Sida aynu wadda ognahy qof waliba wuxu rabba in uu shaqo hel , si uu ugu maareeyo noloshiisa iyo nolosha qoyskiisaba, haddab halkan waxa aan kugula wadaagi doona 10 haboo shaqo hel aad ku heli karto.
Table of Contents
1. Upwork graphic designer- shaqo hel
XIrfadda kowaad ee aad online ka kaga shaqaysan karto sido kana aad lacag ka samayn karta waxa weeye Graphic design. Xirfaddan aad iyo aad ayaa loogu baahan yahay gaar ahaan shirkadaha ganacsiyada leh, sido kale waxa aad kaga dhex shaqaysan karta freelancer website sida fiver iyo upwork.
2- WordPress website designers- shaqo hel
Xirfadda labaad ee aad onlineka kaga shaqaysan karta waxa weeye website design, waxa jirra shirkado badan iyo ganacsato badan kuwaaso oo dalkii kaga ganacsado.
Laakiin ganacsadatdi waxa ay u baahan yihiin websit ay kusoo ban dhigaan alaabtood.
Haddaba haddii aad aqoon u leedahay samayn website waa fursad qaaliya oo aad lacag kaga samayn karto online.
3- Social Media Scheduler- shaqo hel
Qarnigan aynu jooga waxa aad iyo aad u xoog badan dadka isticmaala social media, sido kale waxa social media kusoo badanaya dad rabba in ay kusoo bandhigaan ganacsiyadood.
Lakiin nasiib xumo wax aqoon badan ah uma laha qabka social media wax lagugu dhex iibiyo. Sida darteed waa fursad qaali ah oo aad shirkadahas ugu shaqayn karto adigoo ka caawinaya social media.
4- Resume Design Service- shaqo hel
Xirfaddan resume waa xirfadd iyadana ad iyo aad loo bahaan yahay gaar ahaan dhalinyada hadda wax barashada dhamaysay iyo qof walba oo rabba inu u shirkad ama xafiis dowladeed u shaqo tago.
Sida aynu ognahy Cv iyo resume waxa ay kaalin muhiin ah ka qaataan in aad shaqo hesho. Sida darteed fursada ka faaiidayso oo waxa aad bixin karta adeeg resume oo aad dadka shaqo doonka ah u samyn kartaa.
5- Quick proofreading services
Xirfaddan proofreading iyaduna waa xrfadd muhiin ah oo aad kaga shaqay san karto dhanka onlineka, sido kale waxa aad kaga shaqaysan karta dhanka fiver iyo upwork
6- adsense home - Blogging- shaqo hel
Xirfaddan adsense iyaduna waa xirfad aad u muhiin ah waliba waqti xaadirkan aad mooda in ay dhalinyaradii soo fahmeen.
xirfaddani waxa weeye in aad website ama youtube samaysato kadibna aad kusoo gudbiso maqaalo ama video kadibna adsense xayaysiinta ku furaan oo aad qof walba kusoo booqda website ama youtube aad lacag ka samayso.
Haddi aad tahay qof social media ka caan ah ama leh social media ay dad badan kugu xidhan yihiin, hambalyo waxa aad haysta fursad wacan oo aad lacag ku smayn karta,
Taaso ah in aad shirkadaha ama brands dalka iyo dibadaba aad ganacsigood u xayaysiin karta adiga oo lacag badan ka samayn karta, halkii shirkad ilaa 800$ waad ugu xayaysiin karta hadaba waa ay ku xidhan tahay inta dad ee kugu xidhan.
8- 3d logo animation services- shaqo hel
Xirfadan sido kale waa muhiin waayo waxa jirra business badan oo maanta u baahan in ay helaan cid u samayso logo brand kooda ah waliba gaar ahaan logo animation.
Xirfadd waad samayn karta adiga oo adeegsanay website bixiya logo animation tusaale ah shirkadan place itwaxa aad k heli karta dhamaan noocyada kale duwan oo logo animationka ah
9- video editing subscription service
Matahy qof aqoon u leh sida loo sameeyo muuqalo tayo fiican leh, haday jawaabtaadu tahay haa.
Laakiin nasiib xumo tayada iyo muuqalada ay soo gudbiyaan uu aad u liito. Sida darteed waxa aad samayn san karta video editing service kaas oo aad muuqal walba oo u hagajiso kaga qaadi karto lacag dhan 20 $ ilaa 150$ .
10- ai generated content marketing
Dhalinyaro badan ayaa maanta kusoo biiray blogging , sida aynu wada oganahy blogging waxa uu kaga baahan yahay waa in aad qori karta aricle tayo fiican leh.
Sida darteed dhalinyaro badan aya u baahan in loo qoro article , fursadan waad ka faaiidaysan karta adiga oo isticmlaaya shirkadan la yidhaahdo Anyword.
Anyword waa shirkad ku sahlayn in aad qorto aricle seo fiican leh waliba aad ku qorto ilaa 25 Luuqadood oo kale duwan adiga oo aan wax skilss ah u baah nay. Kaidbna waxa aad kasii ibin karta articls dhainyarda u baahan aa fiverkaga shaqayso.
Gunaanad- shaqo hel
Halka waxa aan kusoo gunaanadny 10ka hab ee aad onlineka lacag ugaga shaqaysan karto adiga oo jooga gurigaaga. Waxa kaliye ee aad u baahan tahay waa internet iyo computer. Haddi aad rabto warbixno badan oo ku saabsan sida lacag looga shaqaysto online Nagala xidhiidh