Low value conte sidee loo xaliya google ads -
google ads

Low value conte sidee loo xaliya google ads

Soo dhawaad asxaabteena maqaalkan maanta waxa aynu kaga hadli doona arin marar badan dhalinyarada kussoo noqonoqtay sido kalana google ads dhib ka haysto taaso  ah low value content , waxa aan halkan idinkula wadaagi doona ilaa 10 sabab oo keelan arintan

Waa maxay low value content google ads

Low value content waxa weeye marka google uu website u arko in aan wax faaiido ah kuso kordhinayn dadka akhrisan doona, taas ayaa loo yaqaana law value content , waxa keena sababo badan oo ka mid yihiin 

1- Website design - google ads

Aarinta ugu horaysa ee google ads aa kala kulmi karto low value content waxa weeye in website aanu u diyaarsanyn ama designka websitekaagu aanu ahayn mid u diyaarsan xayaysiinta ama themes aad isticmaashay ay tahay mid aan adsense friendy ahayn.

Haddi aad tahay wordpress themes ugu fiican sido kalana freega ah waxa kamid ah themes astra , wp aceason iyo thems newska ah.

2- Bost Plagraisom google ads

arinta labaad ee keenta  google ads low value content waxa weeye warinta loo yaqaano plagraisom taaso  ah in aad aricles aay ku jiraan ama aad kasoo copygarys website kale ama qofk kale maqaal uu qoray in aad soo copy garays.

Waxa muhiin ah in aad website articles aad soo galinysaa ay yihiin kuwa aad adigu isleedahy oo original ah.

Waxa jirra website aad ku hubin karto in articles aan lahayd waxa copyrigh ama plagraisom waxan kamid ah kan https://plagiarismdetector.net/

3- Think content - google ads

Qodabka xigga waxa weeye waxa loo yaqaano thin content ama in maqaalkaagu uu kooban yay uuna ka yar yahay 1k words ama kun kalmadood, waxa muhiin ah in aad article ka dhigto ugu yaraan kun kalmadood. waxa aad ku hubin karta website https://wordcounter.net/

4- Add Video - google ads

Arinta xigtaa waxa weeye in aad in aad website ama articles aany ku jirin wax video ah, sida darteed waa muhiin in aricles aad kudhex darta video waliba kuwaas oo ku saabsan isla articles ay ku jiraan.

5- Internal & External links google ads

Arinta xigta waxa weeye internal links and external links waa in ay ku jiraan websiteka, maxay yihiin internal and external links? internal links waxa weeye in aad aricles aad ku dhex darto linkiga articles kale oo isla websitekaaga ah, 

External links waxa weeye in aad websitekag ku dhex darto links websiteka kale 

Tusaale aad aad maqaal ka qorayso cafimaadka waa in aad link website shirkada waaweyn aad ku dhex dartaa.

6- custom domain- google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad website uu leeyahy custom domain , waa maxay custom domain ? custom domain ama domain name waxa weeye domain link adiga ku gaar tusaale ahaan lacagsamecom waxa weeye our custom domain.

Sido kale waxa jira waxa loo yaqaano subddomian? waa maxay subdomain ? subdomain waxa weeye domain isagu ku gaar ah lkn aan ahayndomainka guud tusaale ahaan seo.lacagsame.com waa subdomainka halka domainkenu yahay lacagsame.

7- Ai content post- Google ads

Arinta xigta waxa weeye faaiida iyo dhibka ay leedahay ai content generator. sida aynu wadda ognahy hadda waxa soo baxday ai sida chatgpt, google bard, kuwaas oo si fudud kugu sahlaya in aad article qorto, taaso oo arin fiican ah.

Laakin waxa aad u baahan tahay marka aad articles ay ku qoraan in aad edit ku samayso oo aad wixi khaldan iyo meelah aan saxda ahayn aad edit ku samayso.

Waxa aad articles ku qoran kata website lacagsame.com/blogger marka aad articles aad diyaarsto waa in aad iska hubiso sido kalana wixi aqoontada ha ku kordhisaa articles ai ku qortoy.

8- Bad navigation - google ads

Arinta xigta waxa weeye in websitekaagu aanu lahay good navigation, haddi aad website leeyay bad navigation oo akhristuhu aanu si fudud ku heli karin articles iyadun waa dhib.

Good navigation waxa weeye in website lahaado categories tusaale ahaan fitnes sido kale waa in fitness toos tagaan ugu yaraan 3 categoires.

9- low readability- Google ads

Haddi maqaalada websitekaagu aany ahayn kuwo si fudud ama qaab qurux badan oo qoray oo isku dhex yaacsan iyadna waxa kugu keenatysalow value content adsense . sida darteed waa in maqaalkaagu yay mid si fiican loo qoray.

10 - Grammar error- Google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad iska hubiso in articles uu yahay mid dhanka grammarka sax ka ah oo an wax khaladaad ahayn aany ku jirin. waxa aad isticmaali karta website ai ah ee freega aha si aad iskaga saxdo grammarka khaladaadkaga. https://quillbot.com/

11- Site branding - google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad website uu yahaymid leh branding u gaar ah kaaso oolagaga garto website kale , tusaale ahaan logo kugu gaar ah , colr kug gaar ah iyo design ku gaar ah, si guud waa in website leeyay branding u gaara

12- Original images- google ads

Arinta xigta waxa weeye in website ama aricles aad kusoo gudbiso images original, sid aaynu wada ognahy waxa aynu wada isticmaala website freega ah sida pexels, pixaby, inkasto kuwaaso free yihin haddan uniuqe ma ah, sababto ah waxa isticmaalaya boqalal qof, sida dareed waa in aad image aad kaso downlaod garyasta website free ah aad edit ku samayso adig isticmaalya canva sido oo kale 

13- Niche gaara - google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad doorato niche ku gaar ah sido kala nicheka aad hoos ugu sii daadagto, tusaale haddii aad doorato social media niche waa in aad sii kala doorata tusaale yotube, facebook, or tiktok.

Mar walba oo aad si doorato niche gaar ah waa mar walba oo aad si fiican ugu helayso google ads ama google adsense approved.

14- Site speed- Google ads

google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad hubiso in website speedkiisu aad u dheerayno waayo mar walba oo speedka websitekgu dheerayna waa mar walba oo si fudu ku heli karto google ads apprved, halkan ka hubi website sppedkiisa https://pagespeed.web.dev/

15- High Quality Keywords-google ads

google ads

Arinta xigta waxa weeye in aad website ama articles aad kusoo gudbiso high qualityn keywords, kuwaaso oo ka caawinaya in aad hesho views badan sido kalana aad dhanka adsnse lacag badan ka samayso. waxa aad isticmaali karta website seo ah lacagsame.com/seotools.

16- no post from Ymyl- google ads

Talaabda xigta waxa weeye in aad iska ilaaliso nniches loo yaqaan ymyl, kuwaaso oo u baahan xirfad aiyo aqoon dheerad sido kalana u baahan experst, niches way kugu adkaanys approved google ads.

Waxa kamid ah niches kuwan so socda.

 

  • News and current events: 

    Pages about the news on international events, politics, science, etc.

  • Civics, government, and law: 

    Pages containing information that informs people, such as info about voting, legal issues, social services, etc.

  • Finance:

     Pages about investing, taxes, banking, etc.

  • Shopping:

     Pages about shopping, including pages that allow people to make purchases online.

  • ContenHealth and safety

    : Pages about one’s health or safety, including medical issues, drugs, hospitals, etc.t

  • Groups of people:

    Pages about groups of people, including nationality, race, status, etc.

  • Other:

     Pages that deal broadly with “your money or your life,” such as pages about fitness and nutrition, housing, finding a job, etc.

17- Site indexing- google ads

google ads

Qodobka ugu dambeeya waxa weeye in aad website kasoo muuqdo google search ugu yaraan 1o post iyo ilaa waxooga pages, si aad halkaas uga hesho ugu yaran organic traffic, waana qodob aad iyo aad u muhiin ah marka laga hadlaayo google ads .

Si aad website u tijaabiso in uu google kasoo muuqdo waxa aad tagi foobta google kadibna waxa aad ku qori doonta sidan site:yoursite.com,  meesha ay ku qoran tahay yoursite waxa aad ku bedeli doonta webstekaaga sidan oo kale site:lacagsame.com 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top