Waa Maxay google ads manage account ama adsense
Shirkada weyn ee google adeegyada ay bixiso waxa ka mid ah laba adeeg oo badna la isku khaldo kuwaas kala ha , google adsense iyo google ads.
Google adsense waxa weeeye meesha bixisa lacagta tusaale ahan haddii aad leedahay youtube ama blog google adsense waa meesha aad lacagta ka sameenayso ee adiga lacagta ku siinaysa.
Google ad ama Google adwords, waxa weeye meesha shirkaduhu ay alaabtooda ku xayaysiinta taaso ah shirkadaha aya google ads lacag siiyo si laabtooda loogu xayaysiiso youtube ama websiteyada , google ads lacag ma bixiyo isaga lacag dadka ka qaada waa sida facebook ads oo kala.
Sidee ku Bilaaba adsense ama google ads manage account
Hadaba sii aad lacag uga sameeso bloggaga ama youtubekaga waxa aad u baahan tahy in aad sameeso google adsense account, kadibana ad google ka dalbato in laguso aqbalo, si xayaysinta lagugu fasaxo, lkn shuruudo ay muhiin ah in aad amrka hore buuxiso.
Shuurdaha youtubek adsense .
Haddii aad leedahay youtube oo aad rabto in aad google adsense lacag ka sameeso waxa muhiim ah in aad shuuradah buuxsi.
- 1.In aad leedahay Youtube channel shaqeenaya
- 2. Inaad youtube gaadhay 1000 subsrcibe
- 3. In Youtubekaagu haysto ugu yaraan 4000 hours daawashoah
- 4. In aad youtube aanu wax ciald ah aanu lahayn
Intaas marka aad buuxiso ayaad dalban karta google asdsense si ay xayaysiinta kuugu furaan.
Shuurdaha adsense ee blogging ama websiteka
Haddii aad haysto blog website oo aad rabto in aad lacag ka sameeso hadaba si aad adsense ugu furato waxa aad u bahan tahay shuuradahn in aad buuxiso ka hor inta aanad sameesan
- In aad haysto website diyaarsan oo dhisan
- in websitekagu leeyahay domain
- in aad websitekkaga so galiso ugu yaraan 25 articls fiican
- on aad haysto tarffic ama dad so booqanyan websitekaag ugu yaran 100
- in aad websitekag ku xidho google consle, google analyst
- in wesitekagu leeyay legal pages sida about us, contact us, privacy &tersm
- In websitekaagu ugu yaraan 2 bilood shaqeenayay oo online .
- In dhamaan articls websitekaagu yhn kuwo original ah
Intaas marka ad buuxiso waaad dalban karta google adsense si ay ksoo aqbaaln uguna xidhtao websiakga lacagna ugu sameeso per clicl.
Sidee loo Furto google adsense
Si aad u furato google adsense account waxa muhiin ah in ad amrka hore diyarsato shuruudaha lagaga baahan yay wayo google adsense kama shaqeeyo dalkii hooyo , yacni aad isticali karta lkn waa in aad ku sameesata wadan kale, shuurdah muhiinka ah waa
- In aad haysto address
- in aad haysto phone number
- in aad haysto ID ama Passport
- In aad leedahay Gmail
Intaas aya ugu muhiinsan si aa du sameesato google adsense kadibna aad ugu xidhato websitekaaga ama youtubekaaga
Gunaanad - google ads manage account
Google google ads manage account gaar ahaan adsense waxa aad ka sameen karta dhaqaale lkn waa in aad dedaasho oo aad waqti galisa si aad uga midho dhaliso dedaalkaagi.
