Bil Walba Kasame 630$ Halakn website- Hab Fudud

Maqaalkan maanta aanta waxa ku baran doonta qabki aad webstekan la dhaho klap app aad uga sameesan lahayd affiliate account kaas oo aad bil walba ka sameen karto lacag gaadhaysa 630 $ ilaa 2130$

Step 1: Isdiiwan Galin

Si aad website isak diiwan galiso marka hore tag google kuna qorna klp app waxa kusoo bixi doona website kooda halkaasana aksoo raaci karta, am kaliya ku dhufo linkan – https://klap.app/affiliate

Kadibna waxa aad tagi doonta qaybta hoose ee website ama loo yaqaano footer ka websiteka waxa aanad ka dooran doonta meesha ay ku qoran tahaya affiliate 

Kadibna waxa kusoo bixi doona page kale kaas oo lagugu faahfaahinayo warbixinta shirkada iyo lacagta aad ka sameen karto halkii macmiil taaso ah 30% commission waliab reccuring ah ama joogto ah , waxa aad dooran toonta meesha ay ku qoran become affiliate 

kadibna waxaaad u gudbi doonta page aad ku buux buuxin lahayd warbixntaada , halakan waa ina a ku buux buuxisa wabixntaada saxda ah sida

  • Frist name: Magaca
  • Last name: Mgaca walidka
  • Your email: gmailka aad ku istcimaalo doonto
  • Posowrd: Kani waa mid cusub ma ha psowrdka gmailka lkn waa cusub.

Intaas marka aad buux buuxiso akdibna dheh sign up 

Intaas marka aad buuxbuuxsio waxa aa u gudbi doontaa accounkaaga sidaas waxa kugu sameesmaya accounkaaga affiliateka ah oo diyaarsan. qaybtan waxa weeye dashbardkaga accountkaag kaaso wax wlba kala socon karto 

Haddab qaybta si aan warbixin idinka siiyo qaybaha ay kala yhn waa siddan

Links

Qaybtani waxa weeye linkiga adiga ku gaarka ah kaas oo aad xayaysiin doonto wana ku muhiin in aad kaas xayaysiiso, waayo haddii aad linki kale xayaysiiso markaas wax lacag ah kama samayn doontida, sida darteed waa ina ad xayaysiisa linkiga ku gaarka ah

Visitor

Qaybtani waa qaybta aad kala socon doonto inta qof ee linkiga markii aad xayaysiisay soo booqaty.

Lead

Qaybtani waa qaybta aad kala socon doonta intii qof ee soo booqaty linki inta qof ee iska diiwan galisay linkiga ama ha isk diiwan galiya qaybta free ag aha qaybta lacagta ah, marka lead waa inta qof e is diiwan galisay 

Conversation

Qaybtani waxa weeye qaybta lagu kala saar marka ad lead badna hesho wa qybta ku sheegay inta qof ee qaybta lacagta ah iska diiwan galisao siddo kala ku sheegaysa inta lacag ah ee aad ka sameesay .

Payout

Qaybtani waxa weeye qaybta lacag la bixista , amrka aad lacag ka sameeso waa qaybta aa kula bixi lahayd

Payout Method

Qaybtani waxa weeye qaybta aad galin doonta si aad lacagtaada ugula baxdo, badanka shirkaduhu waxay lacagta ku bixiyaan waa paypal ama banka account ama payooneer , lkn shirkadani lacaga waxa ay ku bixisa paypa, halkana waxa aad galin doonta paypal gmailkaaga accounkisa

Gunaanad

Intaas ayuu kuso dhamaada maqaalkeeni qaabka la iska diiwan galiso , haddii ad rabto qaabka loo xayaysiiso hababka la isticmalo waxa ad dawan dont muuqalkan youtubeka ku jiraa

Kuso dhawaada websitekeena lacag same kaas oo aad ka heli doontan warbixin ku saabsan hababka onlinek lacag looga sameeyo ado jooga gurigaaga

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top