Haddii aad rabtay in aad high affiliate hehsho gaar ahaan personal loan consolidation iyo financial niche , shirkadan waxa la dhaha lead stack waa shirkad abixisa adeegayda , financial , sida loank.
Qaybteeda affiliate program waxa ay ku bixisaa 300$ halkii lead ama halkii qof ee iska diiwan galiya, waa shikrad qabilsan financialka
Shikradan lacagtaada wax aad kula bixi kartaa, payooneer, wiretranser banka, iyo waliba paypal, lacagta waxa ay bixiya asbuuc walba hal mar taaso ah 7 malmoodba hal main ayaad lacagtaada la baxaysa , ma sugaysid bisha dhamaadkeeda.
Gunaanad
Shirkadahni maada ya bixiyaan lacag fiican waxa muhiim ah in aad haysto website tayo fiican leh si ay lusoo aqbalaan waayo waxa ay rabaan qof diyaarsan oo ay la shaqeeyaan .
