How to get money for sweatcoin

SWEATCOIN
Ma raadinaysa hab aad lacag ku samayso adiga oo aan wax shaqo ah qaban, marar badan ma iswaydiisay waa amxay sweatcoin, sidee ayuu u shaqeeya, hadaba dhaman suaalahn iyo hababka lacag looga sameeyo sweatcoins halkan kala soco.

Waa maxay sweatcoin

Swatcoins waa app kaaso xaqiiq ah ilaa hada inta la ogyay waxa uuna ku shaqeeya qaab fudud oo aad lacag uga samayn karto waana in aad socoto. kaliya waxa aad u baahantay waa in aad socoto wax kale uma baahnid.

Dalkii ma ka shaqeeya sweatcoin

Jawaabta oo kooban haa wuu ka shaqeeya waana aad kala soo dagi karta si aad u isticmaasho oo aad dhaqaale fuduud uga samayso.

Lacag intee leeg ka heli karaa sweatcoin

Marka laga hadlaayo lacagta aad ka samayn karo,hadaba waxa ay ku xidhan tahay qaabka aad lacagta uga samaynayso iyo inta talaabo ee aad malintii socotay, waayo waxa jira laba hab kuwaaso aad lacag uga samyn karto sweatcoinka

1. how to get money for sweatcoin

Habka koowaad ee aad lacag uga samayn karta waxa weeya habka ugu fudud kaaso ah in aad kaliya socoto, mar walba oo saocodkaaga abdiso waa mar walba oo aad lacag badan ka samyn karto.
Hadaba lacagta aad ka samyn karto 1000 talaabo waxa lagu qiyaasa inta u dhaxaysa 0.90coins ilaa 1 coins, sido kale waxa la sheega in aad 4Kun ee talaabo aad ka samyn karto coins gaadhaya 2Kun taaso u dhiganta halkii talaabo 0.5 coins.

Sweatcoins Become an Influencer

Habka labaad ee aad lacag uga samyn karto sweatcoins waxa weey in aad la wadaagto asxaabta kugu xidhan kuwaaso qof walba oo dhankaaga ka imaada ad lacag fiican ka heli karto.
Qaybtani waxa aay ku fiican tahay dadka ay baraha bulshada dad abdan kaga xidhan yihiin sida youtubeka, facebook, instagram

Same more exercise- Sweatcoins

Sidoo kale sweatcoin waxa uu ku siinaya mar walb oo aad samyso exercise dheerad ah coins kuwaaso ah 5 coins 20 minutes oo walba 

Daily Offers Sweatcoins

Sidoo Kale sweatcoins waxa ay ku siinaya daily offers kuwaaso lagugu siinaya coins sida inaad daawato xayaysiin soo dhex gasha markad isticmaalayso appka

How to get money for sweatcoin- Lacag kala baxid

Hadaba sii aad lacagta ugala baxdo sweatcoins marki hore may jirin laakiin hada way u fureen in lacagta lagala baxo, 
Si aad lacagta ugala abxdo waxa aad u baahantay in aad leedahay paypal sidoo kale waxa aad lacagta ugala bixi karta in haysto wiretransfer banka kaaso adigoo jooga dalkii aad kula bixi karto.

Faaiida iyo khasaraaha sweatcoins

Hadaba wax walba wuxu leeyahay faaiido iyo khasaare waxa aynu isla eegi doona hadaba faaiidooyinka aad ka heli karto sweatcoins iyo khasaaraha uu leeyahay.

Faaiida sweatcoins app

  • Si fudud lacag ku samee adigo kaliya soconaya.
  • Sweatcoins si fudud ayaad u isticmaali karta
  • Sweatcoins lacagta si fudud ugula bixi karta
  • Saaxibdaana waad ka wadaagi karta coins

Khasaaraha Sweatcoin

  • Si aad lacag badan u hesho waa in aad socodka badisa
  • Mararka qaar si khaldan ayuu u tiriya socodkaaga
  • Wadamada qaar wali lagama isticmaali karo

Gunaanad Sweatcoins

Hadaba hadii aad ogaato siduu u shaqeeyo sweatcoins iyo warbixintiisi oo dhan, waxa muhiin ah in aad socodkakaga badiso si aad lacag fiican uga hesho sidoo kale socodkaagu wuxu unfiican yay caafimaadka oo waa fursad dhanka caafiimadkana ah. 

Leave a Comment

Your email address will not be published.