaalha ah.

1. Fahan macnaha best freedom financial

FINANCIAL FREEDOM
Waxa muhiin ah in aad marka hore bal diyaariso oo aad barato waxa uu yahay financial freedom iyo adiga waxa uu agtada ka yahay marka aad inta ogaato waxa kale ee muhiin ah in aad diyaariso qorshyaal 
Kuwaaso aad ku maamul karto hadhow dhaqaalaha, qorshayaasha aad diyaarinayso waxa muhiin ah in ay kal duwanadan kuwaaso u kala baxa qaar mustaqbalka ah iyo kuwo dhow oo hada ah.

2. Xaaladaada dhaqaale- best freedom financial

Hadaba si aynu u sameeyno isku filnaasho dhaqaale waxa aynu u baahanay in aynu diyaarini oo aynu ogaano waqti xaadirkan xaalada dhaqaale ee aynu ku suganahy, waayo waxa muhiin ah in aad is qiimayso xaalada dhaqaale. 
Waxa laga yaaba qaar ina mid ahi in yihiin arday, halka kuwa kale ay shaqeeyan iyo waliba qaar aan shaqayn, taaso amr walba dhaqaalaheena ku xidhantaay xaalada aynu joogno.
Hadab waxamuhiin ah in aad ogaato oo xisaabiso dhaqaalaha kusoo galla meesha uu kaaso gallo iyo wax aad ku kala isticmaasho.

3. Maamulida Kharashkaaga- best freedom financial

FINANCIAL FREEDOM
Marka aad xisaabiso dhaqalaha kusoo galla iyo meelaha uu kaaso gallo, talaabada xigta waxa weeye in aad maamusho kharshkaaga oo aanad isk wada isticmalin ama aanad qorshe la,aan ku bixin, 
Waxa muhiin ah in aad leedahahy qorshe cad kaaso aad ku bixin karto dhaqaalaha , sido kale waxa muhiin ah in aad ku bixiso wixi ku anfcaya ee wax kugu soo kordhinaya.

4. Saving Account- best freedom financial

Markasto ay dhaqaale kusoo gallo waxa aad xisaabta ku darsata in aad leedahay saving plan ama qorshe lacag kaydis, sababto ah waxa aad u baahantay in aad hdaqaalaha kala saving ku samaysto.
Sidoo kale waxa muhiin ah in aad furato account saving ah kaaso aad ku kaydsan karto lacagta aad saving-ka ahaan aad u u dhigatay, si aad hadhow ugu isticmaasho mustaqbalkaaga.

5. Budget Management- best freedom financial

Hada marka aad samayso qorshe dhaqaale maamul iyo sidoo kale qorshe lacag kharash garayn ah, waxa kale oo aad u baahantay in aad samayso qorshe xisaab xidh ah.
Kaaso si fudud kugu sahlaya in aad ogaato lacagta kusoo gaashay iyo lacagta aad isticmaashay taaso aad kula socon karto dhaqdhaqaaga lacagtaada.

6. Immediate funs- best freedom financial

FINANCIAL FREEDOM
Sidaa aynu wada ognahay waxa aynu ku noolnahay aduun malinba nooca ah,kaasi qofkii shalay lacagta haysaty uu maanta yahay qof aan wax lacag ah haysan.
Sido kale waxa dhacda marar badan in xaalad kugu soo korodho si degdeg ah, taaso aanad marka hore qorshe aanad ka lahayn.
Hadaba waa muhiin in aad leedahy qorshe dhaqaale degdeg ah kaasi aad ku kala socodsiiso howlahaaaga.

7. Create more income streams

Hadii aad rabto in aad  noqoto qof financial freedom ah, waxa aad u baahantay in aad leedahay ilo dhaqaale oo kala duwan, waayo hal shaqo oo kaliya kuma gaadhi karti isku filaansho dhaqaale.
Sida darteed ugu yaraan ilaa 5 shaqo oo kala duwan ayaad u baahantay, kuwaaso kala duwan haday noqdan qaar online ah iyo qaar ofline ahba.

8. Td online investing

Qodobkani isn aad ayuu muhiin ugu yahay marka laga hadlaayo financial freedom, sababto waxa muhiin ah in aad lacagtii aad saving-ka ku samayso inaad invest ku samayso.
Waayo mar walba oo aad lacag saving garayso kaliya waxa aad helayso lacagtii aad dhigatay laakiin hadii aad invest ku samayso waxa hubaal in aad helayso dhaqaale kale oo cusub oo intii hore ka badan.

9. Maamulida waqtidaga.

FINANCIAL FREEDOM
Sida aynu wada ognahay shayga kaliya ee aduunka yaala ee aan marnaba qof ku siin karin sidoo kalana haduu kaa tago aan dib loo soo celin karin waa waqtiga. 
Hadaba waa muhiin ah in aad waaqtigaga kaga faaiidayso wixi adiga ku anfacaya labada daaroodba, kuwaaso ku horseedi kara in aad guul gaadho.
Sababto ah waxa aad haysta waa 24H kuwaaso aan marnba haday ku dhafaan kugu soo noqon doonin, hadaba maamulida waqtigaagu waa u muhiin noloshada oo dhan.

10. Jooji kharashaadka dheeradka ah

Sido kale waxa muhiin ah in aad iska joojiso oo aad aad iyo aad u yarayso kharashaadka aan muhiinka ah, ama qorashaadka yaryar ee aad bil walba bixiso.
Tusaale hadii aad malintii bixiso $1 oo internet ah oo noqonaysa bishii$30 waxa ka fiican in aad soo iibsato internet bile ah kaaso laga qaadi karo bishii$15 iyo wax ka yar, halka wax aad ku save garays lacag $15 taaso sanadkii noqon karta $180.

Gunaanad

FINANCIAL FREEDOM
Hadaba sii aad noloshaadu unjoqto mid horumarta waxa muhiin ah in aad qodobadan aanu xaga sare kusoo xusnay aad ku dabaqdo noloshaada.
Sababto ahmar walba oo aad nolosha qorshe u samayso waa mar walba oo aad dhanka guusha usii dhawaato, sidoo kale waxa muhiin ah in aad joogtayso qorshayaasha noloshada oo aad ka dhigto kuwa aad dhaqan galiso. 

Leave a Comment

Your email address will not be published.