Sidee Lagu Helaa adsense safe traffic 2023 -
adsense safe traffic

Sidee Lagu Helaa adsense safe traffic 2023

Maqaalkan waxa aynu kusoo koobi doona adsense safe traffic sida loo hello, haddii aad leedahay website ama blogger ama online store waxa aad u baahan tahay waa in aad hesha adsense safe traffic.

Marka laga hadlayo adsense safe traffic waxa loo qaybiiya 4 qaybood [ organic, social media, free organic, paid organic]  kuwaas oo aynu maqaalkan maanta ku baran doona step by step.

1- Organic - adsense safe traffic

Marka laga hadlaayo adsense safe traffic  qaybta ugu muhiinsan waxa weeye organic traffic. Hadaba waa maxay organic traffic? organic traffic waxa weeye in website dadku kasoo booqdaan dhanka google search, iyago oo isticmaalay keywords.

Haddaba orgaic traffic waxa loo qaybiya laba qaybood, kuwaas oo muhiin ah in aad kala fahanto.

  • Free Organic Traffic

    Qaybtani waxa weeye in aad si free ah uga hesho google traffic, taaso ah marka qofku ku qoro keyword in website kasoo muuqdo. Si aad free organic u hesho waxa aad u baahan tahay in website aad ka dhisto dhanka seo

  • Paid google traffic

    Qaybtani waxa weeye in aad google lacag siiso si uu website kugu xagaysiiyo oo aad google traffic uga hesho.

2- Social Media - adsense safe traffic

Habka labaad ee lagu hello adsense safe traffic waxa weeye social media traffic, tusaale ahaan dhanka facebook, tiktokda iyo youtubeka.

Haddab social media traffic siddo kalana waxa loo qaybiya laba qaybood kuwaas oo ah sidan soo socda.

  • Free social media Traffic

    Qaybatani waxa weeye in aad si free ah aad traffic uga hesho dhanka social media sidda facebook. youtube, tiktokda, adiga oo account ka furanaya sida caadiga ah

  • Paid social media traffic

    Qaybtani waxa weeye in aad lacag ku bixiso sida facebook, tiktoka ads, instagram iyo youtube kadibna aad halkas ka hesho traffic iib ah.

Meelaha kale - adsense safe traffic

Qaybaha hore aynu soo sheegnay waa meelaha ugu caansan ee laga hello adsense safe traffic, laakin waxa jirra meelo ama platform kale oo badan kuwaas oo iyana laga hello free , paid and organic traffic , waxana ka mid ah kuwan hoose.

  • Pinterest

    pinterest waa website 50% in kabadan ay isticmaal maraykanka, waana sida facebook oo kale waxa aad soo galin karta post ama video.

  • Quora

    Waa website dadku ku waydiiyan suaalo, kadibna ay ka helaan jawaabaha suaalahoodi.

  • Medium

    Medium waa website sidda bloggerka oo kale lkn ka fiican, waxa aad ku qori karta article kuwaas oo kasoo muuqan kara dhanka google.

  • Forum traffic

    Forum waxa weeye madalalo dadku suaalo iyo warbixin isku waydiiyan, waxa jirra boqolal forum ama community, hlkaas aad ka heli karto traffic.

Si aad u hesho adsense safe traffic gaar ahaan platformk aan soo sheegay waxa muhiin ah in aad dadka wax value ama macno leh aad la wadaagto, iska ilaali in aad link ku share garayso adigo wax value ah kuso kordhin dadka.

Mar walba oo aad value ama wax fiican kusoo gudbiso dadku iyagaba linkiga ku dhufana sidaana ku tagaya website.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top