Invideo passive income

FINANCIAL FREEDOM
So dhawaada asxaabtayda, maqaalkan waxa aynu ku eego doona sida invideo aad lacag uga shaqaysan lahayd adigoo isticmaalaya skills uu bixyo kuwaaso si fudud kugu sahlaya in aad barato xirfado cusub kuna shaqaysto hadhow.

Invideo waa maxay- video editing company

Invideo waa online website kaaso ku shaqeeya hab online ah, sido kale waxa uu qabto shaqooyin kala duwan kuwaaso isugu jira sida video editing, text to video, text to speech, iyo qaar kale oo badan, waxana kamid ah kuwan.

1. Video editing

Invideo waxa aad ku samayn karta dhamaan noocyada kale duwan ee ah video editinka ahday noqoto kuwa baraha bulshada sida youtube, facebook, instagramka, iyo tiktodaba, sido kale invideo waxa aad ku samayn karta muuqalada ecommerce ah.

2. Intro & outro

Sido kale waxa aad invideo ku samaynsan karta muuqalada loo yaqaano intro outr kuwaaso aad qaab fudud oo tayo leh ugu dhex samaynsan karto,kadibna aad un isticmaali karti ganacsigaga ama aad sii iibin karto.

3. Logo maker- Quick youtube intro maker

Hadii aad tahay qof jecel in uu lacag ka sameeyo samaynta logooyinka, nasiib wanaag invideo waxa uu ka caawin doona samynta loogooyin kuwaaso waliba hab video ah. Waxa aad ku samayn karta dhamaannoocyada kala duwan ee loogooyinka ah.

4. Professional voice over services

Xirfada kale ee aad uga shaqaynsan karto invideo waxa in aad text ama qoraal walba aad u bedesho cod waliba luuqada walba oo aad rabto ama macmiilkaagu rabbo.

5. Turn blog post into video

Sidoo kale invideo xirfada kale ee aad lacag uga samayn karta waa in aad text walba aad u bedesho youtube video walibana aad dulsaarto codad kale duwan iyo luuqaado kale duwan, kadibna aad sii iibiso. YOUTUBEKEENA ka daawoqaaabka loo sameeyo

Gunaanad

Xirafdaha aad uga shaqaysan karta website invideo waa ay fara badan yihiin kaliya waxa aan kula wadaagnay 5 ka mid ah laakin waaxa  jira habab kale oo aad lacag uga samayn karto invideo, 
Hadaba si aad lu ogaato lacagna uga samaynso qaybta hoosen waxan idin dhigi doona linkiga invideo ee halka warbixinta ka hel, sido kalana hab free ah ku samayso muuqalada aad sii iibin doonto hahdow.

Leave a Comment

Your email address will not be published.