Shantan website waxa aad ka samen karta lacag dhanka Target affiliate, waana shirkado si fudud aad iska diiwan galin karto, siddo kalana dalkii hooyo ka shaqeeya oo aand u baahnay wax vpn ah, shirkadan waxa ad ka sameen karta website walba 630$ halkii website bishi, waxa ay ku xidhan tahy dedaalkaaga uunÂ
1- Heygen ai Target affiliate

Shirkadan waxa la dhaha Heygen ai waa shikrad bixisa adeegayda sida video ai , avatar, ama video lagu sameeyo ai da, sida darteed shirkadan qaybteeda Target affiliate marketing waxa kugu siinaysa halkii macmiil lacag gaadhaysa 20% taaso ah haddii aad u keento 100 macmiil bishii oo kaliya wxa aad ka sameen kartaa 780$ waan 100kii amcmiil oo kaliya waxa aad u keeni karta in ka ka badan
waakan linkiga la iska diiwan galiya – Heygen affiliate progrram
2- Klap app Ai Short Video Target affiliate

Shikrada ama website labaad waxa weeye website la dhaho klap app , websitekani waxa uu bixiya adeegyada sida in uu long video ama muuqalda dhaadheer ee youtube u u bedel shorts ama muuqalo gaagab, website waxa uu anfacaya oo aa ku xayyaysiin karta dadka youtubers ah .
Website qaybta Target affiliate marketing waxa uu kugu siinay halkii macmiil 30% waliba recurring lifetime oo macnaheedu yay ilaa inta uu macmiilkaas la joogo lacagta way ku soconaysa tusaale halkii macmiil waxa ad sandki ka sameen kartaa 630$ waa halk macmiil oo kaliya , bal kawaran haddii aad sanadkii u keento 100 macmiil, marka waxa aad ka samen karta 63000$ sanadkii waa lacag fara badn waliba aad iyo aad
Linkiga aad iska diiwan galin karta wakan: klap app affiliate program
3- Clipwise Ai Video Target affiliate

Website sidii website hore oo kale ee klap app isna wa isku shaqo wuxu qaybta in long video ama muqalda dhaadher uu u bedelo shorts, website lacagta uu bixiya halkii macmiil waxa weeye 30% taas u dhigan in aad halkii macmiil bishi ka sameen karto 12$ halkii aad 100 macmiilna ka sameen karto 1200$ bishii.
Linkiga la iska diiwan galiya wan : clipwise affiliate program
4- Rytr me Target affiliate

Website isna waxa weeye shirkadah bixiya adeegyada content writing, sida blog articlesm shirakadan qybteeda Target affiliate marketing waxa ay ku bixisa lacag kala duwan tusaale marka hore qofkii iska diiwan galiya waxa ay ku siinysa 15$ siddo kale waxa ay ku siinysa qofkii si joogta ah u isticmaal 30% oo u dhiganta 100 macmiil 450$ siddo kale waxa ay ku siiinysa20% qiimo dhimis ah ahddi aad rabto in aad adiguisticmaashoa deega as business.
Linkiga waakan : Rytr me affiliate program
5- Synthesia Target affiliate

Shirkadan waa shirkadaha bixiya adeega ai video waxa ay isku mid yh hsirkadhii hore ee heygen, shirkada Target affiliate marketing waxa ay ku bixisaa lacag gaadhaysa 25% halki macmiil, taaso ah in ad hakii macmiil ka sameen karto $267 bishi siddo kale 100 macmiilna ad ka sameen karta $26700 bishii.
Linkigan iska diiwan gali : Synthesaies affilaiteÂ