Ma leedahay website blog ah lacagna ma ka samayn laakiin ma wayday hab aad ku qorta maqaal tayo fiican leh, (anyword )mise dhib ku qabta luuqada english, haddaba halkan waxa aan kugula wadaagi doona qaabki aad u qori lahayd maqaal ka kooban 1000 kalmadood mudo kooban o ah 10 minunte waliba hab bilaash ah
Table of Contents
Anyword- best ai content writer
Anyword waa mid kamid ah website ugu fiican marka laga ahdlaaya dhank qorist maqaalo blog ah oo tayo fiican oo hab fudud aad ku qori karo si aad hadaba u qarto marka hore website iska diiwan gali adigo isticmaalaya link hoose
marka aad isk websitekan anyword diiwan galiso waxa kusoo bixi doona page oo kale kaidbna waxa aad ka dooran doonta meesha ay ku qoran tahay blog wizard oo ah meesha aad ka qori doonto maqaalka websitekaaga ama blog postga
kadibna waxa aad ka doorand oonta mesesha ay ku qioran tahay blog post from scratch oo macnaheedu yahay qor maqaal blog adigoo kasoo bilaabaya xaga hoose
halkani waa meeshi ay ka bilaabi lahayn qorist maqaalkeenahaddaba si aad u qorta waxa aad u baahan tahy in aad marka hore qaybta hoose ee idiin muuqata aad ku qort title ama cinwaankamaqaalkaaga. tusaale ahaan anigu waxa aan ku qoraya title ah how to make money online. kadibna waxa aad ku dhufan doonta next
qaybta xigta waxa weeye qayntii aad ka dooran lahayd seo ama keywordsmaqaalka, qaybtani waa optional oo macanheedu yahay waad galin karta keyowrds sida anigoo oo kale aan galiyay money, financial, haddi kalana waad iskaga tagi kartaa qaybtan oo waxa aad odhan karta next
Blog Title- Free blog post
kadibna website anywordwaxa uu hab automaticah bkugu diyaarinaya ilaa dhowr titleoo soo jiidasholeh kadibna kii aad rabto ka dooro, tusaale ahaan anigu waxa aan ka doorta ka koowaad 10 Proven Ways to Make Money Online . kadibna waxa aad odhan doonta next
Blog Intro Outline - ai marketing
Kadibna website anywordsido kale waxa uu ku diyaarin doona ilaa dhowr introama outline sido kale waad ku dari karta qayb waana ka delate garayn karta qayb ka mid ah, kadibna waxa aad odhan doonta next
qaybtan website anywordwaxa uu inoo diyaarin doona hordhacmaqaalkeena ma blog intro paragraph, kadiban waxa aad kala dooran doona hordhacyada uu website ku diyaarin adiga oo ku dooranaya dhanka seo 100% ah, kadiban dheh next.
Kadibna waxa kusoo bixi doona page kale waxa aad odhan doonta continue to editing
Full Blog post- ai marketing
kadibnawaxa kusoo bixi doona qaybta oo ah qaybta guud ee ay ku jiraan dhamaan wixitalaabo hore ah ee aynu soo samayn, sido kale qaybatni waa qaybta aad ku qori doonta full blog post oo dhamaystiran
kadibna qayb walba oo kamid ah maqaalka waxa ad ku samayn doonta ama dhihi doonta generatekadibna waxa kusoo bixi doona maqaal ay ku diyaariyeen shirkadan ama website sidan oo kale tusaale ahaan
qaabkaas ayaad dhamaan qaybaha hadhay oo kalana aad u qori karta adiga kaliya odhanaya generate, hadaba sidee ku ogaan karta in maqaalka ama blog posta ay shirkadan ama website anyword kus siiyeen in ayihiin oroginal?
Hubi Original post plagiarsm
haddaba si aad iskaga hubisoin website shirkadaniay kusoo diyaariyeen maqaal originalah waxa aad marka hore highligh ku samayn doona maqaalka ka dibna meesha ay ku qoran tahay check for plagairsm ayaad ku dhufan.
kadibna waxa kusoo bixi doona kan oo kale hadii uu maqaalkaagu yahay 100% originality waa fiican tahay sidoo kale hadaad ilaa 80%waa caadii.
haddii aad marka aad hubiso uu yahay ilaa 70 % ama waxa kahooseeya waxa muhiin ah in aad dibu pqrta maqaalka kaliya waxa aad ku dhufan doonta meeshe ay ku qoran tahay REPHRASEoo ah in aad markiiba dib u qorta qaybta aad dooran tay ee maqaalkaaga adigo oo aan luminay qayabha kale ee maqaalkaaga.
Isee U download agreeya- ai marketing
Marka aad maqaalka dhaamaystirato ee aad dhan walba ka diyaariso waxa aad dooran doonta meesha ay ku qoran tahay copy to clipboard, kadibna waxa aad ku past garayn doonta meesha lagu qoro maqaalka website kaaga.
qaabkaas ayaa loo qoro maqaal tayo leh waliba bilaash ah. haddaba website bil walba waxa aad ku isticmaalo karta hab bilaash ah, qaybta hoose iska diiwan oo horumariwebsitekaaga