15 Hab Loo Xaliyo Low value content- get google ads

get google ads

Haddii aad dhib ku qaybtay in get google ads ama google adsense  lagugu soo diido low value content , halkan waxa idinkula wadaagi 10 hab oo aad iska xalin karto 

1. Website Design and themes- get google ads

Talaabada koowaad waxa weeye in aad websietkaaga ka dhigto mid tayp leh oo ah website thmes simple ah istimcaal uma baahnid proseional wbsite ama website ecommerce ah kaliya waxa u baahan tahay website simple ah oo si fudud lagu gali karo 

2. Blog articls - get google ads

Talaabada xigta waxa weeye waxa aad u bahan tahy in aad hasto ugu yaraan 25 articls oo tayo fiican leh , haddii aa ku qortay ai iska hubi in ay sax yhn sidoo kalan aqoontaad aku darty, siddo kale waa in articls mid walba ka kooban yahay 1000 ilaa 1500 words ama kalmadood.

3. Blog post images

Talabada xigta waxa weeye in aad kuso darto balog postigaga ugu yaran ila 3 sawir , sawiraduna wa inay nqoda kuwa small ah oo size yaryahy, siddo kale waa in ay ahadan kuwo original ah oo waliba unique ah,

tusaale ahaan sawirada ku jira websate pexels oo kale waa original oo wax copyright ah ma laha waana isticnaali karta lkn ma aha unique waayo  malayin qof aya isticmaala , hadda marka aad sawirkada lasoo degto canva so gali kaidbna edit ku samee ku dar qoraal ku dar icons, si sawiradu u noqdaan original waliba uniuqe ah

4. Duplicate articls- get google ads

Talaabada xigta waxa weeye inaad iska hubiso in websitekaaga ay ku jiraan articls isku mid ah ama laba articls oo sku mid ah kuwaas oo loo yaqaano duplicate articls, taasi waxay kugu keenaysa in lagusoo diido , amrka taasna iska hubiya

5. Blog Niche- get google ads

Qaybtani waa muhiin waayo waa niche ama mowduuca websitekaaga , google adsense kuma diidayo in aad niche aad rabto doorato lkn waxa muhiim ah maada websitekagu cusub yay in ad iska ilaaliso niche ama mowducuyada qaar tusaale ahaan

  • – Financial niche
  • – helath niche
  • – money niche

Kuwani badanka waxa ay u baahan yhiin waa xirfad iyo aqoon dheerad ah goglena si gaar ah ayuu kuwan u hibiya , amrka isa ilaali waxa aad dooran karta  nicheyada fudud tusaale ahaan

  • – Home decor
  • – Garden
  • – product review
  • – Travel 
  • – Camping
Kuwan waa caadi badanka way fudud yihin wa lagugu soo aqbali kara dhanka google adsenseka

6. Google legal pages- get google ads

Talabada xigta waxa weeye inaad ebsitekaaga ay ku jiraan pages loo yaqan legal pages kuwaas la,aantood aanu adsense kusoo aqbalaeen , pages waxa ka mid ah kuwasnhoose

  • – Abou us page
  • – contact us page
  • – Privacy policy page
  • – tersm and conditions page
  • – disclaimer page

7. Google apps- get google ads

Talaabda xigta waxa weeye ina ad websitekaga ay ku xidhan yihiin google apps muhiim kuwaas kala ah google consle iyo google analyst, wax aad isticmaali karta haddii aad websitekaagu yay wordpress google site kit, haddii kala si tos ah aayad ugu xodhan karta google consle iyo google analyst, kaliya hubi in gmailka kugu sameesana adsense accounkaaga iyo gmailka google apps ay isku mid yihiin

8. website indexin- get google ads

Talaabada xigata wax weeye ina ad marka aad ku xidhato google consle aad dhamaan articls u dirto indexong ama crole, si ay ugu soo muuqdaan google search, siaad u hubiso inta page ama articls ee kasoo muuqdy google indexingka waxa ku eegi karta sidan ( site.yourwebsite) marka aad qorto site. )waxa aad raadind oonta domainkaaha .

9. Website Speed

Talaabada xigta waxa weey in aad kordhiso oo aad hubiso speedka websitekaaga waxa aad isticmaalka karta link https://pagespeed.web.dev/si aa du hubiso speedka websitekaga . marwalba oo website fast yahay waa firsad fiican oo aad uga badbaadalyso cilada low valuega ah

10. Website header navigater.

Qaybtani waxa weeye in headerka websitekaaga aad ka dhigto mid fiican oo si fudud lagu heli karo qoflwaba qaybtauu rabo  waxa ad u sameen karta categiores kala duwan si si fician loo isticmaali karo.

11. Website Rmobile-friendly Design

Qaybtani waa muhiin waa in websitekaagu ahaada mid responsive ah kaas qofka isticmaalaya mobilka ka istimcaalaya ipadka iyo ka isticmaalaya laptopkuna ay si fiican websitekaag u arki karaan oo dhamantood uu ku dhisay gareesan yay hab caadi ah.

12. Good website hosting and domain

Waxa aad u baahan tahay website hosting fiican sida hostinger, namecheap iyo kuwa kale sido kale waxa ad u baahan tahay custom domain tusaale aahaan lacagsame.com, hebel.com hebe.,net hebel.online iyo kuwa kale , iska ilaali hostinyada freega ah ama doaminak fee ah tusaale ahan hebel,sas,jv , kuwaas ma fiican waxa muhiin ah hosting iyo domain fiican

13. No adult, hacking, or misleading content.

Waxa muhiin ah in aad websietkaaga ka ilaalisho niche ama mowducuyad aku saabsan xaraimaha xaasasigaa h ama adut ah , sida kale iska ilaali wayabaha hacking oo kale spamka oo akel iyo dhmaan wax wax walba oo been aha ama mwoducyo aan sharci ahan banaaneey

14. Dalbashada adsense

Intaas marka aad dhameeso waxa ad sameen waxa aa sugi ugu yaraan mudoo bil ah maadam domainkaagu cusub yay waxa fiican ugu yaraan bil ilaa 2 bil in aad ka shaqeeso websietkaag , markaas ka dib aad dalbato adsense . waayo labaads blood google wuxu baranaya websitekaag haday noqoto google search  indexing tarfficka 

15. Website Traffic googleads

Qaybtani ugu dambaysa waxa weeye in aad websitekaaga tarffic u raadiso , google adsence kuguma xidhayo tarfic lkn haddan website bila tarffic ah iyo mid traffic ama views leh way kala rajo fiican yhn ugu yaraan 100 ilaa 500 views waa ok weeey 

Gunaanad

Intaas marka ad dhameeso waad dalban kartaa google adsense , iska ilaali vpnsido kale haddi lagusoo diido waa oky kaliya update ku samee sug ugu yaraan 14 malmood akdibna dib u dalbo. intaas hadaad sameeso n=rajo fiicana yaad qabta in lagusoo aqbalo

Our mission is to make vegan living simple, enjoyable, and accessible for everyone

Important Links

Company

About Us

Contact Us

Privacy Policy

Terms and conditions

Affilliate Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

120 Premium Vegan Recipes

12K Reviews
4.9/5
$15.99 $39.99 60% OFF
Get Now