Ma leedahay bloggingwebsite oo ma kugu furan tahay xayaysiinta google website monetization, mise rajayna in aad dhawaan samaysato blogging website , kaas oo xaqiiqan ah meel aad dhaqaale ka samayn karto.
Haddaba halkan waxa an kugula wadaagi doona dhowr khaladoo muhiin ah in aad iska ilaaliso marka aad website xayaysiin , kaaso oo keeni kara in laga xadhi adsense accounkaag.
Table of Contents
1- Fake Traffic google website monetization
Waxa laga yaaba in aad aad ugu baahan tahay in aad hesho web traffic, haddaba fadlan iska ilaali fake tarffic taaso oo shuruucda google adsense kasoo horjeeda keeni karta in website laga xidho ( never use fake tarffic for your adsense account).
Waxa aad isticmaali karta real human tarffic adigo ka heli kara sida baraha bulashada, sido kale waxa aad ku dedaali karta dhanka seosi aad u hesho organic tarffic from google.
2. Page relaod- google website monetization
Page reload waxa weeye in aad page aad refresh ku samayso, amr walba oo aad refresh dhahdo page waxa kasoo muuqan doonta xayaysiin cusub, dira darteed ahdii aad ku celcelis marar badan google waxa uu ku xisaabay invalid tarffic, sida darteed iska ilaali in aad marar badan istcimaalo relaod pages.
3. Don,t use self ad click
Siddo self ad clickwaa khalad kale oo sabab u noqon kara in adsense account laga xidho ama aad invalid tarffic kugu dhacdo.
Sida darteed iska ilaali in aad self click isticmaasho ama ad dhahdo familg iyo friends clcik dhah ama aad gmail kale ka isticmaasho. waayo google waxa ay istcimaalan AI aqoon u leh real click iyo fake click.
4- Don,t use To much ads-
Marka aad website xayaysiinta galinayso isku day inaad galiso xayaysiin macquulah oo kooban, sida kalana si fudud loo heli kara content, iskana ilaali xayaysiin fara badan in aad galiso hal page ama hal articls.
5- Never post mature content
Maqaalda iyo content aad soo gudbisa waa in ay noqdaan kuwaa aan ahyn Never post mature content , waayo waxa ay ku keeni karaan in website adsense laga xidho, maadama shuruucda adsense aany ogolayn.
6- Labba site iyo ahl ad code
marnaba adnsese code ha ku isticmaalin website kale , tusaale ahaan haddi aad leedahay alaba website oo akal duwan oo kala adsense ah mid walba ku isticmaal ad code u gaar ah. hadaad rabto in aad hal adsense kaliya kuwa isticmaasho waa in aad leedahay only one adsense account.
Gunaanad
Si aad u ogaato shuruudaha iyo wax yaabha aad uga baahan tahay dhanka adsnense waxa aad booqan karta linkiydan oo ah kuwa google adsense.