Soo dhawaada

lacag ka same onlineka

Halkan waxan kugula wadaagi doona habab badan oo aad onlineka lacag uga samyn karto adigoo jooga dalkaagi hooyo.

 

Qaar kamid ah Hababka Online looga shaqaysto

Blogging

Xirfaddan waxa aad lacag kaga samayn karta online, adiga oo samaysanaya website kadibna google adsesne xayaysiinta lagugu furayo

Freelancer

Haddii aad taqaano xirfadd tusaaale ahaan samynta video ama samaynta website waad ku shaqayn karta xirfaddan

Affiliate Marketing

Xirfaddan waxa weeye in aad xayaysiiso shirkadaha kale alaabtooda kadibna mar walba oo aad iibiso, aad lacag ka samyso tusaale ahaan %20 ilaa %50