Lacag Ka Same Online- Earn in google ads

Lacag Ka Same Online- Earn in google ads

Marka laga hadlaayo hababka onlineka lacag looga sameeyo waxa jirra hab fudud oo aad onlineka lacag uga samayn karto.
Hadaba halkan waxa aan kugula wadaagi doona 10 hab oo aad onlineka maanta ugaga shaqaysan karto, waliba adiga oo jooga dalkaaga

1. Blogging- auto ads google

Habka koowad ee aad onlineka lacag uga smayn karto waxa weeye in aad samaysto website blogging ah, kadibna aad maqaalo kuso gudbiso tusaale
maqaalo dhanka cafimadka
maqalo dhanka courses
maqaalka dhanka sheekoyinka
maqaalo dhanka siyasada/wararka
maqaalo dhanka onlineka
Marka aad websiteka diyarsato, siddo kalan aad qorto ugu yaraan 10 ilaa 20 maqaal, waxa aad dalban karta google adsense.
Si website xayaysiinta loogu soo furo, kadibna aad lacag ka sameyso qof walba oo websiteka soo booqda.

 

2. Youtube Channel-income of youtuber

Habka 2aad waxa weeye in aad furato youtube channel, kadibna aad muuqalo soo galiso
Marka aad gaadho ugu yaraan 1000 subscribe iyo 40K daawasho ah, waxa aad dalban karta google adsense si xayaysiinta lagugu furo kadibna aad lacag ka samayso.

3. Noqo Freelancer

Habka 3aad ee aad onlineka lacag uga samayn karta waxa weeye in aad noqoto freelancer.
Freelancer waxa weeye in aad leedahay xirfadd taas oo aad onlineka lacag ugaga heli karto, tusaale ahaan.
Video editing
Translation
Logo Animation
Logo Animation
Hadaba si aad xirfaddan ugu shaqaysto waxa aad u baahan tahay waa in aad leedahay skilss, Laakiin waxa aan kula wadaagi doona website aad xirfaddan ka heli karto.
Rytr( blog articls)
Renderforest ( all video editing)
Invideo ( video ads)
Fatscomet website hosting
Namecheep ( domains)

 

4. Affiliate marketing

Habka 4aad ee aad onlineka lacag uga samayn karta waxa weey affiliate marketing.
Affiliate waxa weeye in aad xayaysiiso products shirkada kale sidda amazon,
Kadibna aad ka hesho khidmad ama commission,
Tusaale ahaan haddi aad xayaysiiso amazon waxa ay khidmad ahaan ku siinaya ilaa 10%, taaso ah haddi qofku iibsado alaab qiimahadeedu yahay $100 waxa aad helaysa $10.

5. Drop shipping with shopify

Habka kale ee aad onlineka lacag uga samyn karta waxa weeye in aad furato ganacsiga loo yaqano dropshipping.
Dropshipping waxa weeye in aad hab online ah ku iibiso alaabaha yaala shirdaha waaweeyn sida alibaba iyo aliexpress.
Ganacsigana kaagama baahna in aad marka hore alaabta soo iibsato kaliya waxa aad u baahan tahay in website ka furato shopify kadibna halkaas aad ku dhex iibiso.

6. making money selling online course

Habkan waxa weeye in aad diyaariso casharo online ah, tusaale ahaan hadii aad taqano sidda website loo sameeyo waxa aad online ah uga iibin karto dhalinyarada u baahan in ay bartaan sidda website loo dhiso.
Sidoo kale hadii aad taqaano sidda video editing loo sameeyo waxa aad bari karta dadka u baahan samaynta muuqalada kadibna lacag ayaad ka samyn karta.

 

financial

7. shopify sell digital products

Habkan waxa weeye in aad shopify iyo websiteyada kale sdda etsy aad ku dheh iibiso digital products.
Digital products waxa weeye alaabta aan u baahn nay delivery ama shipping, taaso oo marka la iibisado la dhownload garaynsan karo tusaale ahaan Ebooks, Pdfka

8. customized b2b online store

Ganacsigan waxa weeye in aad hab online ah ku iibiso alaabah kal duwan, si aad ganacsigan u bilowdo waxa aad baahan tahay in marka aad soo iibsato products
kadibna aad hab online ah ku dhexiibiso, adiga oo isticmaalya website onlineka ah sida shopify, wordpress, wix

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *