Maqaalkan maanta waxa aynu ku baran doona qaabka lacag looga sameeyo blogging, waxa uu yahay blogging.
Website la isticmaali si loo sameeyo website blogging ah lacagta lagu samayn karo website blogging ah iyo dhamaan suaalo al xidhiidha blogging
Marka laga hadlaayo blog macnaha blog waxa weeye hadaan soo koobo waa in aad maqaaalo aad ku qorta dhanka online ka kuwaaso oo hadhow dadku akhrisan doonaa.
Maqaalada aad qori karta waxa aynoqon kara kuwa warbixono ah kuwo warar ah iyo kuwa sheekooyin ah.
Maxa layga baahan yay

Haddia aad rabto in aad bilowdo ama aad noqotid blogger waxa ugu muhiinsan ee laga rabba waxa weeye inaad leedahay meel ama website aad kusoo gudbiso maqaalada aad qorayso.
Webiste building
Albaabka ugu horeeya ee laga gallo ama lagaga bahan yahay inaa blogger noqota waxa weeye in aad leedahay websit.
Oo ah meesha hadhow dadku ka heli doonan warbixintaada adna ad hadhow ku xidhan doonto habka lacagta ku heli lahayd.
Hadaba website walba marka laga sameeyo waxa lagaga baahan yaya waxa weeye oo ay ka wada siman yihiin waa laba qodob kuwaaso kala ah hosting and domain.
Waa Maxay Hosting
Hosting waxa weeye meesha lagu kaydin doona dhamaan files websitekaaso kuwaaso hab online ahaan ah loo kaydiin doona, waayo si website live u noqdo oo qof waliba u heli karo waxa muhiin ah in aad leedahay hosting kaaaso 24/7 online ah ooo al heli karo lana gali karo.
Domain ama magacaaga

Waa amxay domain? domain waxa weeye magaca websitekaaga kaaso adiga ku gaar ah oo haddi aad adigu iibsatyo aanan qof kale iibsan karin ilaa intaa ad adigu isticmaalayso.
Waxa tusaale ahaan kusoo qaadan doona youtube.com, facebook.com tiktok.com dhamaan waa domains kuwaaso oo u gaar ah qofka iska leh ee iibsaday.
Sidda si la mid ah adna waxaad iibsan karta domian ku gaara ha sida kan websitekayga oo kale lacagsame.com.
Halkee ka hela domain iyo Hosting

Hadddaba si aad u hesho hsoting iyo domain waxa jirra websiteyo kuwaaso ku sahlaya in aad si fudud u hesho hosting iyo domainkaaga aad adigu rabbto.
Iyago oo lacag ka qaadaya ilaa $2 bishii ama $24 sanadkii kadibna ku siinayaan hosting iyo domain ku gaar ah.
Waxa kamid ah kuwans oo socda, wordpress, shopify, wix blogger, bluehost, fastcomet dhamaan website waxa aad ka heli karta ama aad ka iibsan karta hosting iyo domain. halkan ka iibso domain iyo hosting
Sidee lacag looga sameeyo blogging
Marka aad website diyaariso ee aad iibsato hostingka iyo domainkakadibna ad websiteka dhisto, waxa xigga waxa weeye inaad lacag ka sameeyosp maqaaaladi aad kusoo qortay websuteka. Habka lacag looga sameeya blogging waxa kamid ah.
1. google adsense

Habka ugu caansan ama ugu badan ee dadku lacag uga sameeyan website ama blogging waxa weeye inaad ku xidhato google adsense.
Waa maxay google adsense
Google adsense waa qayb kamid ah shirkad weyn ee google, hadaba google adsense waxa jirra shirkado ama ganacsto abdan oo lacag ku bixisa in loo xayaysiiyo alaabtooda.
Sida darteed google waxa uu shirkadaha xayaysinta rabba uu kasoo qaadaya alaabtoodu waxa uu ku dhex xayaysiinayan blogginkaaga ama websitekaga.
Kadibna lacagtii laga soo qaaday shirkadaha qaybna waxa qaadanaya google adsense qaybta kalana adiga ayaa qaadanay oo lagu siinaya.
Waxa tusaale kugu filan waa youtubeka sidda youtube oo kale ayuu blogginku lacag uga samyn karta google adsense.
Google adsense maxay iga baahan yihiin
Haddaba si google adsense requirements aad ugu furato websiteka waxa muhiin ah in aad la timaado shurrdaha google adsense kaaga bahaan yahan. Waxana kamid ah hadii aan idin soo koobo.
1. origan and unique content
2. in website ilaaliyo shurrdaha google adsense polices
3. in aad tahay ama ka wayntaty 18 jir
Read more Google adsense help page
Google adsense Page
Shurrud labaad ee iyaduna aad u muhiin ah waxa weeye in uu websiteku leeyahay page looga baahan yaya website walba marka laga reebo in aad maqaalo so galliso. Hadaba 4 pages waxa ay kala yihiin.
About Us Page,
Contact Page,
Terms and Comdition Page,
And Privcay Policy Pages.
Waa muhiin in websitekaagu leeyahay afartan pages in aanad xaraysan xaraysan ama aanad dalban google adsense.
2. Affiliate Marketing

Habka labaad ee aad blogging lacag uga smayn karta waxa weeye in aad websiteka ku dhex furato waxa loo yaqaano affiliate marketing.
Affiliate markating waxa weeye in aad laabta shirkadaha waaweyn iyo kuwa kalana aad websitekaaga ku dhex xayaysiso adiga oo lacag ama commission ka qaadanay ilaa 510- %50 halkii action ama halkii sales.
Affiliate markaing wuu ka fudud yayah sida googlen adsense, sababto ah isaga amrkiiba waad bilbaabi karta kaagama baahana wax shurrudaha ah .
Shirkdadah aad affilaiote markating kaga shaqayssan karto waxa ka mid ah getresposne, bluehost, cj affilaite inpact affilaite.
Gunaanad
Haddaba blogging waa fursad fiican oo aad online alacag uga samayn karto.
Sidoo kalana aanay kaaga baahnay wax kharash abdan ah waxa laga yaaba kaliya in aad u baahanto hosting iyo domain.
waxa kale oo jirra habab abdan oo aad blogging lacag uga samayn karto kuwaaso iyagana aan dhawaan idin soo gudbin doon