Coursekan waxa aad ku baran doonta affiliate marketing, qaabka uu affiliate marketinng u shaqeeyo, qaabka loo sameeyo website affiliate marketing ah iyo dhamaan warbixina ku saabsan affiliate marketing.
Course Marka aad qaadato waxa aad awood u yeelan doonta in aad onlineka kaga shaqaysato as affiliate ahaan oo aad dhaqaale joogta ah aad ka samayso.