Soma Archives -

Soma

Sidee loo bilaaba blogging lacag adsense looga sameeya

Sidde loo bilaaba Blogging iyo adsense

Maqaalkan waxa aan idinkula wadaagi doona qaabka loo bilaabo blogging iyo hababka aad lacag adsense ugu samayn lahayd adigoo jooga dalkii hooyo. 1: Waa maxay blogging? Blogging waa madal aad kusoo gudbi karto maqaalada sida articles, kuwaas oo aad ka qori kartid nooc walba oo niche ama mowduuah. Yaa isticmaali kara blogging? Blogginka waxa isticmaali kara qo walba oo rabba in uu noqdo blogger, kuma xidhna meesha aad joogta iyo dalka aad joogta blogger wuu noqon karaa qof walba Waa maxay blogger iyo blog? Waxa jiraa dad badan oo isku khalda labada kalmadood ee kala ah blogger iyo blog. hadda haddii aynu ku horayna blogger waa website free ah oo ay bixiyaan shirkada google kaaso oo aad ku qoran karto maqaalo. Kalmada kle ee ah blog waa magaca loo yaqaana qof isticmaalya ama adeegsada blogginka , tusaale ahaan youtuber waa qof  youtuber ah oo youtuber maqaalo kusoo gudbiya, halka youtubekuna yay meesho ama platformkiii uu kusoo gudbinyay videoska. Sida si la mid ah blog waa  magac blogging platformka wuxu noqon karaa google blogger , wordpress blog, shopify blog, wixi blog ama shirkad walba oo bixisa adeega blogging ah Maxa layga baahan yay si aan bloggin u noqdo. Si aad ugu soo biirto blogging waxa aad u baahan tahy ama talaabada koowaad waxa weeye in aad leedahay domain name, iyo hosting website. 2: Waa maxay domain name iyo hosting Domain name waa magac aad u bixin doonta website kaas oo aan cid kale isticmaali doon , tusaale ahaan facebook.com youtube.com, lacagsame.com Waxa jiraa shirkado badan oo bixiya adeegyada domainka shirkadahaas waxa ka mid ah namecheap, bluehost, fastcomet iyo qaar kale oo badan. Hosting waxa weeye meesha lagu kaydin doona dhamaan warbixita iyo files websitekaas sida sawirada iyo dhamaan warbixita website. Qiimaha domainka iyo hostingka Haddaba domainka iyo hosting maada ay bixiyan shirkado badan sida darteed shirkad walba waxa ay leedahay qimo u gaar ah, shirkada ugu jaban waxa weeye namecheap taaso aad domainka iyo hostingka aad ku helayso sanadkii lacag gaadhaysa 35$ siddo kale sanadka labada waxa weeye ilaa 44$ iyo qiimaha dominka.  Halka shirkadah kale ay qiimhaoodu u yahy sanadka kooaad 35$ laakiin sanadka labaad qiimahaoody waa qaali ilaa 100$. Step 3: Choose a Niche dooro mowduuc Talaabda xigta waxa weeye in aad doorato mowduuca ama niche aad ku fiican tahay, qof walba wuxu leeyay ama yaqaana mowduuca uu ku fiican tusaale ahaan business niche, fitness niche, cooking, news, football. hadab kii aad adigu ku fiican tahy oo aad warbixin iyo maqaal ka qori karto ayaa muhiin ah in aad doorato. Step 4: Select a Blogging Platform Talaabada xigta waxa weeye in aad doorato website platformkii aad ku dhisi lahayd, tusaale ahaan wordpress ama blogger ama wix ama shopifay. lkn ka ugu fiican dhanka bloggingka iyo waliba qiimaha waa wordpresska gaar ahaan namecheap shared hosting . Step 5: Design Your Blog Talaabada xigta waxa weeye ina ad website design ku samayn waliba design fiican oo tayo leh, haddii aad u baahato in lagu dhiso waad nala soo xidhiidhi karta numberk whatsappkeena ayaad nagala soo xidhiidh karta nala soo xidhiidh si lagu caawiyo Step 6: Create High-Quality Content Talaabada xigta waxa weeye in aad diyaariso maqaalo tayo fiican leh oo ilaa 10 ilaa 30 articles ah ka hor inta aanad dalban adsense, articles waliba waa in ka koobnaada ugu yaraan 1000 word halkii articles, sido kale waa in aad soo galisa internal link, external links, images, videos. Step 7: Promote Your Blog Talabda xigta waxa weeye in aad websitekag marketing u samayso si aad u hesho traffic ama views, hababka lagu helo tarffic waxa kamid organic tarffic  from google adigoo isticmaalya keyowrds fiican. haddii aad u baahan tahy keywords halkan hoose ayaad ka heli karta unlimited keywords dalbo keywords Step 8: Monetize Your Blog/ lacag ka samee Talaabada xigta waxa weeye sidee lacag looga sameeya blogging website, waxa jira habab abdan oo aad lacag uga samayn karto websitekaaga Google ads waxa weeye in aad website ku furato xayaysiinta google Affiliate marketing Waxa weeye in aad websitekaaga ku dhex xayaysiiso alaabah shirkadah kale E-commerce Waa in aad ku dhex iibisa ku dhex gadda products aad adigu leedahay nala soo xidhiidh si lagu caawiyo Step 9: AdSense Requirements for Bloggers Hadda inta aand bilabin website in aad adsense u dalbato waa in aad buuxisa shuruudaha adsesne kuwas oo kala aha sidan In aad tahay 18 jir iyo wax ka weyn in aad leedahay website iyo domain/ subdomain In aad kusoo gudbiso ugu yaraan 25 unique and high quality articles In aad ku xidhay google conclse iyo google analytics in websiye yay mid fiican oo diyaarsan In aad ilaalisho shuruucda iyo xeererka google adsense in aad hastyo waxooga organic tarffic ah in aad hastyo waxooga organic tarffic ah Gabbogabo Haddii aad raacdo dhamaan talaabooyinka waa hubaal in aad website heli karo google adsense aapporved. sido kale xasuusnow in website ugu yaraan uu online ahaa 2 months ilaa 6 months. Haddaba qaabkaas fudud ayaad ku noqon karnaa blogger  adiga oo jooga dalkiina aad lacag ugag samayn kartaa onlineka.

Sidee loo bilaaba blogging lacag adsense looga sameeya Read More »

Ganacsigan 2024 waa in aad Bilowdaa Affiliate Marketing

affiliate marketing

sida aynu wadda oganahy waxa maalmo kooban ka hadhsan yahiin sanadkiii cusbaa sidaa darteed waa muhiin in aad ganacsi cusub bilowdo, haddaba waxa jirra boqolaal ganacsi oo online ah iyo habab badan oo onlineka lacag looga sameeyo. lkn nasiib xumo business online walba ma ah mid fudud ama somali ahaan ayn isticmaali karno, sida darteed waxa aan halkan idinkula wadaagi doona online bsuiness aad si fudud ku bilaabi karto dhaqaale fiicana aadka samayn karto. Affiliate marketing business Haa ganacsiga aynu maanta ka hadli doona waa affiliate marketing, waa laga yaaba in aad marar badan maqashay ama aad isku dayday in aad ganacsigan lacag ka samayso, haddaba waxa aan kula wadaagi doona sababta an ganacsigan u jeclahay siddo kalana aan online businesska kale uga dhex doortay.  Muxu yahay affiliate marketing Affailiate Marketing sii kooban waxa weeye in aad xayaysiiso oo aad suuq geyan u samayso shirkadaha kale alaabtood, kadibna aad ka hesho khidmad ama commission ah 10% ilaa mararka qaar 100%. Muxu faaiido leeyay affiliate marketing Affiliate marketing waa gaancsi aad online iyo waliba offline ugaga shaqaysan karto, haday noqoto dalkii iyo dibadaba, hadda waxa aynu eegi doona faiida ganacsigan leeyay. Cost-effective Faiida oowaad ee ganasigan waxa weeye in aad ku bilaabi karto lacag kooban, mararka qaarna aad ku bilaabi karto qaab free ah, haddii aad lacag ku bilow waxa laga yaaba in aad kharash kaliya ah 70$ aad galiso ganacsigan. taaso ah samaynta website iyo domainka. Passive income Ganacsigan affiliate marketing waxa aad ka samayn karta dhaqaale joogta ah, maadama aad online ugua shaqaynsan karto. Flexibility Affailiate marketing faaiidada kale uu leeyahay waxa weeye in aad adigo jooga gurigaaga aad ka shaqaysan karto affiloate marketing No Approved Affailiate Marketing faaiida kale uu leeyahay waxa weeye in aanad u baahany wax approved ah sidda adsense oo kale. affiliate marketing isla markiiba waad bilaabi kartaa. Qaybaha affiliate marketing Affiliate marketing waxa loo qaybiya dhowr qaybood kuwaaso oo kale duwan oo mid waliba uu leeyahay faaiio gaar ah, waxana kamid ah qaybaha affiliate marketing. Per-sale commission Qaybtani waxa weeye in aad commison ku hesho mar walba oo aad macmiilka aad keenta uu iibsado alaabta shirkada aad xayaysiinta u samaynayso. Per-click commission Affiliate marketing qaybtani waxa weeye in aad commission ama khidmad ku hesho mar walba oo aad macmiilka aad keenta uu booqdo website shirkada. Per-lead commission: Qaybtani affiliate marketing waxa weeye in aad khidmad ku hesho mar walba oo aad macmiilka aad keenta uu iska diiwan galiyo, shirkada , muhiinma ahaa in uu alaab iibsado, lkn marba hadduu is diiwan galiyay oo emailkiisa galiyo, qaabkaas ayaad lacag ku helaysaa. Cost-per-impression (CPM) ContenQaybtan affiliate waxa weeye in aad commission ku hesho inta qof ee aragtay xayaysiinta aad shirkada u samaysay. Affiliate commission Payment type Affiliate marketing maadama uu yahay business ku salaysan commission ama khidmad, haddaba waxa jirra habab badan oo ay shirkaduhu ku bixiyaan commission ama khidmada ay ku siinayan waxaana kamid ah kuwan soo socdaa. One time Payment Affiliate marketing qaybta commission ee shirkaduhu bixiyaan waxa kamid ah midka loo yaqaano one time payment, taaso oo ah mar walba oo aad amcmiilka aad keenta uu alaab iibsado waxa aad helaysa lacag ama khidmad taaso oo ah hal mar, tusaale ahaan haddii macmiilkaas muddo badan alaabta iibsado adigo hal mar kaliya ayaad commissionka helaysa. Reccurring Payments Qaybtani waxa weeye in shirkadu ku siiyan khidmad joogta ah, tusaale ahaan haddii aad hal macmiil keento kaaso oo 30% lagugu siinaya , waxa ay u dhigan tahay in bil walba oo macmiilkaasi adeega isticmaalo aad adna helayso khidmadaada. Two-tier affiliate programs Qaybtana waxa weeye in aad mar walba oo aad keento qof rabba in uu sii xayaysiiyo shirkadahaha , mar walba o qofkaasi affiliate marketrs ahi uu shirkadaas lacag u keeno, adna waxa aad helaysaa khidmad kooban Faiida shirkadaha Benefits for merchants Waxa laga yaaba in aad is waydiiso waa maxay sababta ay shirkaduhu affiliate marketing waxaaso kharash ah ugu bixiyaan, maxaase iyaga faaiido ahaan ay ka helayaan?  Waa run lacag badan ayay ku bixinayaan lkn mar walba waxa ay faiido ka helayan waxa mid ah. Helitaanka macmiil Maadama aad macaamiil u keenayso, faiida ay ku qabaan waxa weeye macmiilka aad u keenatay wuxu noqonaya macmiil shirkada ku xidhan oo alaabhod iibsada. Cost-effective Faaiida kale ee shirkaduhu ku qaban affiliate marketing waxa weeye in ay lacagtii ay xayaysiinta ama google ads ay ku bixin lahaayeen ay u baaqato, tusaale ahaan google ads halkii click waxa ay ka qaadayan 0.10 ilaa 1$ lkn marka affiliate la jooga waxa suura gal ah in ay 200$ siiyan qof youtube ah oo ilaa10kun dad ahi ku xidhan yihiin kadibna ay halkaas ka helaan ugu yaraan 1k macmiil Increased brand awareness Faaiida kale ee ay shirkadaha bixya affiliate ku qaban waxa weeye in alaabtoodi ama shirkadoodi gaadho dad badan, kuwaaso oo bari ka maalin wax ka iibsan kara, maadama ay barteen shirkada iyo adeegyada ay bixiso. Shirkadaha bixiya affiliate marketing Waxa jirra boqolaal shirkadood kuwaas oo bixiya affiliate programs, siddo kale waxa jirra labba hab oo aad ku heli karta shirkadaha affiliate marketing bixiyaa, tusaale ahaan shirkad walba gaarkeed ayayu bixisaa affiliate, siddo kale waxa jirra platform ay ku jiraan shirkado badan oo affiliate bixiyaa tusaale ahaan. Amazon Associates CJ Affiliate Rakuten Advertising ShareASale FlexOffers: Digistore 24 ClickBank: Impact PartnerStack Siddee affiliate marketing ku bilaabi Marka aad bilaabayso affiliate marketing waxa jirra habab la raaco iyo qaab la raaco si aad u bilowdo affiliate marketing business. Choose a niche Talaabda koowad awaxa weeye in aad raadiso niche ama mowduuca aad ku fiican tahay tusaale ahaan, health affiliate, fitness, business, hadba kii aad ku fiican tahy raadi. Create website or youtube Marka aad hesho niche aad rabto talaabada xigta waxa weeye in aad samaysto website waliba wordpress website ah, kaaso waxbadan ka caawinayaa Join an affiliate network Raadi shirkadaha bixiya affiliate marketing, adigoo u u eegaya commission ay bixinaya iyo adeega ay bixinayaan. Create valuable content: Diyaari oo qor content tayo leh, haday noqoto video, blog article, ama facebook ama instagram post. ku saabsan affiliate markting aad xayaysiinyso. Promote your affiliate

Ganacsigan 2024 waa in aad Bilowdaa Affiliate Marketing Read More »

Sidee seo tool u shaqeeyaan + Website isticmaala

seo tool

Soo dhawaada dhamaan asxbteen maqaalkan waxa aynu maanta ku baran doona seo tool qaabka loo isticmaalo, sido kale waxa aad ku baran doona website seo tool qaabki aad u isticmaali lahayd iyo faaiidooyinka uu leeyay. Adeega- 1- Keyword Research- seo tool Adeega koowaad ee aad website seol tool aad ka helayso waxa weeye keyword research, keyword resaerch wax weeye raadinta keyword kaaso kaalin muhiin ah ka qaadata marka aad qorayso maqaal ama article ama blog post, sido kale keyword waxa uu goaamiya lacagta aad ka samayn karto siteka Organic Traffic Faaiidooyinka keyword research waxa kamid ah helitaanka keyword traffic badan leh sido kalana high cpc leh sidan oo kale Haddaba si aad u isticmaasho websitekeena oo aad ugu raadiso keyword waxa aad raadi doonta stepkan hoose. Step 1- login and go keyword research Qaybtan marka aad soo gasho waxa aad ka dooran doonta meesha ay ku qoran tahay keywor Research, kadibna click dheh waxa kusoo bixi doona page kale oo cusub. Step 2- Gali keywordkaagi Marka aad page kan joogta qaybta keywordka waxa aad galin doonta keywordka aad rabto tusaale ahaan haddii aad rabto in aad fitnesska maqaal ama aricle ka qorto, waxa aad fitnes galin doonta qaybtaas. Qaybta xigta ee Country ah waxa aad dooran doonta wadanka aad rabto in maqaalkaaga laga akhristo ama target country, intaas marka aad galiso waxa aad qaybta submit dhihi doonta. Step 3- Dooro keywordka cusub Qaybtani waa qaybta ugu muhiinsan sbbto ah waxa aad halkan aad ka helaysa dhamaan warbixinta boqolaal keyword kuwaaso oo ay la socdaan inta traffic ee bil walba raadisa iyo waliba inta high cpc adsense aad ka heli karto. Hadaba waxa si aad u doorato keyword tayo leh waxa aad xooga saarta waa high cpc keyword iyo high volume, keyword labaad isku hela waa keyword fiican oo ku anfacaya. Step 4- Use Your Keyword Marka aad keyowrd aad soo ooratay talaabada xigta waxa weeye in aad keyword isticmaasho oo aad dantii aad lahayd ku isticmaasho, haddii aad u rabtay in article ku diyaariso, haddii aad u rabtay video, iyo haddii aad rabtay in aad si kale Adeega 2- Competition Adeega labaad ee websitekeena aad ka helayso waxa weeye keyword competition, qaybtani waxa weeye in aad ogaato keywordka aad isticmaashy inta kale ee dad isticmalay, aqood websiteka dadka kale ee kula tartamaya. Haddaba si aad u isticmaasho qaybtan waxa muhiin ah in aad raacdo talaabooyinkan soossocda. Step-1- Choose your domain Halkan waxa aad galin doonta domainka aad rabto in aad warbixintiisa hesho, tusaale ahaan aanigu haada waxa aan isticmaalay website google, si tusaale ah lkn adigu waa in aad galisa website ama domainkaaga. Step 2- Gali keywordska iyo dalka Qaybtan waxa aad galin doonta keyword aad rabto in aaad ogaato competitionkiisa iyo dalka aad abto akdibna waxa aad odhan doonta Test Kadibna waxa kusoo bixi doona pagekan oo ay ku jiraan dhamaan warbixintii keywordkii aad galisay sidoo kalana ay la socdaan dhamaan websiteka kale ee tartarkan kugu jira. warbixinta waxa kamid ah kuwan Page Authority (AP) Kani waxa weeye inta google pageka ku kalsoonyahay ama awooda page kamid ah websiteakag marka la hadlaayo dhanka seo da Domain Authority ( DA) Kana waxa weeye inta uu awood leeyahy domainkaaga guud oo ay ku jiraan dhamaan websiteka waana meelaha lagukal dheereeyo amrka la joogo google ranka BACKLINKS Backlinks waxa weeye inta website ee website kugu xidhan tusaale ahaan haddi website kale uu domainka isticmalo ama kugu menation gareeyo waxa loo yaqaana backlinks Adeega 3aad- Check Domain& Page Authority Adeega kale ee aad websitekena ka heli karta waxa weeye in aad ogaato inta google ku kalsoon yahay websiteka ama page , iyo in taad ogaato inta page ama domainka uu awood ku leeyahy dhanka google iyo seoda. Siddee loo isticmaala domain authority Si aad u isticmaasho uguna hubiso awooda domainkaga markka hore soo gal website dooran domainka check authority, kadibna qaybta saree gali domain nameekaga sida ka muuqat sawirka hoose, akdibna dheh submit. kadibna waxa kusoo bixi doona 100% inta uu domainkaaga uu yahay. Adeega 4- Mobile Support Test Adeega kale ee aad websitekena ka halaysa waxa weeye adeeg aloo yaqaano mobile support test, kaaso ah in aad galiso domainka ama website si aad u hubiso in websitekaga dadka mobilada isticmaala ay si fudud ku isticmaali karaan. Sidee loo isticmaala adeegan Haddaba si aad addeegan u isticmaasho waxa aad galin doonta websitelinkiga kadibna waxa aad odhan doonta submit, wuxu kusoo saari doona inwebsite yahay mid mobile lagu isticmaali karo iyo in kale. Adeega 5- Site map Adeegan waxa aad ku ogaan doonta in website uu leeyahy sitemap sido kalana waxa aad ku ogaan doonta inta sitemap ee websitekaagu leeyaya. si aad u isticmaasho kaliya kaliya domain ama linkiga websitekaag kadibna dheh submit, waxa kusoo bixi doona warbixinta webssitekaaga.

Sidee seo tool u shaqeeyaan + Website isticmaala Read More »

Sidee Lagu Helaa adsense safe traffic 2023

adsense safe traffic

Maqaalkan waxa aynu kusoo koobi doona adsense safe traffic sida loo hello, haddii aad leedahay website ama blogger ama online store waxa aad u baahan tahay waa in aad hesha adsense safe traffic. Marka laga hadlayo adsense safe traffic waxa loo qaybiiya 4 qaybood [ organic, social media, free organic, paid organic]  kuwaas oo aynu maqaalkan maanta ku baran doona step by step. 1- Organic – adsense safe traffic Marka laga hadlaayo adsense safe traffic  qaybta ugu muhiinsan waxa weeye organic traffic. Hadaba waa maxay organic traffic? organic traffic waxa weeye in website dadku kasoo booqdaan dhanka google search, iyago oo isticmaalay keywords. Haddaba orgaic traffic waxa loo qaybiya laba qaybood, kuwaas oo muhiin ah in aad kala fahanto. Free Organic Traffic Qaybtani waxa weeye in aad si free ah uga hesho google traffic, taaso ah marka qofku ku qoro keyword in website kasoo muuqdo. Si aad free organic u hesho waxa aad u baahan tahay in website aad ka dhisto dhanka seo Paid google traffic Qaybtani waxa weeye in aad google lacag siiso si uu website kugu xagaysiiyo oo aad google traffic uga hesho. 2- Social Media – adsense safe traffic Habka labaad ee lagu hello adsense safe traffic waxa weeye social media traffic, tusaale ahaan dhanka facebook, tiktokda iyo youtubeka. Haddab social media traffic siddo kalana waxa loo qaybiya laba qaybood kuwaas oo ah sidan soo socda. Free social media Traffic Qaybatani waxa weeye in aad si free ah aad traffic uga hesho dhanka social media sidda facebook. youtube, tiktokda, adiga oo account ka furanaya sida caadiga ah Paid social media traffic Qaybtani waxa weeye in aad lacag ku bixiso sida facebook, tiktoka ads, instagram iyo youtube kadibna aad halkas ka hesho traffic iib ah. Meelaha kale – adsense safe traffic Qaybaha hore aynu soo sheegnay waa meelaha ugu caansan ee laga hello adsense safe traffic, laakin waxa jirra meelo ama platform kale oo badan kuwaas oo iyana laga hello free , paid and organic traffic , waxana ka mid ah kuwan hoose. Pinterest pinterest waa website 50% in kabadan ay isticmaal maraykanka, waana sida facebook oo kale waxa aad soo galin karta post ama video. Quora Waa website dadku ku waydiiyan suaalo, kadibna ay ka helaan jawaabaha suaalahoodi. Medium Medium waa website sidda bloggerka oo kale lkn ka fiican, waxa aad ku qori karta article kuwaas oo kasoo muuqan kara dhanka google. Forum traffic Forum waxa weeye madalalo dadku suaalo iyo warbixin isku waydiiyan, waxa jirra boqolal forum ama community, hlkaas aad ka heli karto traffic. Si aad u hesho adsense safe traffic gaar ahaan platformk aan soo sheegay waxa muhiin ah in aad dadka wax value ama macno leh aad la wadaagto, iska ilaali in aad link ku share garayso adigo wax value ah kuso kordhin dadka. Mar walba oo aad value ama wax fiican kusoo gudbiso dadku iyagaba linkiga ku dhufana sidaana ku tagaya website.

Sidee Lagu Helaa adsense safe traffic 2023 Read More »

Low value conte sidee loo xaliya google ads

google ads

Soo dhawaad asxaabteena maqaalkan maanta waxa aynu kaga hadli doona arin marar badan dhalinyarada kussoo noqonoqtay sido kalana google ads dhib ka haysto taaso  ah low value content , waxa aan halkan idinkula wadaagi doona ilaa 10 sabab oo keelan arintan Waa maxay low value content google ads Low value content waxa weeye marka google uu website u arko in aan wax faaiido ah kuso kordhinayn dadka akhrisan doona, taas ayaa loo yaqaana law value content , waxa keena sababo badan oo ka mid yihiin  1- Website design – google ads Aarinta ugu horaysa ee google ads aa kala kulmi karto low value content waxa weeye in website aanu u diyaarsanyn ama designka websitekaagu aanu ahayn mid u diyaarsan xayaysiinta ama themes aad isticmaashay ay tahay mid aan adsense friendy ahayn. Haddi aad tahay wordpress themes ugu fiican sido kalana freega ah waxa kamid ah themes astra , wp aceason iyo thems newska ah. 2- Bost Plagraisom google ads arinta labaad ee keenta  google ads low value content waxa weeye warinta loo yaqaano plagraisom taaso  ah in aad aricles aay ku jiraan ama aad kasoo copygarys website kale ama qofk kale maqaal uu qoray in aad soo copy garays. Waxa muhiin ah in aad website articles aad soo galinysaa ay yihiin kuwa aad adigu isleedahy oo original ah. Waxa jirra website aad ku hubin karto in articles aan lahayd waxa copyrigh ama plagraisom waxan kamid ah kan https://plagiarismdetector.net/ 3- Think content – google ads Qodabka xigga waxa weeye waxa loo yaqaano thin content ama in maqaalkaagu uu kooban yay uuna ka yar yahay 1k words ama kun kalmadood, waxa muhiin ah in aad article ka dhigto ugu yaraan kun kalmadood. waxa aad ku hubin karta website https://wordcounter.net/ 4- Add Video – google ads Arinta xigtaa waxa weeye in aad in aad website ama articles aany ku jirin wax video ah, sida darteed waa muhiin in aricles aad kudhex darta video waliba kuwaas oo ku saabsan isla articles ay ku jiraan. 5- Internal & External links google ads Arinta xigta waxa weeye internal links and external links waa in ay ku jiraan websiteka, maxay yihiin internal and external links? internal links waxa weeye in aad aricles aad ku dhex darto linkiga articles kale oo isla websitekaaga ah,  External links waxa weeye in aad websitekag ku dhex darto links websiteka kale  Tusaale aad aad maqaal ka qorayso cafimaadka waa in aad link website shirkada waaweyn aad ku dhex dartaa. 6- custom domain- google ads Arinta xigta waxa weeye in aad website uu leeyahy custom domain , waa maxay custom domain ? custom domain ama domain name waxa weeye domain link adiga ku gaar tusaale ahaan lacagsamecom waxa weeye our custom domain. Sido kale waxa jira waxa loo yaqaano subddomian? waa maxay subdomain ? subdomain waxa weeye domain isagu ku gaar ah lkn aan ahayndomainka guud tusaale ahaan seo.lacagsame.com waa subdomainka halka domainkenu yahay lacagsame. 7- Ai content post- Google ads Arinta xigta waxa weeye faaiida iyo dhibka ay leedahay ai content generator. sida aynu wadda ognahy hadda waxa soo baxday ai sida chatgpt, google bard, kuwaas oo si fudud kugu sahlaya in aad article qorto, taaso oo arin fiican ah. Laakin waxa aad u baahan tahay marka aad articles ay ku qoraan in aad edit ku samayso oo aad wixi khaldan iyo meelah aan saxda ahayn aad edit ku samayso. Waxa aad articles ku qoran kata website lacagsame.com/blogger marka aad articles aad diyaarsto waa in aad iska hubiso sido kalana wixi aqoontada ha ku kordhisaa articles ai ku qortoy. 8- Bad navigation – google ads Arinta xigta waxa weeye in websitekaagu aanu lahay good navigation, haddi aad website leeyay bad navigation oo akhristuhu aanu si fudud ku heli karin articles iyadun waa dhib. Good navigation waxa weeye in website lahaado categories tusaale ahaan fitnes sido kale waa in fitness toos tagaan ugu yaraan 3 categoires. 9- low readability- Google ads Haddi maqaalada websitekaagu aany ahayn kuwo si fudud ama qaab qurux badan oo qoray oo isku dhex yaacsan iyadna waxa kugu keenatysalow value content adsense . sida darteed waa in maqaalkaagu yay mid si fiican loo qoray. 10 – Grammar error- Google ads Arinta xigta waxa weeye in aad iska hubiso in articles uu yahay mid dhanka grammarka sax ka ah oo an wax khaladaad ahayn aany ku jirin. waxa aad isticmaali karta website ai ah ee freega aha si aad iskaga saxdo grammarka khaladaadkaga. https://quillbot.com/ 11- Site branding – google ads Arinta xigta waxa weeye in aad website uu yahaymid leh branding u gaar ah kaaso oolagaga garto website kale , tusaale ahaan logo kugu gaar ah , colr kug gaar ah iyo design ku gaar ah, si guud waa in website leeyay branding u gaara 12- Original images- google ads Arinta xigta waxa weeye in website ama aricles aad kusoo gudbiso images original, sid aaynu wada ognahy waxa aynu wada isticmaala website freega ah sida pexels, pixaby, inkasto kuwaaso free yihin haddan uniuqe ma ah, sababto ah waxa isticmaalaya boqalal qof, sida dareed waa in aad image aad kaso downlaod garyasta website free ah aad edit ku samayso adig isticmaalya canva sido oo kale  13- Niche gaara – google ads Arinta xigta waxa weeye in aad doorato niche ku gaar ah sido kala nicheka aad hoos ugu sii daadagto, tusaale haddii aad doorato social media niche waa in aad sii kala doorata tusaale yotube, facebook, or tiktok. Mar walba oo aad si doorato niche gaar ah waa mar walba oo aad si fiican ugu helayso google ads ama google adsense approved. 14- Site speed- Google ads Arinta xigta waxa weeye in aad hubiso in website speedkiisu aad u dheerayno waayo mar walba oo speedka websitekgu dheerayna waa mar walba oo si fudu ku heli karto google ads apprved, halkan ka hubi website sppedkiisa https://pagespeed.web.dev/ 15- High Quality Keywords-google ads Arinta xigta waxa weeye in aad website ama articles aad kusoo gudbiso high qualityn keywords, kuwaaso oo ka caawinaya in aad hesho views badan sido kalana aad dhanka adsnse lacag badan ka samayso. waxa

Low value conte sidee loo xaliya google ads Read More »

Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top