Sidee seo tool u shaqeeyaan + Website isticmaala -
seo tool

Sidee seo tool u shaqeeyaan + Website isticmaala

Soo dhawaada dhamaan asxbteen maqaalkan waxa aynu maanta ku baran doona seo tool qaabka loo isticmaalo, sido kale waxa aad ku baran doona website seo tool qaabki aad u isticmaali lahayd iyo faaiidooyinka uu leeyay.

Adeega- 1- Keyword Research- seo tool

Adeega koowaad ee aad website seol tool aad ka helayso waxa weeye keyword research, keyword resaerch wax weeye raadinta keyword kaaso kaalin muhiin ah ka qaadata marka aad qorayso maqaal ama article ama blog post, sido kale keyword waxa uu goaamiya lacagta aad ka samayn karto siteka

  • Organic Traffic

    Faaiidooyinka keyword research waxa kamid ah helitaanka keyword traffic badan leh sido kalana high cpc leh sidan oo kale

seo tool

Haddaba si aad u isticmaasho websitekeena oo aad ugu raadiso keyword waxa aad raadi doonta stepkan hoose.

Step 1- login and go keyword research

seo tool

Qaybtan marka aad soo gasho waxa aad ka dooran doonta meesha ay ku qoran tahay keywor Research, kadibna click dheh waxa kusoo bixi doona page kale oo cusub.

Step 2- Gali keywordkaagi

seo tool

Marka aad page kan joogta qaybta keywordka waxa aad galin doonta keywordka aad rabto tusaale ahaan haddii aad rabto in aad fitnesska maqaal ama aricle ka qorto, waxa aad fitnes galin doonta qaybtaas.

Qaybta xigta ee Country ah waxa aad dooran doonta wadanka aad rabto in maqaalkaaga laga akhristo ama target country, intaas marka aad galiso waxa aad qaybta submit dhihi doonta.

Step 3- Dooro keywordka cusub

seo tool

Qaybtani waa qaybta ugu muhiinsan sbbto ah waxa aad halkan aad ka helaysa dhamaan warbixinta boqolaal keyword kuwaaso oo ay la socdaan inta traffic ee bil walba raadisa iyo waliba inta high cpc adsense aad ka heli karto.

Hadaba waxa si aad u doorato keyword tayo leh waxa aad xooga saarta waa high cpc keyword iyo high volume, keyword labaad isku hela waa keyword fiican oo ku anfacaya.

Step 4- Use Your Keyword

Marka aad keyowrd aad soo ooratay talaabada xigta waxa weeye in aad keyword isticmaasho oo aad dantii aad lahayd ku isticmaasho, haddii aad u rabtay in article ku diyaariso, haddii aad u rabtay video, iyo haddii aad rabtay in aad si kale 

Adeega 2- Competition

Adeega labaad ee websitekeena aad ka helayso waxa weeye keyword competition, qaybtani waxa weeye in aad ogaato keywordka aad isticmaashy inta kale ee dad isticmalay, aqood websiteka dadka kale ee kula tartamaya.

seo tool

Haddaba si aad u isticmaasho qaybtan waxa muhiin ah in aad raacdo talaabooyinkan soossocda.

Step-1- Choose your domain

seo tool

Halkan waxa aad galin doonta domainka aad rabto in aad warbixintiisa hesho, tusaale ahaan aanigu haada waxa aan isticmaalay website google, si tusaale ah lkn adigu waa in aad galisa website ama domainkaaga.

Step 2- Gali keywordska iyo dalka

seo tool

Qaybtan waxa aad galin doonta keyword aad rabto in aaad ogaato competitionkiisa iyo dalka aad abto akdibna waxa aad odhan doonta Test

seo tools

Kadibna waxa kusoo bixi doona pagekan oo ay ku jiraan dhamaan warbixintii keywordkii aad galisay sidoo kalana ay la socdaan dhamaan websiteka kale ee tartarkan kugu jira. warbixinta waxa kamid ah kuwan

  • Page Authority (AP)

    Kani waxa weeye inta google pageka ku kalsoonyahay ama awooda page kamid ah websiteakag marka la hadlaayo dhanka seo da

  • Domain Authority ( DA)

    Kana waxa weeye inta uu awood leeyahy domainkaaga guud oo ay ku jiraan dhamaan websiteka waana meelaha lagukal dheereeyo amrka la joogo google ranka

  • BACKLINKS

    Backlinks waxa weeye inta website ee website kugu xidhan tusaale ahaan haddi website kale uu domainka isticmalo ama kugu menation gareeyo waxa loo yaqaana backlinks

Adeega 3aad- Check Domain& Page Authority

seo tools

Adeega kale ee aad websitekena ka heli karta waxa weeye in aad ogaato inta google ku kalsoon yahay websiteka ama page , iyo in taad ogaato inta page ama domainka uu awood ku leeyahy dhanka google iyo seoda.

Siddee loo isticmaala domain authority

seo tool

Si aad u isticmaasho uguna hubiso awooda domainkaga markka hore soo gal website dooran domainka check authority, kadibna qaybta saree gali domain nameekaga sida ka muuqat sawirka hoose, akdibna dheh submit. kadibna waxa kusoo bixi doona 100% inta uu domainkaaga uu yahay.

Adeega 4- Mobile Support Test

seo tools

Adeega kale ee aad websitekena ka halaysa waxa weeye adeeg aloo yaqaano mobile support test, kaaso ah in aad galiso domainka ama website si aad u hubiso in websitekaga dadka mobilada isticmaala ay si fudud ku isticmaali karaan.

Sidee loo isticmaala adeegan

seo tools

Haddaba si aad addeegan u isticmaasho waxa aad galin doonta websitelinkiga kadibna waxa aad odhan doonta submit, wuxu kusoo saari doona inwebsite yahay mid mobile lagu isticmaali karo iyo in kale.

Adeega 5- Site map

seo tools

Adeegan waxa aad ku ogaan doonta in website uu leeyahy sitemap sido kalana waxa aad ku ogaan doonta inta sitemap ee websitekaagu leeyaya. si aad u isticmaasho kaliya kaliya domain ama linkiga websitekaag kadibna dheh submit, waxa kusoo bixi doona warbixinta webssitekaaga.

seo tools

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top