extra cash

5 Hab Online Lacag Looga Sameeye extra cash

Online marka laga hadlaayo waxa jirra boqolal hab oo aad lacag uga sameen karto , haddab mqaalkan waxa aan idinkula wadaag 5 hab oo aad maanta onlineka lacag uga sameen karto, siddo kale hab walba waxa an raacin doona shuruudaha uu kaaga baahan yay iyo lacagta aad ku bilaabi karto.

1- Blogging + AdSense- extra cash

extra cash

Blogging waxa weeye in aad sameesato ama kiraysto blog online sida wordpress blog, boggerspot ama shopify , bloggerka waxa u baahan yay waxa la yidhaahdo domain iyo hosting. intaas marka ad isku xidho, blogginka hab kala duwan ayaad u isticmaali kartaa.

Adsense - extra cash

Marka aad bloggerkagi extra cash aad maqaalo ama articles kusoo gudbiso waxa aad shirkada google ka dalban doonta in ay adeego adsense ku fasaxa kloy shuruudo ayuu leeyay, markay kuso aqbalaan qof walba oo soo booqd website waxa lagu siina lacag waa isda youtube oo kale , kaas aya la dhaha adsen blogger .

Side Lacag looga sameeya adsense

Adsense waxa lacag looga sameeya website aya qayb ka mid ah google oo galiyana xayaysiin sida darteed marwalba oo qof daawado ama click dhaho waxa lagugu siinaya lacag, laga yaaba in hadda maqalkan dhexdiisa aad ku aragto xayaysiin, saaso kale ayaad lacag uga sameen kartaa.

Adsense ma Freeba Mise waa Lacag- extra cash

Adsense waa free wax lacag ah google kaama rabbo isagaba adiga lacag ku siinaya, lkn waxa aad u baahan tay in aad leedahay website , iyo domain markaas kuwaas ayaa lacag ah ,

addii aad isticmaasho bloggerspot kaas waa free kaliya waxa aad u baahanysa domain oo qiimihisu yay 10$ ilaa 20$ sanadkii, lkn haddii aad wordpress isticmaasho markaas waxa u baahan tay ilaa 35$ ilaa 150$ sanadkii oo aad ku bilaabi kartaa.

Maka sameen karaa 400$ bishii- extra cash

Google adsense waa laga sameen kartaa 400$ iyo wax ka badanba lkn waxa ay kaaga baahan tahay dedaal iyo aad view ana traffic dad soo booqda aad u raadiso , mar walba oo aa dad badani soo booqdaan waxa aad helaysa lacag badan , 

2. Blogging + Affiliate Marketing extra cash

extra cash

Affiliate marketing waxa weeye in aad xayaysiiso alaabaha dadka kale sida amazon oo kale , uma baahnid in aad alaabta soo iibsato kaliya sawirada iyo video alaabta ayaad xayaysiinaysa kadibna qof walba oo alaabta iibsada waxa lagugu siinaya commission ama khidmad

Sidde ku Bilaabi kara affiliate marekting- extra cash

Kaliya waxa aa du baahan tahay waa website qurux badan oo affiliat ah kadibna shirkadaha yaad ka dalban doonain ay ku ogolaadan affiliate progrmkooda oo ad ka heli approved ama aqbalada , kadibna waxa ay kusiin doona link ku gaar ah kaasan xayaysiin doonta. 

Lacag miya lagu Bilaaba affiliate ka- extra cash

Maya shirkdaha bixiya affiliate marketing boqolkii 95% waa free kaliya waa in aad haysta blog website siddo kale haddi aad social media leedahay way kasii fiican tahay,

Lacag inte leeg ka sameen kara affiliateka

Horta shirkad walba waxa ay bixisa commission ama khidmad u gaar ah siddo kale lacagta aad ka sameen karta waxa ay ku xidhan tahay inta qof ee aa du keento tusaale haddii shirkada khidmadu tahay 30% halkii macmiil adeega shirkadu yay 50$ taas macnaheedu waxa weye ina ad halkii macmiil ka samen karto 15$, HHaddii aad u keento 100 macmiil waxa aad ka sameen kartaa 1500$ Bishii.

3- E-Commerce (Online Store)extra cash

Ecommerce business kan badanka soomalidu waa ay wadda taqana waxa weeye in aad hab online ah aad alaab ku dhex iibiso inta aad kasoo iibsato shirkada ku iibiya jumlad aakdibna aad xabd xabad u iibiso, sidda darteed kan warbixin badna uma  baahan waa ganacsiga somalidu taqaano caanka ku tahay

4. Dropshipping + Shopify-extra cash

extra cash

Dropshipping business isna waa ecommerce busines kaaso ah in aad online ku iibiso alabaha aad adiga iska leedahy waxa ay isku dhow yhn kii hore ecommerce lkn kan waxa u kaga duwan yay uma baahnid in aad marka hore alaabta soo iibsato, adiga oo alaabti an soo iibsan ayaad kan bilaabi karta, amrka qof kasoo dalbadan waxa aad alaabti u gudbinysa alibaba ama shirkada kale bixiya sida aliexpress

Lacag intee leeg ku bilaabi karaa dropshippka

Lacagta aad ku bilaabi karta waxa weeye dhowr qaybood , qaybta koowad waa in aad leedhay shopify store , qiimaha shopify wa 29$ bishi marka lagu daro qofka ku sameenaya iyo apps loo bahan yay waamelaha 140$ siddo kale hadhow waxa adu baahan doonta facebook ads si aad alabtadada dad badan u gaadhsiiso sida darted ugu yaraan waa in aad haysta 500$ .

Risk miya dropshippingku -extra cash

Dropshippingu waxa u baahan yay qof aqoonteeda leh waayo wax sahlan ma ha haddi kale lacag badana yaa kaaga khasaaraya,adiga oo aan wax lacag ah ka samen ,sida darteed waa muhiim in aad aqoon teeda leedhay inta aanad bilaabin.

5. Freelancing-extra cash

extra cash

Freelancer waxa weeye in aad si xor ah u shaqaysto adiga oo soo gudbinay skills ama xirfadaa ad taqano tusale ahaan xirfadda vdeo editing graphic designer, web design , hadba tii aad taqano. kuna soo gudbinaya sida fiiver, upwork iyo meelahas , ama social media ama website adiga gar ku ah.

Lacag ma ku bilaabi kara freelancer

Freelancerka lacag kaagama baahan kaliya waa in aad taqaano xirfadda aad ku shaqaysano, lkn haddi aad rabto in aad sameeso website ku gaar ah ama aad marketing xayaysiin ku bixiso sida facebook ad, makaaso kale ilaa 100$ ilaa 400$ waad ku kharash gareen kartaa.

Lacag inte leeg ka sameen karaa

Lacagta ad ka sameen karta waxa ay ku xidhan tahay skills aad taqano iyo inta macaamiil ah ee aad hesho bishi tusaale haddi aad taqano web design oo aad halkii macmil uhu sameeso 370$ markaas 10 macmiil bishi waxa aa dka qaadi kartaa 3700$ marka kharshaadka laga jarana meelah 2800$ ilaa 3000$ waad ka sameen kartaa.

Gunaanad-extra cash

Onlineka lacag waa laga sameen kara hababkan iyo qaar kale oo badan lkn xasuusin wax walba dedaalkaag ayay ku xidhan yhn iyo in aad joogtaysa mida kalanawax marka horewaa aag yhn wana dhib badan yhn lkn haddii aa du samirto oo dedaalkeeda aad bixiso waxa ku hubba in ad lacag fiican ka sameen karto 

With so many new AI platforms launching every month, it’s tough to know which ones are actually worth your time and money. That’s where we come in.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top