How to Attract Quality Traffic for ad sense google -
ad sense google

How to Attract Quality Traffic for ad sense google

Marar Badan waxa aad iswaydiisay sidee ku heli karaa ad sense google tarffic ama view, hadaba Haddii aad leedahay website ad sense google ama website affiliate ah ama website ecommerce ah ana si guud website waa aad u baahan tahay waa tarffic, Hlakan waxa aan kugula wadaagi doona habab fudud.

1- Organic Traffic- ad sense google

ad sense google

Waa maxay Organic Traffic, maraka laga hadlaayo organic tarffic gaar ahaan dhanka google waxa weeye in aad view ama traffic ka hesho google waliba si organic ah ama si caadi ah, oo dadku ay website google kasoo helaan,

Haddaba habkan si uu kugu shaqeeyo waxa aad u baahan tahy in websitekaaga aad ku diyaariso ama ka dhisto dhanka seo optimazation Tusaale ahaana qaybaha ugu muhiinsan waakuwan 

  • Keyword research
  • Website/ Domain Authority
  • Page Seo Optimazation
  • Articles Optimazation
  • Website Speed Fast
  • Always Update Your Article.
Hababkani waa ku muhiin si aad website ugu soo Muuqdo Google, haddii aad taqaano waa in aa website ku diyaarisa hadii kalana Teamka aya ku samayn doona optimazation Whastappkan nagala soo xidhiidh.

2- Social Media Traffic- ad sense google

ad sense google
Qaybtani waxa weeye in aad social media aad website ku share garayso si aad halkaas uga heli karto Traffic Badan, Meelaha ugu Fiican waxa ka mid ah 
  • Facebook, Facebook Page/ Group
  • Tiktik Videos
  • Instagram
  • Youtube

3- Pinterest Traffic- ad sense google

ad sense google

Meesha kale ee aad ka heli karta tarffic waxa weeye website la dhaho pinteresthttps://pinterest.com/ kaaso oo ay bishii soo booqdan in kabadan 1 Bilyan oo waliba u abdan united state iyo Yurub. 

4- Quora Traffic- ad sense google

ad sense google

Quora isna waa website kale oo aad tarffic ka helayso  gaar ahaan ad sense google , website waxa uu u shaqeeya dadka aya suaalo waydiiyo kadibna adiga soo galaya suaashi qofkaas ayaad ugu jawaabaysa , kadibna waxa aad galinysa linkiga website ama articles.

Xasuusin– Quora marka aad ku cusubtahy amrkiiba ha galin links ee kalsoonida quora dhiso tusaale ahaan ilaa bil maalin walba ka jawaab ugu yraan 5 suaalo adiga oo aan wax link ah galinyn, intaas marka ay dhamaato waa caadi waa galin kartaa links.

5- Medium Traffic- ad sense google

ad sense google

Medium Isna website kale oo aad ka heli karto traffic waliba gaar ahaan mrka uu websitekagu yay mid cusub oo aan google kaso muqan karin waxa aad accoun bilaash ka samaysan karta Medium kadibna waxa aad kusoo gudbin karta articles aigo dhex galinya linka websitekaaga, sidaas qofku kusoo gali doona websitekaaga.

6- Paid Traffic- ad sense google

Shanta hab ee hore waxa weeye hababkii aa dku heli lahayd free tarffic am organi traffic , hadaba waxa kale oo jira hab degdeg ah oo aad ku heli karto traffic , kaaso  ah in aad lacag ku bixiso oo aad xayaysiin samayso kaidban sidaas aad ku hehso tusaale ahaan

  • Facebook ads
  • Google ads
  • Youtube ads
  • Instagram ads
  • Pinterest ads
  • Tiktok ads
Lkn habkan waxa uu anfacya qof aqoon u leh sidda loo sameeyo xayaysiinta, waayo mar wlba oo ad xayaysiin samayso shirkadaahisi waxa ay ka qaadi doonan lacag. sidda darteed waa in aad taqaana qaabka loo sameeyo xayaysiinta si aanad lacag badan u khaasarin.

Gunaanad

Hababkaas ayaad onlineka uga heli karta tarffic, lkn xasuusnow si aad natiijo fiican uga gaadho waa in aad joogtaysa oo malin walba ku dedasha si aad uso galin lahayn content, siddo kalana waa in aad u samirta waayo waqti badan ayay qaadanaysa  in aad natiijo hesho ama view badan aad hesho

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top