5 Hab ku samee lacag dheerad ah ( extra cash )

Waxa Jirra habab badan oo maanta online looga samee kra extra cash ama lacag dheerad ah  ama dakhli dheerad , taas oo aad ku maaran karto dhaqaalaha iiyo kan qoyskaagaba.

halkan waxa kugula wadaagi ilaa dhowr qodob ama hab kuwaas maanta aad onlineka lacag uga sameen karto.

1- Google adsense blog with extra cash

Google adsense blog ama bloggingku waa hab qoraal ah oo aad inta aad website samaysto kadibna kusoo gudbin karto maqaal ama articles kala duwan, sidda maqaalda spots, dhaqaalga , financial , businesska kadibna aad u furan doonto google adsense ama googles ads, kaaso qof walba oo soo booqda websitekaaga aad lacag ka sameen karto.

2- Affiliate marketing with extra cash

Affiliate marketing waa hab dilaal online ah kaas oo aad shirkadaha kale alaabtooda xayaysiinaysa sidda amazon, digistore , impack iyo dhamaan shirkadaha kale.

Affiliate marketing waxa weeye tusaale shirkada amazon ayaad u xayaysiinysa alaabt qiimaheedu yay 40$ kadibna waxa ay ku odhanaysa qof walba oo iibsada alaabta waxa aad ku leedahay 7$ , qaabkaas ayuu u shaqeeya affiliate marketing , 

3- Youtube Channel - Extra Cash

Habka kale ee aad ku sameen karto dhaqaale dheeradah ah ama extra cash waxa weeye in aad sameesasyso youtube channelk , kaas oo kusoo gudbiso wixi taqaano, tusaale casharo, course, xarabo, vlog iyo dhmaan wixi aad aqoon u leedahay.

Youtube wuxu ku jirra maanta qaybta ugu muhiim ee onlineka ee somalidu aadka u fahan tay dhaqaale badana ka sameeyaan

4- Ecommerce Business- Extra Cash

Habka kale ee aad dhaqale uga sameen karto online waxa weeye in aad samayso wax loo yaqan ecommerce business kaaso oo aad ku dhex iibin doonta alabha sida electrnoci oo kale, maanta dunida waa online badanka ganacsigu wuxu ku socdaa wa online 

5- Social media Marketing- Extra Cash

Habka kale ee aad dhaqaale dheerad ah extra cash ku sameen karto waxa weeye social media marketing, maanta ganacsi badan ayaa ka jira dalkii hooyo lkn badankodu ma laha wax social media ah , sidda darteed waa fursad fiican in aad u qabatoa deeg social media marketing.

kaas oo aad iyaga ugu caawin doontoganacsigoodu meelo badan gaadho dad abdana rkaan  adna aad dhaqale ka sameen karto adeeg walbo oo ad u qabatid.

Gunaanad

Waxa jirra habab abdan o kale oo maanta online dhaqaale iyo extra cash looga sameeya, shan tan waa inta ugu  muhiim san lkn qaar kalana way jiraan insha llah aritlce dambe ayaan kusoo gubin doona kuwan iyo qaar kale oo badan

With so many new AI platforms launching every month, it’s tough to know which ones are actually worth your time and money. That’s where we come in.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top