Trim Videos- youtube shorts dimensions
Adeega kale ee aad websitekan ka heli karta waa video trim ama inaad marka aad muuqalada u samyso subtitle sido kalana aad sizekooda bedesho waxa aad kalo u baahan tahay in aad trim ku samayso, sida darteed qaybta trimka ee websitakan ayaad isticmaali karta.
Hadaba websitakan waxa aad u istcimaali karta dhamaan qaybaha kale duwan ee social media ahaday noqoto linkedin, youtube, instagram, facebook, tiktok iyo waliba twitter, dhamaan waad u istcimaali karta.