Sidee loo bilaaba blogging lacag adsense looga sameeya -
Sidde loo bilaaba Blogging iyo adsense

Sidee loo bilaaba blogging lacag adsense looga sameeya

Maqaalkan waxa aan idinkula wadaagi doona qaabka loo bilaabo blogging iyo hababka aad lacag adsense ugu samayn lahayd adigoo jooga dalkii hooyo.

1: Waa maxay blogging?

Blogging waa madal aad kusoo gudbi karto maqaalada sida articles, kuwaas oo aad ka qori kartid nooc walba oo niche ama mowduuah.

Yaa isticmaali kara blogging?

Blogginka waxa isticmaali kara qo walba oo rabba in uu noqdo blogger, kuma xidhna meesha aad joogta iyo dalka aad joogta blogger wuu noqon karaa qof walba

Waa maxay blogger iyo blog?

Waxa jiraa dad badan oo isku khalda labada kalmadood ee kala ah blogger iyo blog. hadda haddii aynu ku horayna blogger waa website free ah oo ay bixiyaan shirkada google kaaso oo aad ku qoran karto maqaalo.

blogging

Kalmada kle ee ah blog waa magaca loo yaqaana qof isticmaalya ama adeegsada blogginka , tusaale ahaan youtuber waa qof  youtuber ah oo youtuber maqaalo kusoo gudbiya, halka youtubekuna yay meesho ama platformkiii uu kusoo gudbinyay videoska.

Sida si la mid ah blog waa  magac blogging platformka wuxu noqon karaa google blogger , wordpress blog, shopify blog, wixi blog ama shirkad walba oo bixisa adeega blogging ah

Maxa layga baahan yay si aan bloggin u noqdo.

Si aad ugu soo biirto blogging waxa aad u baahan tahy ama talaabada koowaad waxa weeye in aad leedahay domain name, iyo hosting website.

2: Waa maxay domain name iyo hosting

blogging

Domain name waa magac aad u bixin doonta website kaas oo aan cid kale isticmaali doon , tusaale ahaan facebook.com youtube.com, lacagsame.com

Waxa jiraa shirkado badan oo bixiya adeegyada domainka shirkadahaas waxa ka mid ah namecheap, bluehost, fastcomet iyo qaar kale oo badan.

Hosting waxa weeye meesha lagu kaydin doona dhamaan warbixita iyo files websitekaas sida sawirada iyo dhamaan warbixita website.

Qiimaha domainka iyo hostingka

blogging

Haddaba domainka iyo hosting maada ay bixiyan shirkado badan sida darteed shirkad walba waxa ay leedahay qimo u gaar ah, shirkada ugu jaban waxa weeye namecheap taaso aad domainka iyo hostingka aad ku helayso sanadkii lacag gaadhaysa 35$ siddo kale sanadka labada waxa weeye ilaa 44$ iyo qiimaha dominka. 

Halka shirkadah kale ay qiimhaoodu u yahy sanadka kooaad 35$ laakiin sanadka labaad qiimahaoody waa qaali ilaa 100$.

Step 3: Choose a Niche dooro mowduuc

Talaabda xigta waxa weeye in aad doorato mowduuca ama niche aad ku fiican tahay, qof walba wuxu leeyay ama yaqaana mowduuca uu ku fiican tusaale ahaan business niche, fitness niche, cooking, news, football. hadab kii aad adigu ku fiican tahy oo aad warbixin iyo maqaal ka qori karto ayaa muhiin ah in aad doorato.

Step 4: Select a Blogging Platform

blogging

Talaabada xigta waxa weeye in aad doorato website platformkii aad ku dhisi lahayd, tusaale ahaan wordpress ama blogger ama wix ama shopifay. lkn ka ugu fiican dhanka bloggingka iyo waliba qiimaha waa wordpresska gaar ahaan namecheap shared hosting .

Step 5: Design Your Blog

Talaabada xigta waxa weeye ina ad website design ku samayn waliba design fiican oo tayo leh, haddii aad u baahato in lagu dhiso waad nala soo xidhiidhi karta numberk whatsappkeena ayaad nagala soo xidhiidh karta

Step 6: Create High-Quality Content

Talaabada xigta waxa weeye in aad diyaariso maqaalo tayo fiican leh oo ilaa 10 ilaa 30 articles ah ka hor inta aanad dalban adsense, articles waliba waa in ka koobnaada ugu yaraan 1000 word halkii articles, sido kale waa in aad soo galisa internal link, external links, images, videos.

Step 7: Promote Your Blog

Talabda xigta waxa weeye in aad websitekag marketing u samayso si aad u hesho traffic ama views, hababka lagu helo tarffic waxa kamid organic tarffic  from google adigoo isticmaalya keyowrds fiican. haddii aad u baahan tahy keywords halkan hoose ayaad ka heli karta unlimited keywords

Step 8: Monetize Your Blog/ lacag ka samee

Talaabada xigta waxa weeye sidee lacag looga sameeya blogging website, waxa jira habab abdan oo aad lacag uga samayn karto websitekaaga

  • Google ads

    waxa weeye in aad website ku furato xayaysiinta google

  • Affiliate marketing

    Waxa weeye in aad websitekaaga ku dhex xayaysiiso alaabah shirkadah kale

  • E-commerce

    Waa in aad ku dhex iibisa ku dhex gadda products aad adigu leedahay

Step 9: AdSense Requirements for Bloggers

Hadda inta aand bilabin website in aad adsense u dalbato waa in aad buuxisa shuruudaha adsesne kuwas oo kala aha sidan

Gabbogabo

Haddii aad raacdo dhamaan talaabooyinka waa hubaal in aad website heli karo google adsense aapporved. sido kale xasuusnow in website ugu yaraan uu online ahaa 2 months ilaa 6 months.

Haddaba qaabkaas fudud ayaad ku noqon karnaa blogger  adiga oo jooga dalkiina aad lacag ugag samayn kartaa onlineka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *


Welcome to [Lacagsame], your ultimate destination for insightful articles spanning the realms of finance, nature, technology, sports, and digital marketing.

Company

Privacy Policy

Terms and conditions

Disclaimer

Contact

Fell free to contact us anytime

© 2023 Created with lacagsame.com

Scroll to Top