Marka laga hadlaayo hababka online lacag looga sameeyo dadka qaar aya mooda in aany jirin hababkaasi lkn way jiraan, ka ugu fiican dadkeenu badankoodu yaqaan waxa weeye in youtubeka lacag laga sameeyo, lkn waxa jira habab kale oo badna halkan waxa aan idinkula wadaagi dooan 10 hab oo online lacag looga sameeyo, iyo mid wlab shuruudiiha waxyaabha uu kaaga baahan yay si aad u bilowdo
1. Clipping Short Video - googleads
Habka koowaad ee online lacag loga sameeyon waxa weeye clipping videos, clipping video waxa weeye shirkadaha waaweyn iyo dadka sameeyp podcast aya waxa ay ku odhanayn muuqalkeen shorts ka dhig kadiban soo gali youtube ama social media aad adigu iska leedahay kadibna wxa ay kugu siinaya 1$ 1000 kun qof walba oo daawada video aad sameesay.
Shirkadaha meesha laga hello waxa mid ah shirkada la dhahao contentrewards o aah mee dad aad ka heli karto shirkadah lacagta bixiyaa
Habkan waa hab fudud lkn waxa uu leyay shurudo , shirkad walba waxa ay kus iinaysa shruudo aad raacdo si aad videogooda lacag uga sameeso.
Habka waxa aad ku bilaabi karta lacag laan kaliya waxa aa u baahan tay waa in aad taqano video editing iyo sido kalana aa leedahy social media
2. Youtube Faceless income- googleads
Habka labaad ee aad online lacag uga sameen karta waxa weeye youtube googlead afaceless oo ah in aad sameesato youtube channel kadiban aad ku xidhato google adsense , youtube waa faceles uma baahnid wajigaag kaliya waxa aad soo galin kartaa muuqalo.
Wax lacag ah kaagama baahan si aad u bilowdo kaliya waxa ad u baahanty in aad youtube shuruudihi buuxiso sido kalana ad haysto google adsense , iyo in aad taqaano qaabka loo sameeyo videoyada
3. Affiliate Marketing income, googleads
Habka 3aad waxa weeye affiliate marekting waana ka ugu fudud ee aanta la isticmaalo sido kalana wadankii ka shaqeeya,
Affiliate waxa weeye in aad shirkadah kale alaabtooda xayaysiiso kadibna qof walba iska diiwan galiya lagugu siiyo tusaale ahan 50$ ilaa 150$ halkii macmiil.
Affilaiet si aad u bilowo waxa adu baahan tahy website affilaote ah iyo socil media , aad ku xayaysiiso affiliakkaa.
lacagta aa ku bilaabi karta waxa weeye 35$ ilaa 1504 hadba nooc iyo affilaiteka aad rbto. si guud affiliate shirkdaha bixya waa free lkn waxa aad u baahanaysa waa 1, website, 2, domainka ,kuwaas ayaa kharsh kaaga baahan .
4. Dropshipping income, Googleads
Habka kale lacag looga sameeyo online waa dropshipping business, kani waxa weeye in aad sameeso shopify store kadibna alaabaha yaala china gaar ahan aliexpress, alibaba , aad soo qaadatos aawiradood kadiban soo galiso storeka kadiban ku iibiso tusaale 30$ halka alibaba laga siinayo 10$
waa busines fiican lkn wuxu u baahan yay aqoon wuxu u baahan yay in aad hasto payment gateway oo ah meesha lacagta lgugu so dirayo.
Iyo in aad taqaano qaabka loo sameeyo afcebook ads si aa du hesho amcmaiil.
5. Ecommerce Income - googleads
Kani waxa uu la mid yay dropshippingka lkn waxa uu kaga duwan yay kan adiga ayaa alaabta amrka hore soo iibsanya alaab aad adigu haysto oo gurigaga ku taala ama meherda ayaad online ku iibinys, tusaale dharka oo kale kabaha oo kale ,kuwaas ayad websiet online ah ku iibinysa
6. Digital product income googleads
busineska labaad ee ugu fiican amrka laga yimaadoa affiloate waa digital products, kani waxa weeye in aad iibiso digital product sida ebook, pdfka, courseyad, waxa aa dku sameesan karta canva kadibna waad iibin karta.
Busineskani wuxu ku fiican yay hal amr yaad sameenysa ebook akdiban unlimkited ayaad ibin karta kamana dhamaanyo xata haddii hal million qof iibsdaan.
waxa kale ku fiican kagama baahna shipping iyo delivery qofku amkau iibsado waxa ugusoo dhacaya gmalkiiisa. lacag fiican waa laga samen karta bishii 4004 ilaa 10000$ waa adi iyo dedaalkaaaga.
7. Freelancer incoem googleads
Busineskan waa ka dad abdnai yaqaan waxan weeye in aad xirfada aad taqano aaad ku shaqeesato tusaale hadii aad taqan video editing, waxa aad kaga shaqeesan karta online , meelaha lagaga shaqeesto waxa ka mid ah upwork, fivver iyo kuwa kale, businesskan waxa muhiin ah in aad taqano xirfad, lacagta aad ka sameen karta waxay ku xidhan tahay xirfadda aad taqano.
8. Blogging adsense income-googleads
Habka 8aad online kaga shaqeesan karta waa in aad sameesato blog kadibankusoo gudbisa articls , hadhow ku xidhata google adsense , kaidban qof walba oo soo booqda websitakaga aad ka sameeso lacag, habkan wuu fudud yay lkn hab dhib ah ayuu leeyahay wan dhanka approvedka ama aqbalad google adsene aya dhibbadan.
lacagta aad ka sameen karta wax ku xidhan tahy inta qof ee kuso booqata ahddii aad hesho dad bdan soo booqda websitekaga waxad ka samen karta 300$ ilaa 4004 bishi .
Lacagta aad ku bilaabi karta waxa weeye 35$ ilaa 150$ so aa d hesho blog website domainka iyo adsense
9. Facebook page income - googleads
Habkani waxa weeye in ad leedahay faceboook page kadiban video iyo warbixin aad soo galiso amrkay dadku daawadana ad lacag lagugu siiyo , waan ka badanka ay isticmaal somalida dhaka facebook,
10. Ugc income googleads
Habkan waxa la dhaha ugc waxa weeye shirkadah bixiya ama iibiya alaabaha sida skincare , laptops aya waxa ay ku soo diryaan alaabtooda akdiban adna video ayad kasoo sameenaysa adiga ka sheekeenay habka ay ku caawisay ama habka ad u istcimalo , tusaale skincare shirkadh waxay kusoo dirayan cream adna video ka samen , kadibna shirkada u diri kadibna shirkadu social media ayay u istcimaali muuqalka ,lacagta laga sameeya waxa weey ugu yaraan 200$ halkii video ee aad sameso
Gunaanad
10 habka waa 10ka ugu fudud ee maanta looga shaqeesato online waxa jira habab kale lkn hab walba wuxu ku haboon yay wadamo gaar ah, tusaale ahan busines la dhaho ugc busines isna wuu jiraa lkn abdnaka waxa uu ka shaqeeyo wadamda kael .
Online busines walba lacag waa laga sameen kara lkn waxa uu kaaga bahan yay waa dedaal iyo in ad wati galiso
