Maqaalkan waxa aan kugula wadaagi doona waa maxay blog sidee lacag uga sameeyan karaaa, maxa layga rabna si aan u bilaabo ganacsigan, iyo dhamaan suaalo la xidhiidha balogging adsense.
Waa Maxay Blogging-ezoic adsense
Blog waa qayb kamid ah hababka dadka lagu gudbiyo warbixinada wararka iyo casharad adiga oo adeegyasanay website hab online ahaan ah.Â
taaso oo aad lacag ka samayn karta adiga oo ku furan doona xayaysiin shirkada sida google adsense and ezoic.
Maxay layga baahan yay si aan u bilaabo- ezoic adsense
Hadda si aad u bilowdo blogging waxa aad u baahan tahay ilaa 5 qodob oo muhiin ah, kuwaas oo ka caawin doona fahanka bloggingka.
1- Domain
Talaabada 1aad waxa weeye in aad haysto ama iibsato domain adiga ku gaar ah, waa amxay domain? domain waa magac ku gaar ah kaaso oo marka laga baadho online ay dadku kaso helayan website, tusaale ahaan google.com, youtube.com, facebook.com.Â
Hadaba waxa jira website badan oo aad ka iibsan kato domaain qiimo jaban sida website la yidhahdo namecheap.
2. Hosting
Talaabada 2aad ee aad u baahanaty si aad website u samaynso waa in aad sido kale iibsata website hosting. waa maxay web hosting, web hosting waxa weeye meesha lagu kaydin doona information websitekaga, waana muhiin waayo domain ma shaqeeyo with out hosting.
Waxa jirra sido kale shirkado aad hab jaban ugu iibsan karto sida shirkada namecheap oo aad websiteka hosting iyo domainka oo wada socda kaga iibsan karto $19 sanadkii oo dhan.
3.Find Your Niche
Â
Qaybtani waa qaybta ugu muhiinsan maka aad rato in aad lacag ka sameeyso google adsense, qaybtani waxa weeye inaad ogaato mowduuca aad ku fiicantahy, sido kale mowduuca ugu lacagta badan dhanka google adsense.  Tusale ahaan kuwani waxa ay ka mid yihiin kuwa ugu qiimaha badan.
- Digital marketing
- Blogging and making money online
- Health and fitness
- Personal finance and investing
- Recipes and food
- Personal development and self-care
4. Create Your Post
Intaas marka aad soo dhamayso talaabada xigta waxa weeye in aad bilowdo qorist blog posts, oo aad website kuso gudbiso warbixino ku saabsan mowdiica aad doortay.Â
Blog post waxa aad samayn karta malintii ama 10 cisho hal mar ayaad qori karta maqqal, qasab maaha in aad malin walba aad maqaal qorto
Xayaysiinta ezoic google adsense
Â
Marka aad talaabayyinka hore soo dhamayso, waxa muhiin ah in aad website ka hubiso dhamaan shuruudahan (google adsense) soo socda si aad u dalbato google adsene.Â
- In aad tahay 18 jir ama wax ka weyn.Â
- In website diyaarsan yahay legal pages(about, contact, terms,privacy policy. In website ugu yaraan 15 post ku jiraan.Â
- In dhamaan posts yihiin qaar origanal ah.Â
- In domainska uu ugu yaran 45 days ahaa online.Â
Marka lagu soo aqbalo
Marka aad dhamaan shuruudaha dhamayso aan kor kuso xusay, waxa hubaal ah in ay qolada google adsense si degdeg ah kgu soo aqbalayan mudo kooban oo ah 2 days ilaa 14 cisho inta ugu dhaxaysa, tusaale ahaan websitekyga waxa lagu soo aqbalayo only 2 days.
Â
Â