Waa maxay Sensitive Content Warning
Siddee lo xaliya - Google adsense blog - Sensitive Content Warning

Si aad u xaliso waxa aad gali doonta accountkka Google adsense blog ah kadibna waxa aad kasii dooran doonta qaybta ay ku qoran tahay setting, waana qaybta laga maamulo warbixinta bloggerkaaga

Kadibna waxa aad kasii dooran doonta meesha ay ku qoran tahay Adult content taaso ah meesha aad ka xidhi karto , hadhowna aad ka furi karto marka aad u baahato , habkaas fudud ayaad iska xidhi karta ciladan.