Ma ku daashay fahanka sida lacag looga sameeyo – google ads on website earning- iyo qaabka uu u shaqeeyo bloggingku halkan waxa aan kugula wadaagi doona dhamaan suaalha aad u baahnayd iyo qaabki aad ku bilowi lahayd blogging sido kalana aad 300$ bil walba uga samayn lahayd.
Blogging waxa weeye in aad maqaal warbixno iyo warar iyo dhamaan wixi aad aqoon u leedahy aad kusoo gudbiso hab qoraal ah, adiga oo samaynsanaya website iyo domain adiga ku gaar ah, kaaso hadhow lagasoo heli karo dhanka onlineka sido kalana qof walba akhrisan karo maqaalkaaga.
2- Sidee Ku Bilaaba-income from google ads
Bilaabida blogging way fudud dahay waxa kaliye ee aad u baahan tahay waa in aad leedahay website iyo domain.
Waa maxay Domain?
Domainku waxa weeye magac adiga ku gaar ah kaas oo adigu kaliya iska leedahy oo qof kale kula isticmali karin waana albaabka laga soo galayo websitekaag.
Web Hosting- income from google ads
Web Hosting waxa weeye meeshi aad ku kaydsan lahayd file iyo dhamaan warbixinta website si marka lasoo booqdo qofnwaliba u heli laha warbixinta ku jirta website tusaale ahaan waa sidi memory cardka mobilada.
Halkan ayaad ka iibsan karta web hsoting jaban iyo domain jaban. iibsi here
3- Lacgta Blog - income from google ads
Haddaba marka aad website iyo domainka soo iibsato akdibna aad dhisto website waxa aad u baahan tahay in aad xayaysiinta income from google ads aad dalbato si lagugu furo adsense. kadibna aad lacag uga samayso.
4- Shuruudaha - google adsense account
Haddaba inta aad dalban xayaysiint google adsense waxa aad u baahn tahay in aad shuruudahan marka buuxiso si lagusoo aqablo.
- Website qurux badan iyo domain
- In aad 18 jir ka wayntahy
- In Domainka online ahaa ugu yaraan 6 bilood
- In website leeyahy maqaalo original ah oo waliba tayo leh
- In aad raacdo shuruudaha adsense
- In website leeyahy traffic haba yaraate gaaran dhanka google search
Intaa Marka aad dhamaystirno waad dalban karta adsense sido kale hubi in aad website ku xidhay google analyts iyo google search consle.
5- WordPress Mise add adsense to blogger
Suaashi waxay tahay website kee ku fiican in aad ku xidhato wordpress mise blogger keese la qbalaa google adsense? Sida aadiga ah google adsense wuu soo aqabala labadan haday noqoto wordpress ama blogger, laakiin wordpress wuxu leeyay faaiido badan oo aanu lahayd bloggerku waana kuwan.
- In website aad speedkii kordhin karto
- In website aad full customazation ku samayn karto
- In Google adsense si degdeg ah kugu soo aqablo karo
- In Website aad u adeegsan karto howlo kale sida ecommerceka
Shirkadan ayaana ugu jaban dhanka wordpress hosting website waana Greengeeks halkan iibso.
6- Adsesne Dalki Ma ka shaqeeya
Adsense si guud ahaan ah kama shaqayo dalkii oo ma uran kartid, taas macaneedu maaha in aanad isticmaali karin google adsense waad isticmaali karta
lkn waxa aad u baahan tahay waa in aad hesha address qurbaha ah oo aad ku samaysto google adsense account-
Khasab maaha in aad isticmasho vpn sida facebook marka aad soo galayso , dhanka google adsense adigo dalkii jooga waad gali karta accounkaaga.
Sidee Kula baxa lacagta adsense
Si aad lacagtaada uga baxdo waxa aad u baahan tahay marka in aad verify ku samayso google adsense account.
Si aad arintaas u samayso waxa aad u baahan tahay qofka ku siiyay addreska passporkiisa ama ID giisa.
Kadibna waxa loo diri doona warqad loo yaqaano Pin Intaas Marka aad dhamayso lacagtaada waxa kula bixi karta Bankiga ama sido kale payooneer.
300$ Ma kasamayn karaa adsense
Adsense waad ka samayn kartaa lacag gaadhaysa ilaa 500$ ilaa 5000$ bishii laakiin waxa muhiin ah in aad talaabooyinka aad raacdo si aad lacagtaada uga samyso.
- Website waa inu ahada fast speed
- Website waa inuu leeyay Cache
- Website waa inuu Adsense Friendly Yahay
- Theme website waa in ahaato mid adsense u fiican
- Mowduuca Wesbite waa inu ahato mid lacag fiican sida financial insurance
- High quality content waa in aad soo galisa
- Waa in aad leedahay high quality traffic ( USA EU Canada)
- Waa in website hela tarffic fiican waliba dhanka google searchka
- Waa in aad opimazation ku samaysa google adsense account
- Waa in aad Isticmaal high cpc keywords
Dhamaan talaabooyinkani waxa aay ka caawinayan in website lacag badan sameeyo dhanka adsesne.