Ryter-jarvis ai content writing

make money blogging

Waa Maxay rytr review?

Rytr waa ai (Artificial intelligence) content geneartin ama waa websayda kaaso ku sahlaya in aad si fudud aad ku qorto dhamaan noocyada kal duwan ee maqaalada ah, haday moqdaan kuwo blog post ah iyo kuwa kalaba. qaybta hoose ayaynu kaga bogan doona dhamaan adeegyada aad ka heli karto  websaydkan rytr.

Blog post writers

Qaybtan waxa ad ku qori karta dhamaan noocyada kala duwan ee blog postiaga , kuwaaso aad si fudud ugu qori karto, sido kalana waa origanal content oo wax copyright ah laguguma qabsanayo, waayo maqaal walba oo aad ku qorta rytr adiga aya iska leh xaquuqdiisa.

Brand naming

Haddii aad tahay qof leh ama rabba in uu bilaabo gaancsi laakiin ka werwersan magacii uu u bixin laha , hadaba websaydkan rytr waxa uu ka saaciiday in uu kula wadaago magacyo kuwaaso ku haboon ganacsigaga iyo brandkaagaba.

Find an entrepreneurial idea

Adeegyada kale  ee aad ka heli karto rytr waxa ka mid ah in business idea, waxa aad hal mar ka heli karta boqolal business idea kuwaaso aad sii iibin karta ama aad ku isticmaali karto magacsigaaga.

Find a copywriter

Waxa jira boqolal ganacsi ama shirkadood kuwaaso u baahan in loo sameeyo copywriting, sida aynu wada  ognahay copywitingka dadka ku shaqeeya waxa ay qaatan lacag fara badan kuwaaso si bile ah u qaata. Hadaba maanta laga bilaabo waad isticmaali karto waana noqon karta copywiting adigoo isticmaalya rytr.

Email newsletter tempalte

Sida aynu wada oganahay email marketing waxa uu kaalin muhiin ah ka qaadata sidii aad ku horumarin lahayd ganacsigaga sido kale waxa uu kaalin weyn ka qaata habkii aad ku heli lahayd sales badan. 
Ganacsi maanta online ah oo jira bila email marketing wuu yaryahy, sida darteed rytr waxa uu ku diyaariyanaya sidii aad qori lahayd email diyaarsan, waayo waxa jira dad badan kuwaaso aan qoon qaabka loo qoro emailka. 
Emailka caadiga qof waliba wuu qorin kara laakiin marka laga hadlaayo emailka dhanka business wuxu u baahan yay qof yaqaan qaabka loo qori sida darteed rytr ayaad ka heli karta iyago diyaarsan

Google add account- Facebook ads

Saan filayo maanta qof waliba wuu arkay xayaysiinta dhanka facebook iyo xayaysiinta dhanka youtube labadan iyo meelaha kalaba , hadaba sida ma is waydiisay dadkan sidee ayay u qoreen xayaysiinta tayada iyo soojidashada leh iyago xata wax luuqaad ah aqoon. Waxa u fudadydiyay waa websadyda online ee uu ka mid ka yahay rytr.

Job description

Sidoo kale xirfadana job description ayaad uguga shaqaysan karta dhanka onlineka adiga oo isticmaalaya websaydakn ryter. shaqo walba waxa aad ka bixin karta descriotion fiican oo soo jiidasho leh.

Landing page and website copies

Xirfada kale ee aad ugu shaqaysan karto websitekan waxa in aad diyariso landing pages copies kaaso ah in aad si fudud ku diyaariso dhamaan qoraalda uu u baahan yahay landing page,.
Dadban aya istcimaala landing pages kuwaaso alaab ku iibiyoa laakiin landing walba sida uu ka kale uga tayo iyo qoraal soo jidasho leeyay ayay dadku u iibsadan, hadaba ryter waxa uu ku sahli doona in aad si fudud ku diyaariso.

Post and caption ideas

Xirfada kale ee aad ugu shaqaysan karto wesbtekan rytr waxa weeye in aad dadka isticmaal baraha bulshada aad u qorto post iyo caption idea ( waa qoraalka ka hoose sawirka tusaale ahaan insatgramka oo kale ) hadaba rytr waxa uu ku sahlaya inaad si fudud ku diyaariso qoraala noocaas ah.

Product descriptions shopify

Xirfadda kale ee aad isla website lacag uga samyn karto ama ad ganacsigaga ku horumarin karto waxa weeye product descriptions shopify, 
Waxa jira dad badan oo isticmaala website sida shopify wix wordpress iyago oo aalaab ku dhexiibiya alaabtana kasoo qaata shirkadaha sida amazon iyo alibaba. 
Hadaba shirkadash wax aay leeyihiin products description guud laakin dadka alaabta sii iibiya waxay u baahan yihiin description iyag u yaar ah oo hadana isla laabti ah.
 Hadaba rytr waxa aad ku samayn karto si fudud adiga oo kaliya galinaya magaca alaabta kadibna waxa uu ku siinaya description qurux badan oo tayo leh.

Seo Meta Title

Seo Meta Title waxa weeye marka aad rabto in aad qorto maqaal ama blog post waxa aad u baahantay title kaaso seo ( search engine optimazation) uu fiican yahay, hadaba xirfadan waxa aad ka heli karta rytr kaliya waxa aad ku qorta title aad rabto. Tusaale ahan anigu hada waxan ku qoray email marketing  kadiban waxa uu isiyay title ama ciwanad soo socda 

Seo Meta Description

Qaybtana waxa weeye marka aad hesho ama samayso cinwaan fiican waxa aad u baahantay cinwaanka descriptionkisa, hadaba isal sidi hore rytr waxa uu ku sahalaya in aad si fudud ku samayso description fiican tusaale ahaan. kan oo kale 
Your email inbox isn’t just a to-do list. It’s a marketing goldmine with the potential to make money and deliver stunning results. The right email messages can bring in new customers, turn prospects into leads, and transform struggling salespeople into

Testimonial and review

Xirfadda kale waxa weeye sida loo qoro testimonail iyo review, waxa jira shirkado badan oo u baahan in loo sameeyo review test iyo testimonial, hadaba qaybta waxa aad ka heli karta rytr adiga oo dooranya qaybta ay ku qoran tahay testimonial and review.

video idea video channel description

Xirfado badan ayaad ka heli karta websitekan oo aana halkan kusoo koobi karayn laakiinxirfada maqalkeena ugu dambaysa waa sida youtube channel ama youtube video loogu sameeyo description diyaarsan iyo sida loo hela youtube channel idea. Intaasba waxa aad ka heli karta website  rytr waliba waa free oo wax lacag lagama baahna.

Leave a Comment

Your email address will not be published.